Home » Search results for: “cadaalad dastuur”

Yusuf Garaad oo ahaa ninkii maamulayay idaacadda BBC intii uu jiray burburkii Soomaaliya isla markaana intii uu BBC-da joogay aan marna ka shaqayn in uu sheego cadaalad daradii ay beeshiisu ku samaynaysay beelaha kale, balse taa badelkeeda laanta bbc-da ka dhigay hoyga qabyaaladda iyo cadaalad darada lagu buunbuuniyo, isla markaana wariyaashii idaacadda BBC beeshiisa kaliya […]

Continue reading …

UNDP Oo Maamul Gobaleedyada Ka Caawinaysa In Ay Puntland Ka Kororsadaan Khibraddii Cadaaladda Iyo Garsoorka ee 18-kii Sano ee ay Jirtay

Comments Off on UNDP Oo Maamul Gobaleedyada Ka Caawinaysa In Ay Puntland Ka Kororsadaan Khibraddii Cadaaladda Iyo Garsoorka ee 18-kii Sano ee ay Jirtay

Puntland oo soo jirtay 18 sano oo aan wali lahayn maxkamaddii dastuurka iyo Garsoor madaxbanaan oo soo qabta ciddii musuqmaasuq ku kacda, ayuu hadana wasiirka cadaaladda Puntland tababarayaa maamul Gobaleedyada kale, daawo. Hanaanka Garsoor ee DFS, Puntland iyo Somaliland ayaa u dhisan habkii xukuumaddii Siyaad Barre, hadana waxaad mooddaa in maamul Gobaleedyadii Cusbaa hadda iyo […]

Continue reading …

P/O ayaan markasta ku daabacnaa muhiimadda cadaaladadda iyo waliba sida ay Soomaalidu dhiig ahaan ugu shaqeeyaan cadaaladda. -Waxaan madaxda soomaalida ku goobaabinaa cadaaladda ka dhigta waxqabadkiina intaad ku meermeeraysaan kaabayaal dhaqaale, dadka Soomaalidaa waxaa deeqa cadaalad, hadaad 1000 million siiso oo uu cadaalad daro kaa dareemo wuu kula xisaabtamayaa, oo qanci maayo laakiin adigoon hal […]

Continue reading …

Aduunka waxaa ugu wanaagsan Cadaaladda iyo Runta. Maraykanka iyo doorashada madaxwaynaha iyo ku xigeenkiisa Nidaamka doorashada ee Maraykanka ayaa ku salaysan hab la yiraahdo electoral college oo micnaheedu ka dhigan yahay doorashada xildhibaanada Aqalka Hoose iyo Aqalka sare (representation in the Senate-upper chamber- and House of Representatives lower chamber) oo ka kooban 538 Xildhibaan kuwaas […]

Continue reading …

Waxaa uu qof walba ka warhayaa sida hannaanka asxaabta baddan ee Soomaaliland uu u ragaadiyay siyaasaddii Soomaaliland iyadoo ay waliba Gacmo shisheeye ay mallaayiin ku bixiyeen dhanka Somaliland iyagoo markaa aan rabin in ay Somaliland siyaasadeedu carqalad gaadho maadaama ay Somaliland u haystaan goob laga burbursho siyaasadda Soomaaliya. Si kastaba ha ahaato barnaamijka asxaabta badan […]

Continue reading …

Waxaan warbaahinta P/O muddo 4 sano ah ku faafinayay muhiimadda Cadaaladda halkaan ka eeg mid ka mida maqaaladaan baahinayay 4 sano ka hor —> See Soomaaliya Loo horumarinkaraa, waxaa lagu horumarinkaraa Cadaalad, Cadaalad, Cadaalad(Warbixin Muhiima oo kooban fadlan ka faa-iidayso oo akhri). Waxaana maanta si aada iisoo jiitay Maqaal kooban oo uu bartiisa facebuugga ku […]

Continue reading …

Qormooyin ku saabsan Muhiimadda Dastuurka iyo in Sharcigu qof walba ka sareeyo

Comments Off on Qormooyin ku saabsan Muhiimadda Dastuurka iyo in Sharcigu qof walba ka sareeyo

Warbaahinta Puntlandobserver ayaa Qormooyin aad u badan ka qortay muhiimadda in Sharcigu ruux walba ka sareeyo. Fadlan ku qor Cadaalad, ama Dastuur Botonka—-> Search[ ]waxaad helidoontaa qormooyin farabadan oo aan arrimahaas aad ugu bayaaninay Sida kaliya ee waxwalbaa ku sixmi karaan waa iyadoo la isla meel dhigo in sharcigii lagu heshiiyay uu cid walba ka […]

Continue reading …

Halkaan ka akhro qormooyinka erayga cadaalad ay ku jiraan ee lagu baahiyay warbaahinta Puntlandobserver Dadka arragtidoodu gaabantahay baa waxay aaminsanyihiin in Soomaaliya ay Qabyaaladi burburisay. Koomka Illaaheen subxaanu qaadir baa iska leh, illaaheen Subxaannu qaadir Soomaali wuxu siiyay nimcooyin aan la siin umadaha kale Halkaan ka eeg, hase yeeshee halkii ay Soomaali daqiiqad kasta illaaheen […]

Continue reading …

Qaybtaan waxaan uga hadli doonaa. 1) Xiriirka ka dhexeeya Midnimada Bulshada iyo Maamul wanaagga 2) xiriirka ka dhexeeya Maamul Wanaagga, Magacaabidda Agaasimyaasha iyo Dastuurka Bulsho Horumar gaadhay waa bulsho cududooda isku geeyay oo midoobay, Midnimadu waa waxa uga muhiimsan jiritaanka umadeed. Hadaad aragtaan bulsho Geesinimo, hal abuur, howlkar, aqoon ama wax walba oo wanaagsan lagu […]

Continue reading …

Qabyaalad-diid mise Qabiil-u-dood (Yusuf garaad oo cadaaladda cabiraya, cadaaladey xaal qaado)

Comments Off on Qabyaalad-diid mise Qabiil-u-dood (Yusuf garaad oo cadaaladda cabiraya, cadaaladey xaal qaado)

Qormadan akhri haddii aad tahay qof maskax furan, fikirkiisa xor u ah, awoodna aad u leedahay in waxa ay hadda kula tahay aad wax ka beddeli karto haddii lagu soo hor dhigo dood maangal ah oo xisaab kugu taabsiisa xaqiiqada. Waxaan rabaa in aan si deggan isula dhiraandhirinno buuqa ku furan nidaamka 4.5. Buuqaasi waa […]

Continue reading …
Page 1 of 11123Next ›Last »