Home » Archives by category » Important News (Page 183)

Maxaa kaaga baxay Qormadii Yusuf Garaad Qabyaalad-diid mise Qabiil-u-dood (Falanqayn)

Comments Off on Maxaa kaaga baxay Qormadii Yusuf Garaad Qabyaalad-diid mise Qabiil-u-dood (Falanqayn)

Yusuf Garaad wuxuu kasoo shaqeeyay muddo aad u dheer laanta BBC-Somali. Waxay kasoo wada shaqeeyay rag baddan oo Soomaaliya, waxaana ay Soomaalidii badnayd ee dhegeysan jirtay Laanta Afsoomaaligaa ee BBC ay kala cabirikaar wariyayaashaas iyo mid kasta sidii uu u dhaqmay intii uu hayay Goob loogu adeeggo Saxaafadda Umadda Soomaaliyeed meel ay joogaanba. Wareiye Cabdisalaan […]

Continue reading …

Boqor Buurmadow oo ka dhawaajiyay dhibkii ay usoo mareen markii ay Kursiga Siilaanyo la raadinayeen

Comments Off on Boqor Buurmadow oo ka dhawaajiyay dhibkii ay usoo mareen markii ay Kursiga Siilaanyo la raadinayeen

Boqor Buurmadow Suldaanka Guud ee Baasha Habarjeclo, isla markaana ah ragga ugu culus inta Afsoomaaliga ku hadasha oo ah Isim Maqrib Mashriqba aad looga qaymeeyo xigmadiisa ayaa ka dhawaajiyay hadal xaqiiqda ka hadlaya marka laga hadlayo waaqiciga dhabtaa ee ay Maanta Soomaali ku sugantahay. Boqor Buurmadow ayaa si daacadda uga sheekeeyay Xiligii ay Beesha Habarjeclo […]

Continue reading …

The Nexus between Somaliland and Al-Shabaab Written By Swedish Investigative Journalists Peter Wolfson & Greta Backstrom Many accounts misapprehend the nature of the relationship between Somaliland and al-Shabaab. The relationship, in fact, goes far beyond contact and coexistence, with significant financial assistance by Somaliland’s Ministry of Interior and Intelligence Agency providing the bulk of al-Shabaab’s […]

Continue reading …

Socdaalka Lataliyaha DQPF Lataliyaha Dalladda Qurbajoogta Puntland ee Finland [DQPF], Inj. Haashin Xaaji Axmed Xirsi, isla markaana ah ganacsade shirkad dalka Turkiga ku leh, ayaa beryahan socdaal hawleed ku jooga caasimadda Dawladda Puntland, Garoowe. Mudane Haashin Xaaji ayaa maanta booqasho salaan iyo xogwaraysi ugu tagay Islaan Ciise Islaan Maxamed oo ka mid ah isimmada soojireenka […]

Continue reading …

Daawo Michael Keating oo Taageeray 4.5 iyo warbixin cadayn sida macdanta Soomaaliya loo dhacayo iyo in Ruush iyo China xitaa la laaluushay

Comments Off on Daawo Michael Keating oo Taageeray 4.5 iyo warbixin cadayn sida macdanta Soomaaliya loo dhacayo iyo in Ruush iyo China xitaa la laaluushay

Michael Keating ayaa markii uu Bulshada Puntland la kulmay ay dhamaantood u muujiyeen sida ay u diidanyihiin 4.5, laakiin Michael Keating ayaa markii uu Baydhaba tagey ku dhawaaqay in uu Taageerayo nidaamkii 4.5 ee ay awalba Beesha Caalamku wadatay. Halkaan ka dhegayso. Falanaqayn kooban. Waxaad mooddaa in uu Micheal Keating meel fiican ku hubsaday xaaladda […]

Continue reading …

Maxaa kaaga baxay waraysigii Galaydh ee radio Daljir (Falanqayn kooban)

Comments Off on Maxaa kaaga baxay waraysigii Galaydh ee radio Daljir (Falanqayn kooban)

Bini aadanku waxay wax iska dhiciyaan oo is difacaan marka ay midaysan yihiin, waxa ay horumar gaaraan marka ay midaysanyihiin. Dhulka Soomaalida cidii xukuntaaba waa dhul Soomaaliyeed laakiin waxaa ugu xun ruuxa umad dhan khiyaameeya oo isqariya oo aan runta ka sheegin waxa asalkaa ee uu damacsanyahay waayo umad dhan buu halaajinayaa. Intii ay dagaalada […]

Continue reading …

SIR KU SAABSAN KHAYRAADKA SOOMALIYA IYO WARAYSI CABDISALAAN XAAJI ISMAACIIL

Comments Off on SIR KU SAABSAN KHAYRAADKA SOOMALIYA IYO WARAYSI CABDISALAAN XAAJI ISMAACIIL
Continue reading …

Soomaali Baan Ahay Waqtiyada socdaalka ah Xilliyada bal suuree Soojire haddaad tahay Sadarrada dib ugu noqo Soomaali waa kuma? Sinnaantaan la magac ahay San-ku-neefle ma oggoli Inuu iga sarreeyn karo Anna garasho sogordahan Sooryo ruux ugama dhigo, Soomaali baan ahay. Ninna madax salaax iyo Kama yeelo seetada Sasabo ma qaayibo Sirta waxaan idhaahdaa: ”Saab aan […]

Continue reading …

August.10 (Jowhar) –Somalia waxay u gacan gashay Soma Oil and Gas, mantana waxay ku socotaa haddii aan laga gaarin Congo oo yeeshay Cecil John Rhodes iyo Boqorkii Belguin oo iska yeeshay Congo. A. Cecil John Rhodes oo ahaa arday dhiganayey Oxford University wuxuu ku qabsaday dhulka Zimbabwi iyo Malaawi, uuna u bixiyey his last name, […]

Continue reading …

Garaad Cabdulaahi Cali Ciid: Michael Keating ha is Casilo (Dhegeyso)

Comments Off on Garaad Cabdulaahi Cali Ciid: Michael Keating ha is Casilo (Dhegeyso)

Garaad Cabdulaahi Cali Ciid: Michael Keating ha is Casilo (Dhegeyso) Hoos ka dhegeyso Garaadka oo waraysi siiyay Radio Daljir.

Continue reading …