Home » Search results for: “farmaajo daacad”

FALANQEYN: Madexweyne Farmaajo & Raysalwasaare kheyre Maku saxan yihiin in degdeg Xilka looga qaado Hanti-dhowrihii Qaranka

Comments Off on FALANQEYN: Madexweyne Farmaajo & Raysalwasaare kheyre Maku saxan yihiin in degdeg Xilka looga qaado Hanti-dhowrihii Qaranka

FALANQEYN: Madexweyne Farmaajo & Raysalwasaare kheyre Maku saxan yihiin in degdeg Xilka looga qaado Hanti-dhowrihii Qaranka. Anigawaxaan aaminsanahay in sharciga dawladu yahay wax bulshadu Soomaaliyeed heshiis ku tahay. Markaa way adag tahay in Firkir siyaasadeed Go’aan dhaqso ah lagu Gaaro. Markaa ma saxbaa Go’aanka Gollaha wasiirada xukuumada federaalka Soomaaliya ay xilka u qaadeen Hanti-dhowrkii guud […]

Continue reading …

Xukuumadda Farmaajo Hadday Xalka Soomaaliya Doonayso Arrimaha Soosocda ayay ka shaqaynaysaa

Comments Off on Xukuumadda Farmaajo Hadday Xalka Soomaaliya Doonayso Arrimaha Soosocda ayay ka shaqaynaysaa

Arrimaha ugu muhiimsan hadda dib u yagleelidda qaran soomaaliyeed, ama laba qodob oo aan isleenahay waa ugu muhiimsanyihiin 1) sidii ay mustaqbalka doorasho xor ah uga dhici lahayd Soomaaliya waa in hadda qorshaheeda la billaabaa a) Tirakoob, b) Diinwaan-gallin iyo kaadh aqoonsi, c) abuurrid goledeegaan siyaasadeed “constituency” oo micnaheedu yahay in 12-ka million ee soomaalidaa […]

Continue reading …

Akhri Qaybo Kamid ah Talooyinkii Durba Farmaajo loosoo jeediyay Intii Aan Raysalwasaaraha La Magacaabin ee Aan PO Ku Daabacnay (Fallanqayn muhim ah)

Comments Off on Akhri Qaybo Kamid ah Talooyinkii Durba Farmaajo loosoo jeediyay Intii Aan Raysalwasaaraha La Magacaabin ee Aan PO Ku Daabacnay (Fallanqayn muhim ah)

Talo: Fadlan Madaxwayne Farmaajo Xulashada Raysalwasaaraha U Magacow Guddi Xul Ah Oo Aad Gudoomiye uga dhigto Prof Cabdi Ismaaciil Samatar Soomaalidu waxay ku maahmaahdaa nin wax ku siiya waad heshaa laakiin nin talo ku siiya ma heshid, waayo inta badan soomaalidu talooyinka saxdaa way kaa xasdayaan laakiin qofka wax kula doonaya wuxuu ku siiyaa talada […]

Continue reading …

Maanta waxaa xilkii wareejinaya Xasan Musuqmaasuq oo afartiisii sano ku dhammaystay muran iyo musuqmaasuq, iyo in xildhibaanada Golayaasha ee Xasan soo maalgalliyay min hal million lagu doorto, halki ay Soomaali ka sugaysay ballanqaadkiisii beenta ahaa Maanta waxaa billaabanaysa 4 sano ee Farmaajo. Waxaan qaymayn doonnaa 6 billood kadib, inta hore oo dhan lagu degdegi mayo […]

Continue reading …

Madaxweynaha cusub ee Dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) ayaa marki ugu horeysay la hadlay laanta afka-Soomaaliga ee VOA. Wareysigan oo dheer ayuu qeybta koowaad oo aad idaacadeenaan subaxnimo ku dhageysan doontaan, wuxuu kaga hadlayaa arrimo kala duwan oo ay kujiraan qorshihiisa 100-ka maalmood ee soo socda. Madaxweyne Farmaajo oo u warramay wariyaha VOA-da […]

Continue reading …

Maxaa ka Jira In Mooshinka Jawaari Lagu Kharash Garaynayo 40 million$, Dhamaanteen Aan Alle ka Barino In Illaahay Naga Qabto Kuwa Musuqmaasuqaya Masiirka Soomaalida Masaakiintaa

Comments Off on Maxaa ka Jira In Mooshinka Jawaari Lagu Kharash Garaynayo 40 million$, Dhamaanteen Aan Alle ka Barino In Illaahay Naga Qabto Kuwa Musuqmaasuqaya Masiirka Soomaalida Masaakiintaa

