Home » Archives by category » Important News (Page 193)

Gobollada & Degmooyinka Soomaaliya (1960-1969) (1969-1991) By Osman Dhiblaawe Dalka Journal, wuxuu idiin soo bandhigayaa qaab dhismeedkii gobollada iyo Degmooyinka Dalka Soomaaliya si aad wax badan uga ogaataan ugana faa’iideysataan siday u dhisnaayeen iyo weliba sida ay hadda u dhisan yihiin. Halkaan ka eeg maapka Degmooyinka Soomaaliya Qaab-dhismeedkii Gobollada & Degmooyinka Soomaaliya (1960-1969) A-Gobolka Hargeysa […]

Continue reading …

Mogadishu: Relocation of Somalia’s Capital City – The Broken Heart of Somalia. The decline, decay and devastation in Mogadishu together with the fear, brutality and loss suffered by the urban population of the city is a wound that has been festering for over two decades. By Cusmaan Cumar:cusmaancumar@gmail.com Mogadishu (Xamar) used to be a mosaic […]

Continue reading …

Soomaali wada siman baan doonaynaa Axmed Naaji iyo heesta wacyigalinta sanadka 2016 (Daawo)

Comments Off on Soomaali wada siman baan doonaynaa Axmed Naaji iyo heesta wacyigalinta sanadka 2016 (Daawo)

Fanaanka Wadanigaa ee caankaa Axmed Naaji Sacad iyo kooxda Qayla dhaan ayaa sanadka cusub 2016 soo bandhigay hees cajiiba oo ay ugu magac dareen Soomaali Siman baan doonaynaa. Siman wada siman Soomaali wada siman baan doonaynaayoo Cidna kala sarayn baan doonaynaayee Sidi hore aynu ahaynee Soomaali gidi wada simanoo Saadir eebow ku barinayee Sacabadaan ku […]

Continue reading …

Madaxwayne Gaas: Sanadka 2016 insha allaah wuxuu noo noqonayaa sanadka Dawlad Wanaagga (Dhegeyso)

Comments Off on Madaxwayne Gaas: Sanadka 2016 insha allaah wuxuu noo noqonayaa sanadka Dawlad Wanaagga (Dhegeyso)

Madaxwaynaha Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas oo u hambalyeeyay shacab waynaha Soomaalida, ayaa sheegay in uu rajaynayo in sanadda 2016 ay doonayaan in xukuumadda Puntland ay doonayso in Jiilasha soo socda hadda aas aas wanaagsan loo sii sameeyo oo u kow yahay Hanaan Cadaalad iyo Dawlad wanaag ku dhisan Dhegeyso

Continue reading …

Waxaa baryahan gayiga Soomaalida looga doodaa hiigsiga 2016 iyo in hanaanka doorashada lagu galo habka degmooyinka ama 4.5. Hadaba waxaa jira siyaasiyiin fara badan oo ku dooda in xukuumaddii Siyaad Barre ay Beesha Daarood Degmooyin farabadan oo ayna xaq u lahayn u magacaabay. Hadaba bal halkaan ka eeg shaxda Degmooyinka oo Map ah https://upload.wikimedia.org/wikipedia/commons/4/47/Somali_land_2007_05_18.png Hadaad […]

Continue reading …

Aduunka maanta waxaa ugu caqli liita ruuxii qori waxku raadiya, waxaana aan uga digaynaa shacabka walaalahaa ee reer Bakool ee waligood dariska ahaa, darisna ahaan doona in aynan nabadooda marna isaga khamaarin, oo ay cidwalba ka diidaan in ay dadkooda dagaal u horseedaan, waxaanan ka xunahay websaydyada qoraya Ciidamaa xaga ka duulaya iyo kuwaa xageer […]

Continue reading …

Taariikhyahan Dr Dahir Mire oo Soomaalida u sharaxaya hanaanka Caucus Daawo

Comments Off on Taariikhyahan Dr Dahir Mire oo Soomaalida u sharaxaya hanaanka Caucus Daawo
Continue reading …

SOMALI ELECTION 2016: CONCEPT NOTE: HYBRID ELECTION PROCESS. By Dahir Jibreel, Ph.D. February 14, 2015 Source :http://www.wardheernews.com/somalia-election-2016-concept-note-hybrid-election-process/ Somalia emerged from a political transition in September of 2012 to become a fully recognized sovereign country again. At last, the hope of the Somali people and the International Community was raised the fact that the nation is […]

Continue reading …

Shariif Sakiin ayaa noqday Hogaamiyhii ugu cadaaladda xumaa hogaamiyayaasha Soomaaliya soomaray marka la eego sida uu wax ugu qaybshay beelaha Soomaalida ah ee degan sadexda Gobol ee KoonfurGaleed. Xubnaha Xildhibaanada ayaa iskudar ahaaa 145. Sidatan ayay Shariif iyo Kooxdiisu u qaybsheen Daarood 4 Hawiye 20 Dir 14 Mirifle 67 Digil 34 Shanaan .5 6 Iskudar […]

Continue reading …

Muuse Ismaaciil Qalinle Waan kuu Waramayaa waaheest P/O idiin soo xushay maanta

Comments Off on Muuse Ismaaciil Qalinle Waan kuu Waramayaa waaheest P/O idiin soo xushay maanta
Continue reading …