Home » Search results for: “gdp”

Joseph-stalin wuxuu ahaa Kaligi Taliyihii ugu cuslaa Madaxdii aduunka Soomaray ee boobay dhamaan awooddii shacabka oo waliba layimid Nidaam si fiican ugu suurtagalay in uu hal ruux boobi karro, awoodda iyo mansabka 140 million oo ruux, oo waliba suu rabo u maamuli karo isga oo kaligiisa. Joseph-stalin wuxuu muddo 30 sano ah xoog ku maamulayay […]

Continue reading …

Akhri Somalia oo kaalinta koobaad ka gashay wadanka aduunka ugu musuqmaasuqa badan iyo Barnaamijyo aan horay u daabacnay

Comments Off on Akhri Somalia oo kaalinta koobaad ka gashay wadanka aduunka ugu musuqmaasuqa badan iyo Barnaamijyo aan horay u daabacnay

Halkaan ka daawo xaqiiqda Xukuumadda Xasan Culusow oo Soomaaliya kaalinta koobaad ka galiyay Musuqmaasuq. transparent international 2015 index Top 20 World’s Richest Countries 2013 by GDP (Labaatanka wadan ee aduunka ugu GDP( hanti sanadeed waxsoosaar baddan ) Dib u daawo Cilmibaaristii sanad kahor uu Ibrahin Gablax ka diyaariyay (isla xisaabtanka,Bangiyada iyo Tamarta,Quutul daruuriga,GDP iyo Miisaaniyadda, […]

Continue reading …

Qormadaan waxaan ku eegaynaa 1)muhiimadda ay saxaafaddu ka qaadato dawlad wanaagga iyo horumar umadeed 2)Maxay Soomaali kaga dayan karaan barnaamijyada uu hal abuurkiisa leeyahay wariyahan mucjisadaa wariye maxamed ilig. 1)muhiimadda ay saxaafaddu ka qaadato dawlad wanaagga iyo horumar umadeed Saxaafaddu waa tiirka ugu muhiimsan marka laga hadlayo 5ta rukun ee ay dawladdu ka koobantahay sida […]

Continue reading …

Xalka Doorashada 2016 (maqaal kooban)

Comments Off on Xalka Doorashada 2016 (maqaal kooban)

Waxaa baryahaan Soomaaliya kasocda wadatashi ku salaysan hanaanka Golaha sharci dajinta lagu soo xulayo doorashada 2016. Dhanka kale waxaa socda 4 hanaan doodood oo hadda miiska saaran in laka doorto. Maqaalkan ayaan si kooban ugu talo biirsanayaa sida aan isleeyahay waa u dan dhamaan bulshawaynta Soomaalida, aniga oo markaas qaymaynaya wixii Soomaali soo maray. Waxa […]

Continue reading …

Waxaa aan ku nool nahay aduun ay 9 Billion oo qof ku nool yihiin oo maanta ay 9ka billion ee dunida ku nool is arkaan oo internetku isku xiray, waxaana ayaan daro ah in ay dadka Soomaalidaa Caqligoodu aannu wax xal ah keeni karin marka laga reebo in qof ladilo, caqligaas oo ah caqliga ugu […]

Continue reading …

Xukun Boobka Madaxda Soomaalida iyo doorka ay ku leedahay in aan dib loo hanan Qaran Soomaaliyeed iyo Hanaan maamul wanaag (Qaybta 2aad)

Comments Off on Xukun Boobka Madaxda Soomaalida iyo doorka ay ku leedahay in aan dib loo hanan Qaran Soomaaliyeed iyo Hanaan maamul wanaag (Qaybta 2aad)

Joseph-stalin wuxuu ahaa Kaligi Taliyihii ugu cuslaa Madaxdii aduunka Soomaray ee boobay dhamaan awooddii shacabka oo waliba layimid Nidaam si fiican ugu suurtagalay in uu hal ruux boobi karro, awoodda iyo mansabka 140 million oo ruux, oo waliba suu rabo u maamuli karo isga oo kaligiisa. Joseph-stalin wuxuu muddo 30 sano ah xoog ku maamulayay […]

