Home » Archives by category » Important News (Page 207)

Dagaalka Syria iyo Fikradaha kala dawan Aflaam mihim ah Daawo

Comments Off on Dagaalka Syria iyo Fikradaha kala dawan Aflaam mihim ah Daawo

Dagaalka Syria ayaa siyaasiyiintu siyaabo kala duwan u falanqaynayaan. Ruushka ayaa la sheegayaa in ay Laba arimood ugu waynyihiin sababta uu Asad ula saftay 1) Ruushka oo ka baqanaya hadii ay ururada xagjirkaa sii xoogaystaan in aakhirka gurigiisa lagu soo garaacayo, markaas uu u arko in uu hadda ka sii hortago. 2) dhanka dhaqaalaha, oo […]

Continue reading …

Xildhibaan Cabdi Barre oo sheegay in aynan Mooshinka waxwada hadala cidna kala galayn eeda waxaa iska leh Gudoomiye Jawaari oo Sharcigii ka talaabsaday (Dhegeyso)

Comments Off on Xildhibaan Cabdi Barre oo sheegay in aynan Mooshinka waxwada hadala cidna kala galayn eeda waxaa iska leh Gudoomiye Jawaari oo Sharcigii ka talaabsaday (Dhegeyso)

Xildhibaan Cabdi Barre ayaa ka hadlay halka uu amrayo Mooshinkii xildhibaanadu ka keeneen Xasan shiikh. Cabdi Barre ayaa sheegay in Madaxwaynaha lagu doortay sharci ee aanu cirka ka iman, hadana ay tahay in sharciga lagu kala baxo, wixii sharciga ka baxsan waxay noqonaysaa wax shakhsi iyo aragtidiis marka sharciga waa in la dhawro. Jawaari ayaa […]

Continue reading …

Barnaamijka Dalmar -Maamul-wanaagga Cabdisamed Cali Xaashi

Comments Off on Barnaamijka Dalmar -Maamul-wanaagga Cabdisamed Cali Xaashi
Continue reading …

Xildhibaan Cabdiwahaab: Degmooyinka Yeed Ceelbarde iyo Aato waa ay ka baxeen Maamulka Shariif Sakiin (Dhegeyso Xog Muhima)

Comments Off on Xildhibaan Cabdiwahaab: Degmooyinka Yeed Ceelbarde iyo Aato waa ay ka baxeen Maamulka Shariif Sakiin (Dhegeyso Xog Muhima)

Xildhibaanada DFS ee ka soo jeeda Degmooyinka Ceelbarde, Yeed iyo Aato oo maalmahaan safarshaqo ku joogay Degmooyinka Ceelbarde Yeed iyo Aato oo ka tirsan Gobalka Bakool ee Maamulka koonfurGalbeed. Xildhibaan Cabdiwahaab oo ka mid ahaa Xildhibaanadaas ayaa sheegay in Shacabka Degmooyinkaas ay ka baxeem maamulka Shariif Sakin, ayna ku Biirayaan Maamulka Hiiraan ama Jubbaland. Cabdiwahaab […]

Continue reading …

Dib u dhagayso Khudbadihii Madaxwayne Gaas ee ay Puntlandobserver horey u daabacday

Comments Off on Dib u dhagayso Khudbadihii Madaxwayne Gaas ee ay Puntlandobserver horey u daabacday

Warbaahinta Puntlandobserver ayaa inta badan awoodda saarta Khudbahaha iyo hadala xigmadda iyo nuxurka xambaarsan, marka qaybo kamid ah Khudbadihii Madaxwayne Gaas bal dib u daalaco. khudbadihii Madaxwayne Gaas Halkaan kilig garee

Continue reading …

Dib u akhri Maqaal: Maxaad kala socotaa Muhiimadda Xoriyatul qowlka(importance of freedom of speech)

Comments Off on Dib u akhri Maqaal: Maxaad kala socotaa Muhiimadda Xoriyatul qowlka(importance of freedom of speech)

Maqaalkan oo aan 3 sano ka hor ku daabacnay Puntlandobserer iyo waxa hadda socda ee suxufiyiinta la iska xirxirayo maxaa kaaga baxay, halakaan ka eeg xiliga aan maqaalkan daabacnay. Maqaalkan waxaan ku eegaynaa Muhiimadda Xornimo u hadalka iyo Saamaynta ay kuleedahay Ummadda jiritaankeeda iyo horumarkeeda. Hadaad aragtid qof doonaya in uu dadka afka qabto, waa […]

Continue reading …

Madaxwayne Camey oo dhaliilay Mashruuca JPLG in aanu deegaanada Puntland ka wada shaqayn

Comments Off on Madaxwayne Camey oo dhaliilay Mashruuca JPLG in aanu deegaanada Puntland ka wada shaqayn

Mashaariicda un-ka ka wadaan Puntland ayaad moodaa in aanay Un-tu ka hirgalin deegaanada SSC. Halka matalan Mashruucii ay Kuwayt dhiibtay ee lasoo marsiiyay Puntland ay Kuwait Jaamacad dhisideed ugu talagashay deegaanada SSC. Mashaariicda Un-ta ayaad mooddaa in aynan ogalayn in deegaanada SSC ay ka mid noqdaan Puntland. Madaxwayne Camey ayaa arinkaas si dadban uga hadlay […]

Continue reading …

Wajigii Koowaad ee Nabadaynat Colaaada Qorilay & Magaclay Iyadoo Mudooyinkii Ugu Dambeeyayba Deegaanka Karin Dabayl wayn ay kusoo qul qulayeen wufuudo kala duwan kuwaasi oo ka qayb galaya nabadaynta beelaha qoriley iyo magacley ee gobollada Sool iyo Mudag waxana xiligani deegaankaasi kusugan wufuudo ka kala yimid gobolada bari mudugsool cayn iyo Nugaal . Wufuudan oo […]

Continue reading …

Maxay Soomaalidu uga dayan karaan dalalka Nordic-ga (Talo wanaagsan)

Comments Off on Maxay Soomaalidu uga dayan karaan dalalka Nordic-ga (Talo wanaagsan)

Dalalka Nordic la isku yiraahdo ee Finland, Sweded, Denmar, Norway iyo Iceland, waxay caan ku yihiin siyaasad dhexdhexaadnimo marka ay timaado dagaalada ka dhexeeya isbahaysiyada siyaasadeed. Waxay ku mashquulaan horumarinta shacabkooda iyo dadka tabaalaysan marka matalkan dagaal dhaco, waxay awoodda saaraan xanaanaynta dadka ku waxyeeloobay dagaaladaas iyo dhexdhexaadinta wadamadaas dagaalku dhex maray. Marka ay xurguf […]

Continue reading …

Booqashadii Wasiirka Haweenka iyo Horumarinta Qoyska Puntland Anisa C/qaadir Xaaji Muumin ee Canada

Comments Off on Booqashadii Wasiirka Haweenka iyo Horumarinta Qoyska Puntland Anisa C/qaadir Xaaji Muumin ee Canada

Jaaliyadda Soomalida ee Canada, gaar ahaan reer Puntland ayaa gacmo furan kusoo dhaweeyey wasiirka arrimaha haweenka iyo horumarinta qoyska ee Puntland marwo Anisa Abdulqaadir Haji Mumin oo dhawaan booqasho gaaban kusoo gaartey Canada iyo Mareykanka. Intii ay ku guda jirtey socdaalkeeda ayaa waxaa ay kulamo kala duwan layeelatey qurba joogta reer Puntland ee W.America. Magaalada […]

Continue reading …