Home » Archives by category » Important News (Page 209)

Dr Faroole oo Khudbad Culus jeediyay sharaxay sida Xalka lowgu hellikarro dagaalada Qorilay iyo Xalka Soomaaliya oo uu yiri Xasan ha is casillo (Daawo)

Comments Off on Dr Faroole oo Khudbad Culus jeediyay sharaxay sida Xalka lowgu hellikarro dagaalada Qorilay iyo Xalka Soomaaliya oo uu yiri Xasan ha is casillo (Daawo)
Continue reading …

Sheekadii Cigaal iyo Dhurwaa oo Kartoon laga dhigay Daawo adaa qoslayee

Comments Off on Sheekadii Cigaal iyo Dhurwaa oo Kartoon laga dhigay Daawo adaa qoslayee
Continue reading …

Heesta Ciidda P/O Idiin soo xushay Carrafiyo Maalin Caan ah

Comments Off on Heesta Ciidda P/O Idiin soo xushay Carrafiyo Maalin Caan ah
Continue reading …

Cali Khaliif oo sheegay in labadii nin ee la dilay ee sababta u ahaa dagaalkii saakay Qorilay ka dhacay ay ka danbeeyeen Maleeshiya Soomaaliland taabacsan (Daawo)

Comments Off on Cali Khaliif oo sheegay in labadii nin ee la dilay ee sababta u ahaa dagaalkii saakay Qorilay ka dhacay ay ka danbeeyeen Maleeshiya Soomaaliland taabacsan (Daawo)
Continue reading …

Dhegeyso warbixin Dagaal saaka ka dhacay Deegaanka Qorilay ee ka Tirsan Gobalka Sool

Comments Off on Dhegeyso warbixin Dagaal saaka ka dhacay Deegaanka Qorilay ee ka Tirsan Gobalka Sool

Dagaalkan oo u dhexeeya Beelaha walaalaha ah ee xoollo dhaqatadaa ee wada degga aagga Qorilay Burtinle ayaa wararku sheegayaan in uu Saaka halkaas Khasaare lixaadle ka dhacay. Dagaalkan ayaa jawaab celis u ahaa 2 nin oo maalin dhexdaasa aagaas lagu dillay, labadaas nin ayay wararku sheegayaan in laga dilay dhinaca Burtinle, waxaana warar isa soo […]

Continue reading …

Shacabka Soomaalida ayaa hadda ka quustay Siyaasiyiinta Soomaalida, waxaana ay shacabku dhibsadeen Visionka ama arragta fog Siyaasiyiinta Soomaalida ee ay ahayd in dalka iyo dadkaba lagu badbaadiyo oo ah Vision aan shacabka ka iibsamayn. Waxay ahayd in ay dhawraan rabitaanka shacabka ay matalayaan oo ka illaaliyaan Xurgufta iyo Golaaftanka dhexdooda ah ee ay la yimaadaan […]

Continue reading …

Dhegayo warbixin VOA ka diyaarisay shirka wadatashiga

Comments Off on Dhegayo warbixin VOA ka diyaarisay shirka wadatashiga

Dhegayo warbixin VOA ka diyaarisay shirka wadatashiga ee Muqdisho lagu soo gabagabeeyay

Continue reading …

Muuse Biixi: Xasan Shiikhow; Ninka yiri waxbaan Gani Anoo Gol iyo Cayn Joogga, oo yiri baddii Garacad baan Gudub u Waydaaran, Godka Lagu Cadaabyow Muxuu Go’uhu Been Sheegay (Daawo)

Comments Off on Muuse Biixi: Xasan Shiikhow; Ninka yiri waxbaan Gani Anoo Gol iyo Cayn Joogga, oo yiri baddii Garacad baan Gudub u Waydaaran, Godka Lagu Cadaabyow Muxuu Go’uhu Been Sheegay (Daawo)

Gudoomiyaha Xisbul Xaakimka Soomaaliland Muuse Biixi oo ka hadlayay Goob ay Xisbigu kaga arrinsanayeen Musharaxa Madaxwaynaha Mustaqbalka Xisbiga oo loo badanayo in uu Muuse noqdo, ayaa Muuse wuxuu Goobta kaga jawaabay hadalkii Xasan sheikh ee ahaa Soomaaliland waxay si dadban ugu jirtaa shirarka wadatashiga ee DFS, ayuu Muuse usoo qaatay oraahdii Sayid Maxamed Cabdalla Xasan […]

Continue reading …

Maxamed Caalim oo BBC uga warbixiyay arragtidiisa wixii kasoo baxay shirkii wadatashiga (Dhegeyso)

Comments Off on Maxamed Caalim oo BBC uga warbixiyay arragtidiisa wixii kasoo baxay shirkii wadatashiga (Dhegeyso)

Aqoonyahan Maxamed Caalim oo BBC-du hordhigaty wixii uga baxay Shirka Madasha wadatashiga Muqdisho. Caalim ayaa sheegay in Dawladdu ay isku koobtay arrimaha muhiimkaa. Shirkii ugu danbeeyay ee New Deal ayay ahayd in DFS ay hawsha dhamaystirto. Suurtagal ma ahan baan u malaynayaa in muddadaas yar arrimaha lagu dhamaystiro. Dahqaalaha aduunka oo xumaaday iyo iyadoo aannu […]

Continue reading …

Xildhibaan Cabdi Barre: Puntland 3 qodob oo dastuuriya inta xal looga helayo ka qayb galimayso shirka wadatashiga(Daawo)

Comments Off on Xildhibaan Cabdi Barre: Puntland 3 qodob oo dastuuriya inta xal looga helayo ka qayb galimayso shirka wadatashiga(Daawo)

Xildhibaan Cabdi Barre ayaa u faahfaahiyay wariye Xasan Cadde Qodabada ay Puntland shuruudda uga dhigtay in ay shirka ka sii mid ahaato. 1) Gudigii Xuduuduha waxay ahayd in ay si wada jira u dhisaan Maamul Gobaleedyada iyo DFS. 2) Gudigii Doorashooyinka waxay ahayd in ay si wadajira u dhisaan Maamul Gobaldeedyada DFS 3) Dastuurku wuxuu […]

Continue reading …