Home » Search results for: “shaqada madaxwaynaha”

Kadib doorashadii ay Soomaali oo dhan sugaysay 2017, runtii waxay u dhacday si cadaalada, iyadoo ay Dublamaasiyiintii Ethiopia si aan gabasho lahayn ay isugu dayeen in ay doorashada afduubaan, dhanka kalena waxaan wada ognahay in dhammaan musharaxiintii tartamay ay iibsadeen codadkii ay helleen, hadana doorashadu si cadaalada ay u dhacday waxaana ku guulaystay Madaxwayne Farmaajo. […]

Continue reading …

Qormooyin Ku Saabsan Xasan Sheekh Oo Aan P/O Ku Daabacnay 2013 Bal Maanta Nala Eega Xasan Muxuu Maanta Ka hayaa Boobkii Hantida iyo Masiirka Shacabka Masaakiintaa Waliba Wad Iyo Da’na Iyo Xisaab Aakhiro Usii Dheeryihiin

Comments Off on Qormooyin Ku Saabsan Xasan Sheekh Oo Aan P/O Ku Daabacnay 2013 Bal Maanta Nala Eega Xasan Muxuu Maanta Ka hayaa Boobkii Hantida iyo Masiirka Shacabka Masaakiintaa Waliba Wad Iyo Da’na Iyo Xisaab Aakhiro Usii Dheeryihiin

Markii ay socotay doorashadii xasan sheekh maalintaas si live ah ayaan uga soo tabinaynay doorashada, waxaanan si aan la malaynkarrin ugu faraxnay markii uu guulaystay Xasan Sheekh, waxaana ay qaar ka mida wariyaasha P/O is yiraahdaan allayle waxay u egtahay in aanan u baahan doonin sii shaqaynta webka P/O marba haddii uu dalkii Madaxwayne wanaagsan […]

Continue reading …

Aduunka waxaa ugu wanaagsan Cadaaladda iyo Runta. Maraykanka iyo doorashada madaxwaynaha iyo ku xigeenkiisa Nidaamka doorashada ee Maraykanka ayaa ku salaysan hab la yiraahdo electoral college oo micnaheedu ka dhigan yahay doorashada xildhibaanada Aqalka Hoose iyo Aqalka sare (representation in the Senate-upper chamber- and House of Representatives lower chamber) oo ka kooban 538 Xildhibaan kuwaas […]

Continue reading …

Markii dawladda ay Puntland dhisatay Dawladda sababta Loo dhistay waxay ahayd in danta dadka oo dhan lagu illaasho shaqada Xildhibaanaduna waa in ay illaaliyaan shaqada xukuumadda, sidaasi waa sida saxdaa waana ay habboontahay in aynan xildhibaanadu cidna uga gaban wixii la xiriira musuqmaasuq, hase yeeshee inta badan waxaad mooddaa in ay xildhibaanadu maslaxad shaqsiyadeed darteed […]

Continue reading …

Qormadaan Gaaban ayaan ku eegaynaa Isbadalkii xukuumadda Madaxwayne Gaas kusoo kordhisay hanaanka loo soo xulayo agaasime waaxeedyada dawladda hoose degmada Gaalkacyo, kadib markii Gudigii Madaxwaynuhu magacaabay ee dib usixidda Degmada Gaalkacyo ay kala direen 22.7 6 agaasime waaxeed ee dawladda hoose ee degmada Gaalkacyo, inkastoo aan magacyada agaasime waaxeedyadaas saxaafadda si toosa lowgu soo bandhigin, […]

Continue reading …

Horta ruuxii Madaxwayne noqda dad baddan baa mucaaradaya habka uu siyaasadda u maaraynayo, micnaheeduna ma ahan nacayb shakhsiyadeed ee waa iska dabiici in ruuxa madaxwaynaha noqda dad baddan dhaliilaan habka uu siyaasadda u maareeyay hadday noqon lahayd cadaalad ama cadaalad darro, Hadaba waakaas Faroole banaankiisa maraya oo aynan cidna soo hadal qaadayn, runtiina ma ahan […]

Continue reading …

Madaxwaynaha Puntland Cabdiwli Maxamed Cali Gaas ayaa Maxamed Yaasiin Axmed Tumey Si Ku Meelgaara ugu Magacaabay Gudoomiyaha Golaha Degmada Gaalkacyo. Sidoo kalena madaxwaynaha yaa kala diray xildhibaanadii Golaha dowladaha hoose ee Gaalkacyo. Waxaana loo badinayaa in wiigaga soo soda la qaban doonno doorashada Goalaha deegaanka ee degmada Gaalkacyo si markaas ay Gudoomiyihii iyo Gudiyadii shaqada […]

Continue reading …

Meesha Kaliya ee ii Muuqata ee Soomaali laga badbaadin karro waa iyadoo ay Soomaali meel ay jooggaanba ku dadaalaan sidii ay uga hor tagi lahaayeen in xildhiaanka hanaan musuqmaasuqa lagu soo xullo. Haddii ay marba ku guulaystaan kooxaha dhagar qabayaasha ee ku dadaalaya hadda sidii ay u musuqmaasuqi lahaayeen hanaanka xildhibaanada DFS lagu soo xullayo, […]

Continue reading …

Maqaaladii cadaaladda ku saabsanaa ee aan P/O ku daabacnay Hadafka Fog ee P/O. 1) Sidii Soomaali U helilahayd hanaan dawlad oo cadaalad iyo maamul wanaag ku dhisan. Si dawlad cadaalad ku aslaysan loo hello, waa in xildhibaanada marka lasoo xulayo hanaan cadaaladaysan oo xeeraysan lagu soo xulo, waana in musuq maasuq laga fogeeyo hanaanka xildhibaanada […]

Continue reading …

Joseph-stalin wuxuu ahaa Kaligi Taliyihii ugu cuslaa Madaxdii aduunka Soomaray ee boobay dhamaan awooddii shacabka oo waliba layimid Nidaam si fiican ugu suurtagalay in uu hal ruux boobi karro, awoodda iyo mansabka 140 million oo ruux, oo waliba suu rabo u maamuli karo isga oo kaligiisa. Joseph-stalin wuxuu muddo 30 sano ah xoog ku maamulayay […]

Continue reading …