Home » Archives by category » Important News (Page 195)

Kooxaha wahaabiyiinta ayaa Soomaaliya burburkeeda qaybta ugu wayn ka qaatay Halkaanka akhri maqaal Doorka ay Saudi Arabia ku lahayd burburkii soomaaliya ma lagaaray xiligii ilgooniya lagu eeggi lahaa (Falanqayn Kooban) Hadaba waan ku boogaadinaynaa Madaxwayne Gaas in uu ka qaybgalo Xuska Mawliidka. Daawo

Continue reading …

Prof Joseph-stalin-ka Puntland oo maalmahaan magacaabay Agaasimayaal iyo Gudoomiye

Comments Off on Prof Joseph-stalin-ka Puntland oo maalmahaan magacaabay Agaasimayaal iyo Gudoomiye

Waxaan maalmahaan ku faafinaynay warbaahinta Puntlandobserver in Soomaalidii meel walba ay jooggaan deegaanadooda lagu maamulu nidaamkii aduunka ugu diktaatoorsanaa ee uu Siyaad Barre kasoo maanguuriyay Diktaatoorkii Russia Joseph-stalin, si aad arrinkaas si fiican ugu fahanto akhri maqaalkan Xukun Boobka Madaxda Soomaalida iyo doorka ay ku leedahay in aan dib loo hanan Qaran Soomaaliyeed iyo Hanaan […]

Continue reading …

Siillaanyo oo isku dhaandhayn ku sameeyay GUDDOMIYAASHA GOBOLADA, AGAASIMayaasha (Akhri maqaalkii Xukunboobka)

Comments Off on Siillaanyo oo isku dhaandhayn ku sameeyay GUDDOMIYAASHA GOBOLADA, AGAASIMayaasha (Akhri maqaalkii Xukunboobka)

Warbaahinta Puntlandobserver ayaan baryahaan ku baahinaynay in Deegaanada Soomaaliya madaxda ka arrimiya ay ku maamulaan deegaanada Soomaalida nidaamkii Siyaad Barre uu ka soo koobiyeeyay Diktaatoorkii aduunka ugu diktaatoorsanaa Joseph-stalin Halkaan dib uga akhri maqaalkii Xukun Boobka Madaxda Soomaalida iyo doorka ay ku leedahay in aan dib loo hanan Qaran Soomaaliyeed iyo Hanaan maamul wanaag (Qaybta […]

Continue reading …

CHINA BUILDS FIRST MILITARY BASE ABROAD (djibouti) video

Comments Off on CHINA BUILDS FIRST MILITARY BASE ABROAD (djibouti) video
Continue reading …

Ethiopia and Chiness Ties (Growing Together) 2015 (video)

Comments Off on Ethiopia and Chiness Ties (Growing Together) 2015 (video)
Continue reading …

Dr Daahir Mire Jibriil: haddii Soomaaliya Dawlad wanaagsan rabaan hasoo xuleen Xildhibaano wadaniyiina oo aan laaluush qaadanayn (Dhegeyso)

Comments Off on Dr Daahir Mire Jibriil: haddii Soomaaliya Dawlad wanaagsan rabaan hasoo xuleen Xildhibaano wadaniyiina oo aan laaluush qaadanayn (Dhegeyso)

Dr Daahir Mire Jibriil: haddii Soomaaliya Dawlad wanaagsan rabaan hasoo xuleen Xildhibaano wadaniyiina oo aan laaluush qaadanayn (Dhegeyso)

Continue reading …

Dr. Abdi Gele – Musharaxa Madaxwaynaha Somalia 2016( waxaan ahay cilmi baare haysta PHD)

Comments Off on Dr. Abdi Gele – Musharaxa Madaxwaynaha Somalia 2016( waxaan ahay cilmi baare haysta PHD)

Dalka soomaaliya hadaan wax yar dib u jaleecno taariikhdiisa, waa dal qadiim ah dadkiisuna uu yahay dad caan ku ahaa arima farabadan oo dunidu qiimayso.Soomaalidu waxay ahaan jireen geesiyaal, waxay ahaan jireen run sheegayaal, deeqsiyaal,waxay lahaayeen han qab iyo xarago badnaan.marti soorayaal, ilaaliya xuquuqda caruurta,dumarka,waayeelka,oo ay u yaqaanaan BIRI MAGAYDO. Soomaalidu waxay ahaayeen dad diinta […]

Continue reading …

Daawo Daahir Calasow oo ku heesaya heesta kooxda Mahuraan Band Gaalkacyo 4.5 qaadanmayno

Comments Off on Daawo Daahir Calasow oo ku heesaya heesta kooxda Mahuraan Band Gaalkacyo 4.5 qaadanmayno
Continue reading …

Dhamaan dalalka ay ka taliyaan Xukuumadaha ku salaysan eexda iyo Diktaatooriyadda ayaa waxaa hallis ah in wixii boqolaalka sano laso dhisayay in ay maalin ku burburaan. Dalka Itoobiya ayaa hadda dhaqaalihiisu aad kor ugu soo kacay, waxaana la saadaaliyaa in Ethiopia ay samaynayso horumar aad u baaxad wayn oo dhan walba ah, waxaase ay khatartu […]

Continue reading …

Mogadishu in 1331 Ibnu Battutu (The food of these people is rice cooked with butter, served on a large wooden dish. With it they serve side-dishes, stews of chicken, meat, fish, and vegetables. They cook unripe bananas in fresh milk, and serve them as a sauce. They put curdled milk in another vessel with peppercorns, vinegar, and saffron, green ginger and mangoes, which look like apples but have a nut inside. Ripe mangoes are very sweet and are eaten like fruit; but unripe mangoes are as acid as lemons, and are cooked in vinegar. When the Mogadishu people have taken a mouthful of rice)

Comments Off on Mogadishu in 1331 Ibnu Battutu (The food of these people is rice cooked with butter, served on a large wooden dish. With it they serve side-dishes, stews of chicken, meat, fish, and vegetables. They cook unripe bananas in fresh milk, and serve them as a sauce. They put curdled milk in another vessel with peppercorns, vinegar, and saffron, green ginger and mangoes, which look like apples but have a nut inside. Ripe mangoes are very sweet and are eaten like fruit; but unripe mangoes are as acid as lemons, and are cooked in vinegar. When the Mogadishu people have taken a mouthful of rice)

In 1325, the young lawyer Ibn Battuta set out from his home in Morocco on a pilgrimage to Mecca. A love for travel was born in him along the way. Battuta’s travels eventually took him through Africa, Southwest Asia, and all the way to China, about 75,000 miles, and lasted three decades. In the following […]

Continue reading …