Continue reading …

Marlabaad dib u akhri: Maxaad kala socotaa kacdoonadii dahsoonaa ee caddaalad daradda awgeed ku dhashay, iyo tusaalooyin kacdoonadii Soomaaliya ka dhacay, sida Kacdoonkii SYL, Kacdonkii Siyaad Barre, Kacdoonkii Caydiid, Kacdoonkii Cabdullaahi Yussuf iyo iska caabinta Kacdoonka Cabdullaahi Yussuf ee Maxaakiimta (Alshabaab, Damjidiid, Aalashiikh). Kacdoonka hadda Socda ee Beesha Biyamaal

Comments Off on Marlabaad dib u akhri: Maxaad kala socotaa kacdoonadii dahsoonaa ee caddaalad daradda awgeed ku dhashay, iyo tusaalooyin kacdoonadii Soomaaliya ka dhacay, sida Kacdoonkii SYL, Kacdonkii Siyaad Barre, Kacdoonkii Caydiid, Kacdoonkii Cabdullaahi Yussuf iyo iska caabinta Kacdoonka Cabdullaahi Yussuf ee Maxaakiimta (Alshabaab, Damjidiid, Aalashiikh). Kacdoonka hadda Socda ee Beesha Biyamaal

Marlabaad dib u akhri: Maxaad kala socotaa kacdoonadii dahsoonaa ee caddaalad daradda awgeed ku dhashay, iyo tusaalooyin kacdoonadii Soomaaliya ka dhacay, sida Kacdoonkii SYL, Kacdonkii Siyaad Barre, Kacdoonkii Caydiid, Kacdoonkii Cabdullaahi Yussuf iyo iska caabinta Kacdoonka Cabdullaahi Yussuf ee Maxaakiimta (Alshabaab, Damjidiid, Aalashiikh). Kacdoonka hadda Socda ee Beesha Biyamaal Halkaan ka eeg Qormooyinkii hore ee […]

Continue reading …

Xukun Boobka Madaxda Soomaalida iyo doorka ay ku leedahay in aan dib loo hanan Qaran Soomaaliyeed iyo Hanaan maamul wanaag (Qaybta 1aad)

Comments Off on Xukun Boobka Madaxda Soomaalida iyo doorka ay ku leedahay in aan dib loo hanan Qaran Soomaaliyeed iyo Hanaan maamul wanaag (Qaybta 1aad)

Inkastoo ay badan yihiin qodobada sababay burburkii Qarankii Soomaaaliyeed, ayaan hadana baryahaan awoodda saaraynaa in aan iftiiminno laba qodob oo muhiim ah, in la fahmo xajmiga saamaynta ay labadaan qodob ku leeyihiin in aan dib loo hanan Qaran Soomaaliyed iyo Xukun ku unkan Hanaan maamul wanaag. Labadda Qodob ayaa kala ah 1) Madaxda Soomaalida oo […]

Continue reading …

Madaxwayne Mansabkasta magacaabaya Ma dimoqraadiyad mise Diktaatooriyad (Maqaal xal u ah Nidaam darada Soomaalida)

Comments Off on Madaxwayne Mansabkasta magacaabaya Ma dimoqraadiyad mise Diktaatooriyad (Maqaal xal u ah Nidaam darada Soomaalida)

Dimoqraadiyad micnaheedu waa nidaam Hoos ka dhis kor u dhis, ama Nidaam waxwalba shacabka ka yimaadaan, waana Nidaam isla Xisaabtan iyo wadatashi, waxwalbana shacabkay ka yimaadaan, ruuxa ay Doortaan oo matalan ay Madaxwayne u doortaan, shaqadiisu waa Arbiitare, ama Illaaliye ee ma ahan ninkii isagu waxwalba go’aan ka gaarayay. Caqabadda ugu wayn ee maanta Soomaalida […]

Continue reading …

Miisaaniyadda ay Puntland ku shaqayso 71% wuxuu ka soo xaroodaa dekadda Boosaaso, waxaana wasiirka Maaliyadda ee Puntland markii uu Baarlamaanka horyimid ee lala xisaabtamayay uu Baarlamaanka hortiisa ka sheegay in dhaqaalaha Dekadda maalintii kasoo xaroodaa uu yahay 9000$ kaas oo ka dhigan Miisaaniyadda ama dakhliga dawladda Puntland ku shaqayso 71% calshgaan haddii haddii 0,71*X=9000$ Markaas […]

Continue reading …
Page 3 of 41234