Home » Archives by category » Important News (Page 208)

Dr Kiin Xirsi Faarax: Guriga Xaashi Fure dhulkiisa baa aabahay Siyaad Barre ka dhacay (Qiso Cajiiba Akhri)

Comments Off on Dr Kiin Xirsi Faarax: Guriga Xaashi Fure dhulkiisa baa aabahay Siyaad Barre ka dhacay (Qiso Cajiiba Akhri)

Cid walba oo waxyar oo xaqdaro ah samaysa xitaa cid kale iska daaye caruuetay dhalaan baa laga gooyaa, waxa Soomaaliya ka socda waa xaqdarooyin is biirsaday oo la iska jarayo. Qisasaba Qisay dhashaa, Darawalkii Siyaad Barre oo dadkoo dhan la yaabeen markii har cad Gurigii uu daganaa la isku dayay in ladhaco, oo waliba raga […]

Continue reading …

Russia iyo USA oo aduunkii ka baqayo in ay isku qabtaan Syria (Warbixin iyo Falanqayn)

Comments Off on Russia iyo USA oo aduunkii ka baqayo in ay isku qabtaan Syria (Warbixin iyo Falanqayn)

Aduunka maanta aad baa farta lowgu hayaa in uu dagaalkii sadexaad ka dhaco, waxaana soo shaac baxaya sida ay Syria Istaraaji u tahay, Waxaana aad arkaysaa hadda in uu soo shaac baxayo laba isbahaysi. Isbahaysiga Russia, Iran, China, oo markaa doonaya in ay awood ku yeeshaan dalalka Qanigaa ee Midle East. Halka Isbahaysiga Maraykanka Israel […]

Continue reading …

Dagaalka suuqa Ethiopia oo ka dhex billowday beelaha iyo maamul Gobaleedyada Soomaalida (Warbixn Muhim ah)

Comments Off on Dagaalka suuqa Ethiopia oo ka dhex billowday beelaha iyo maamul Gobaleedyada Soomaalida (Warbixn Muhim ah)

Waxaa baryahaan danbe si hoose xawli ugu socday hardan beelaha iyo maamul Gobaladeedyada Soomaalida dhexdooda ah oo ku saabsan suuqa Ethiopia. Waxaa hardankaas si wanaagsan uga faa iidaysay Madaxwaynaha Jabuuti oo qaatay 80% wixii ku saabsan suuqa Ethiopia isagoo markaas ka Faa-iidaystay kala qubqubnaanta Soomaalida. Dhanka kalena waxaad mooddaa in ay jirto siyaasad Hoose oo […]

Continue reading …

Jaaliyadda Puntland ee Finland oo qalab caafimaad oo Puntland loogu talagalay ku wareejisay Jaaliyadda Puntland Uk (Daawo)

Comments Off on Jaaliyadda Puntland ee Finland oo qalab caafimaad oo Puntland loogu talagalay ku wareejisay Jaaliyadda Puntland Uk (Daawo)
Continue reading …

Heesta maanta P/O idiin soo xushay (Howlaha Arlada Hadii lagu Aamino)

Comments Off on Heesta maanta P/O idiin soo xushay (Howlaha Arlada Hadii lagu Aamino)
Continue reading …

Inkastoo maanta badida Jiilka Soomaalida ee nool ay aad u aragti gaabanyihiin, ayaa hadana Qolooyinka Websayada Furtay aad ka yaabaysaa waxa ay Qorayaan, iyo Arragti gaabnidooda. Qolooyinka U shaqayn Jiray Saxaafadda Cali Khaliif Galaydh ayaa hadda intii Yarayd ee Dagaalkii Qorilay uu dhacay si fiican banaanka ugu soo baxday cidda ay Yihiin iyo Aragti Gaabnidooda. […]

Continue reading …

Axmed Cali Bato iyo Hadalkiisii Cuslaa ee uu ka jeediyay shirkii Beelaha hartiga ee Finland ay kaga Damqadeen Dagaalkii Qorilay

Comments Off on Axmed Cali Bato iyo Hadalkiisii Cuslaa ee uu ka jeediyay shirkii Beelaha hartiga ee Finland ay kaga Damqadeen Dagaalkii Qorilay

Axmed Cali Bato oo kamid ah Ragga Ugu culus Jaaliyadda Soomaalida ee Finland isla markaasna ku jira Odayaasha sida aadkaa looga xormeeyo Jaaliyadda Soomaalida ee Finland ayaa hadal Qiima badan ka jeediyay Shirkii Ja-raa-id ee Waxgaradka Beesha harti ay ku muujinayeen sida ay uga xumaadeen dadka walaalahaa ee Colaadu Kala gaadhay ee Qorilay iyo Tuula […]

Continue reading …

Waxgaradka iyo Culamada Gobalka Sool oo ka damqaday dagaaladii Qorilay (Daawo)

Comments Off on Waxgaradka iyo Culamada Gobalka Sool oo ka damqaday dagaaladii Qorilay (Daawo)

Maalinta ay xaaladdu adkaato ayaa lakala bartaa Dadka, iyo ruux walba waxa uu yahay, waxaana si fiican loo kala bartay dad badan oo kasoo jeedda deegaanada ay colaaddu ka dhacday waxa ay ahaayeen. Ruuxa dunta wanaagsanaa oo ehel ahaa aad buu uga damqaday dadka ehelkaa ee colaaddu kala gaadhay, Ruuxuu daniiste ahaana waa uu ku […]

Continue reading …

Waxgaradka Beesha Harti ee Finland oo ka shiray sidii xal lowgu hellilahaa Dagaaladii Qorilay iyo Jalam (Sawirro)

Comments Off on Waxgaradka Beesha Harti ee Finland oo ka shiray sidii xal lowgu hellilahaa Dagaaladii Qorilay iyo Jalam (Sawirro)

Waxgaradka iyo Odayaasha Beesha Harti ee Finland ayaa maanta si deg degga uga kulmay falkii xumaa ee dadka walaaha ah ee reer Qorilay iyo Jalam . Inkastoo ay dhamaan shacabka Soomaaliyeed ka xumaadeen daadashada dhiigga shacab ehelkaa oo deegaan wadaagga ayaa hadana waxay si gooniya ugasii damqaday dadka kasoo jeeda deegaanada ay colaaddu ka dhacaysay […]

Continue reading …

Warbixin Caanaha Soomaaliya malaga Faa-iidaysan karaa Dhegeyso

Comments Off on Warbixin Caanaha Soomaaliya malaga Faa-iidaysan karaa Dhegeyso

Caanahu waa waxa aduunka ugu qiimaha badan waayo waxaa laga hellaa maadada Calcium-ka oo Lafaha Bini aadamku ku dhisanyihiin. Soomaaliya waxay leedahay Xoolaha ugu badan aduunka hadana waxay ka arradanyihiin sidii xoolaha iyo caanaha looga faa iidaysan lahaa, waxaanan jirin habayaraatee wax horumarin iyo hannaan hal abuurnimo oo wax is badala lowgu sameeyay qaabkii hore […]

Continue reading …