Home » Archives by category » Important News (Page 196)

Daawo Filim ka hadlaya Boqortooyadii Khush iyo Qorm ka hadlaysa Taariikhdii Kush Kingdom

Comments Off on Daawo Filim ka hadlaya Boqortooyadii Khush iyo Qorm ka hadlaysa Taariikhdii Kush Kingdom

Maxaad kataqaanaa Boqortooyadii Kushitiga (kush Kingdom, Kush impire) Soomaaliduse ma Kushitic baa asalkoodu?

Continue reading …

Minneapolis:Cabdi Warsame oo Soomaalida u sharaxaya Miisaaniyadda minneapolis iyo sida Demoqraadiyaddu ay qofwalba xuquuqdiisa u siinayso iyo codkiisa

Comments Off on Minneapolis:Cabdi Warsame oo Soomaalida u sharaxaya Miisaaniyadda minneapolis iyo sida Demoqraadiyaddu ay qofwalba xuquuqdiisa u siinayso iyo codkiisa

Cabdi Warsame waa tusaale wanaagsan oo loo baahanyahay in ay Soomaalidu ku cibro qaataan. Cabdi Warsame oo kamid ah 13 ruux ee ugu awoodda badan magaalada minneapolis, ayaa dalka maraykanka wuxuu joogaa sanooyin aan badnayn hadana mudo yar dabadeed kamid noqday 13 ruux ee ugu awoodda badan magaalada qaaradda ameerika ugu qanisan ee minneapolis. Soomaalida […]

Continue reading …

Federaalka oo kala wareegeysa maamulada khayraadka

Comments Off on Federaalka oo kala wareegeysa maamulada khayraadka

– Magaalada Muqdishu ayaa waxaa ka socday bilihii la soo dhaafey shirar lagaga hadlayo sidii dowlada Somalia ula wareegi laheyd awooda maamulista khayraadka [ Shidaalka, macdanta] ku jira degaanada hoos taga maamulada ka tirsan Federaalka. Kulamadaan oo soo marey heerar kala duwan ayaa wararka warsidaha Garowe Online helayo sheegayaan in shirkadaha baara shidaalka ku xireen […]

Continue reading …

Fadeexad: Shirkadaha Genel iyo DNO oo raba in ay Xoog ku baartaan shidaalka deegaanada Daaroodka oo lugta la galay Taajiriinta Rothschild

Comments Off on Fadeexad: Shirkadaha Genel iyo DNO oo raba in ay Xoog ku baartaan shidaalka deegaanada Daaroodka oo lugta la galay Taajiriinta Rothschild

Familka Rothschild ayaa waxaa la sheegaa in haystaan lacag lagu qiyaasay 500 oo million oo million oo dollar ama 500 trillion halkaan ka eeg. Laakiin nasiib daro bini-aadamko damac xumadooda ruuxa waxaas oo lacaga Illaahay siiyay hadana wali wuxuu rabaa in uu dhaco oo baado dadka aduunka ugu fakhrisan ee Soomaalidaa oo waliba dagaal sokeeye […]

Continue reading …

Shacabka Xudun oo ka mudaaharaaday shirkadda DNO: in khayraadkeena la dhaco dhimashaan ka xignaa (Daawo)

Comments Off on Shacabka Xudun oo ka mudaaharaaday shirkadda DNO: in khayraadkeena la dhaco dhimashaan ka xignaa (Daawo)

Waxaa isa soo taraya shirkado Maafiya ah oo hadda si bareera u dhacaya dalalka soo korayay, shirkadahan ayaana aad mooddaa hadda in ay shacabku fahmeen qaabka ay wax ku dhacaan. Hoos ka daawo shacabka Degmada Xudun oo mudaaharaad ku muujiyay sida aynan u aqbalayn in Khayraadkooda la gurto. Hoos ka daawo.

Continue reading …

The United States Commends Somali National Consultative Forum Declaration and Urges Final Agreement on Electoral Model by January 10

Comments Off on The United States Commends Somali National Consultative Forum Declaration and Urges Final Agreement on Electoral Model by January 10

The United States commends Somalia’s National Consultative Forum for its efforts to reach consensus on an inclusive, transparent, and legitimate electoral process in 2016. We welcome the agreed principles in the Mogadishu Declaration as essential elements of a more inclusive and democratic electoral process than the 2012 process. We encourage all participants to seek compromise […]

Continue reading …

Dad badan baa is waydiinaya talow labadan idaacadood maxaa Wariyayaasheeda Beesha Hawiye lowgu koobay, ma wax ula kac ay Maraykan iyo Ingiriis u sameeyeen baa mise waa arin si kama ah isaga dhacday??. Waa su’aal in badan shacab badan is waydiiyaan hadaba hoos ka daalaco inta badan wariyaashaas iyo Beelaha ay ka soo jeedaan oo […]

Continue reading …

Gobollada & Degmooyinka Soomaaliya (1960-1969) (1969-1991) By Osman Dhiblaawe Dalka Journal, wuxuu idiin soo bandhigayaa qaab dhismeedkii gobollada iyo Degmooyinka Dalka Soomaaliya si aad wax badan uga ogaataan ugana faa’iideysataan siday u dhisnaayeen iyo weliba sida ay hadda u dhisan yihiin. Halkaan ka eeg maapka Degmooyinka Soomaaliya Qaab-dhismeedkii Gobollada & Degmooyinka Soomaaliya (1960-1969) A-Gobolka Hargeysa […]

Continue reading …

Khiyaanada kooxda damjadiid oo doonaysa in 4.5 maldahan doorashadii lagu galo

Comments Off on Khiyaanada kooxda damjadiid oo doonaysa in 4.5 maldahan doorashadii lagu galo

Waxaad mooddaa in kooxda xasan Sheekh ee damjadiid ay marba darbi isku qaadayaan oo ay isleeyihiin xagaanaa sahlan ee kasoo gala doorashada. Waxaana aad mooddaa in ay doonayaan in hanaankii 4.5 wali waxlagu qaybsado, Balse loo ekaysiiyo mid deegaamaysan oo halkii awal marka beeluhu qeeriinka ku qaybsadaan xildhibaanada markaas kadib ay oday dhaqameedkii soo xuli […]

Continue reading …

U.S. Elections: Caucuses Explained (Doorashada nooca Caucuses waa nooca laga yaabe in soomaalidu wax u doorato)

Comments Off on U.S. Elections: Caucuses Explained (Doorashada nooca Caucuses waa nooca laga yaabe in soomaalidu wax u doorato)
Continue reading …