Home » Archives by category » Important News (Page 205)

Dhegeyso Kooxda Damjadiid oo raba in ay Shidaalka Puntland iyo Jubbaland dhacaan, iyagoon Miiska soo saarayn qaabkii Doorasho xalaala loo qaban lahaa

Comments Off on Dhegeyso Kooxda Damjadiid oo raba in ay Shidaalka Puntland iyo Jubbaland dhacaan, iyagoon Miiska soo saarayn qaabkii Doorasho xalaala loo qaban lahaa

Dad badan baa la yaaban Caqli Xumada kooxaha Damjadiid, iyo Khayaanooyinka. Markii laga hadlo Shidaal waxay rabaan Maamul Gobaleedyada shidaalkooda in ay maamulaan kooxda Damjadiid, haddiise la yiraahdo si cadaalada Soomaali Xukunka ha u qaybsato ma ay ogala. Waxaana cajiib ahayd warsaxaafadeed ay Kooxda Damjadiid jeebka kala soo baxeen oo u gooni ahaa, waakan ee […]

Continue reading …

Magici waa Xorroobay ee xalaal dhamaan ku ciidda (Dhegeyso heest maanta P/O idiin soo xushay)

Comments Off on Magici waa Xorroobay ee xalaal dhamaan ku ciidda (Dhegeyso heest maanta P/O idiin soo xushay)

Magici waa Xorroobay ee xalaal dhamaan ku ciidda (Dhegeyso heest maanta P/O idiin soo xushay)

Continue reading …

Doorashada 2016 iyo Rabitaanka Beesha Hawiye, Beesha Daarood iyo Beesha Caalamka (Runta maa la isku sheego Maqaal kooban)

Comments Off on Doorashada 2016 iyo Rabitaanka Beesha Hawiye, Beesha Daarood iyo Beesha Caalamka (Runta maa la isku sheego Maqaal kooban)

Runtu waa waxa ugu wanaagsan in marwalba si daacada loo wada hadlo oo hadalka oo cad la isku sheego ee aan miiska hoostiisa lala gallin hadalada. Doorashada 2016 waxaad mooddaa in uu xifaaltan ka dhex taaganyahay 3 da Beellood ee aan kor ku xusnay waa Beesha Hawiye, Beesha Daarood iyo Beesha Caalamka. Afeef Maqaalkan waxaan […]

Continue reading …

Hadaad u fiirsato oo si fiican u akhriso Warmurtiyeedka ka soo baxay shirkii wadatashiga ee ku saabsanaa qaabkii ay u dbici lahayd doorashada 2016, waxaa kuu soo baxaysa in aan waxba lagu heshiin, isla markaana aad lowgu aragti kala duwanyahay qaabka ay doorashadu u dhacayso. Oo markaas qolooyinka Xasan la moqqifka ah ay doonayaaan in […]

Continue reading …

Wasiirka ganacsiga iyo warshadaha Dawlada Puntland oo lagu soo dhoweeyay Oslo – Norway (Sawirro)

Comments Off on Wasiirka ganacsiga iyo warshadaha Dawlada Puntland oo lagu soo dhoweeyay Oslo – Norway (Sawirro)

Wasiirka ganacsiga iyo warshadaha Dawlada Puntland oo lagu soo dhoweeyay Oslo – Norway Waxaa magaalada Oslo ee dalka Norwey ka dhacday xaflad lagu soo dhoweynayey wasiirka ganacsiga iyo warshada dawlada Puntland Cabdiweli Xirsi Cabdulle ” Indho Guran”. Xafladda oo si heer sare ah loo soo agaasimay, waxaa ka soo qaybgalay, siyaasiyiin ka kala yimid gobollada […]

Continue reading …

Sanaag:Gudigii Diiwaangalinta Soomaaliland ee Puntland xirtay oo la siidaayay oo ka warbixiyay sidii wanaagsand ee Ciidanka Puntland ula dhaqmay (Dhegeyso Warbixin muhim ah)

Comments Off on Sanaag:Gudigii Diiwaangalinta Soomaaliland ee Puntland xirtay oo la siidaayay oo ka warbixiyay sidii wanaagsand ee Ciidanka Puntland ula dhaqmay (Dhegeyso Warbixin muhim ah)
Continue reading …

Kulankii Ganacsiga iyo Maalgashiga Soomaaliya Copenhagen Denmark

Comments Off on Kulankii Ganacsiga iyo Maalgashiga Soomaaliya Copenhagen Denmark
Continue reading …

Markaan dhagaystay shalay waraysiga Xasan Sheekh uu siiyay Golaha madasha 88 Mudane Sooyaal, waxaa ii soo baxday in uu Xasan aad u fahansanyahay meelaha muhiimkaa ee haddii wax laga qabto ayba Soo dhawaan lahayd in Soomaaliya xal loo hello, kumana qaldanayn runtii xildhibaanadii doortay Xasan, waayo Xasan waxaan oo kale ayuu akhriyay oo markaas ay […]

Continue reading …

dib u akhri war websaydyada Soomaalida lagu fidiyay sanad ka hor oo rumoobay:Wasiirka Amniga Somalia oo gabadh caana ku nikaaxsaday London.

Comments Off on dib u akhri war websaydyada Soomaalida lagu fidiyay sanad ka hor oo rumoobay:Wasiirka Amniga Somalia oo gabadh caana ku nikaaxsaday London.

wAR LAGU FIDIYAY WEBSAYYADA SOOMAALIDA SIDA WAAGACUSUB IYO QARANSIDE IYO QAARKALEBA 09/05/2014 ayaa Maanta rumoobay, dib u akhriya Wasiirka Amniga Somalia Abdikariim Hussein Guled ayaa gabadh caana ku nikaaxsaday Magaalada London maalintii jimcaha ee taariikhda ku beegneed 09/05/2014 sida Warbaahinta Waagacusub ogaatay. Wasiir Abdikariim Dhegajuun ayaa guursaday haweeneey lagu magacaabo Jiijo Mohamed Kheyr oo ah […]

Continue reading …

Dahabshiil oo dhabarka jibiyay Muse Biixi kadib markeey Hal Milyan dollar siisay iyo Maqaal muhim ah

Comments Off on Dahabshiil oo dhabarka jibiyay Muse Biixi kadib markeey Hal Milyan dollar siisay iyo Maqaal muhim ah

Akhriso Maqaal 3 sano ka hor aan Puntlandobserver ku daabacnay sida Soomaaliya Doorasho xalaala looga hirgalinkaro – Milkiilaha Shirkadda Dahabshiil oo Hal Milyan oo dollar ugu deeqay Musharaxa Xisbiga Kulmiye Mohamed Biixi Yoonis sida ay Waagacusub u sheegeen hoowlwadeeno ka tirsan Shirkadda oo siyaasad ahaan taabacsan Muse Biixi . Lacagta taageeradda ee Shirkadda Dahabshiil siisay […]

Continue reading …