Waxaa la sheegayaa in lacago malaayiina ay xukuumadda iyo Madaaxtooyaduu u adeegsanayaan in ay ku laaluushaan xildhibaanada DFS in ay ku ridaan Jawaari. -Hadaba maadaama ay shacabka Soomaalidaa ee masaakiintaa ee badahaas ku dhamaada, indhahooda oo shana ay dawlado shisheeye iyo shakhsiyaad Soomaaliya laaluushayaan nidaamka Dawladnimo ee Soomaalida. Maadaama aannu lahayn awood aan isaga dhicino. […]

Continue reading …

Xogta Asalkaa ee Mooshinka Oo La Ogaaday In ay Daarantahay, Khayre Oo Doonayay In Loo Ansaxiyo Sharciyada Batrooka, Heshiisyada Dp-World, Iyo Jawaari OO La Heshiiyay Guruubka Damuljadiid ee Xasan Shiikh (Warbixin)

Comments Off on Xogta Asalkaa ee Mooshinka Oo La Ogaaday In ay Daarantahay, Khayre Oo Doonayay In Loo Ansaxiyo Sharciyada Batrooka, Heshiisyada Dp-World, Iyo Jawaari OO La Heshiiyay Guruubka Damuljadiid ee Xasan Shiikh (Warbixin)

Waxaa isa soo taraya wax ka ogaanshaha arrimaha gadadal ka riixaya ee asalka u  Mooshinka Jawaari. waxaa la xaqiijiyay in ay xukuumadda Khayre  wadatay, hindise sharciyoodyo farabadan oo aan Soomaali dan u ahayn,oo uu ugu danbeeyay kii Dp-World,. Markii ay baarlamaaanku ku dhawaaqeen in dalka laga saaro Dw-World   xukuumadda Khayre aad ayay uga carootay arrinkaas, […]

Continue reading …

Illaahay-Mahaddi-Soomaalidii oo Maanta Maxkamad Iyo Sharci Ku Kala Baxaysa Oo Aan Cidna Dhagaysanayan Raysalwasaare Iyo Madaxwayne Iyo Wasiir (Maxkamdda Gobalka Banaadir Oo Fasaxday Cabdiraxmaan Cabdishakuur Fallanqayn Kooban)

Comments Off on Illaahay-Mahaddi-Soomaalidii oo Maanta Maxkamad Iyo Sharci Ku Kala Baxaysa Oo Aan Cidna Dhagaysanayan Raysalwasaare Iyo Madaxwayne Iyo Wasiir (Maxkamdda Gobalka Banaadir Oo Fasaxday Cabdiraxmaan Cabdishakuur Fallanqayn Kooban)

Puntlandobserver ayaan ku daabacnay talo soo jeedin 19/12 xilli ay jirtay  caqabad wixii laga yeelilahaa  arrinka cabdiraxmaan Cabdishakuur oo 6 qof oo gurigiisa ku sugnaa ay ciidanka nisa laayeen. Tala-soo jeedinta ayaa ku saabsanaynd in arrinka Maxkamadd qura lagu xaliyo oo laga daayo xeer jajab, qabiil, iyo wax noocaasa Halkaan ka eeg tala soo jeedintaas […]

Continue reading …

Yusuf Garaad oo ahaa ninkii maamulayay idaacadda BBC intii uu jiray burburkii Soomaaliya isla markaana intii uu BBC-da joogay aan marna ka shaqayn in uu sheego cadaalad daradii ay beeshiisu ku samaynaysay beelaha kale, balse taa badelkeeda laanta bbc-da ka dhigay hoyga qabyaaladda iyo cadaalad darada lagu buunbuuniyo, isla markaana wariyaashii idaacadda BBC beeshiisa kaliya […]

Continue reading …

Inkastoo ay Soomaali oo dhan leeyahihiin sababta ay Soomaali qaran la’aan u tahay (oo eedaas loo aanaynayo aqoon la’aan), hadana Caasimaddii 1aad Muqdisho iyo Caasimaddii labaad Hargaysa dadka deegaan ahaan uga soo jeeda ayaa diiday Qaran Soomaaliyeed, —-> waana sababtaas sabab Soomaali oo illaahay dhulka ugu qanisan siiyay ay baahi dunida dusheeda ugu dhintaan iyo […]

Continue reading …
Page 3 of 41234