Home » Search results for: “doorashada 2016 cadaalad”

Qormadaan waxaan ku eegaynaa 1) Miraha ay Cadaalad darada iyo sad bursigu dhalaan. 2) Qaabka ugu habboon ee xildhibaanada 2016 iyo Madaxwaynaha iyo Raysalwasaraha loosoo xuli karo 3) Ujeedada laga leeyahay in ay madaxwynaha doortaan 10 kun 4) Aflaam 1) Miraha ay Cadaalad darada iyo sad bursigu dhalaan. Cid walba oo cadaalad darro iyo sad […]

Continue reading …

Aduunka waxaa ugu wanaagsan Cadaaladda iyo Runta. Maraykanka iyo doorashada madaxwaynaha iyo ku xigeenkiisa Nidaamka doorashada ee Maraykanka ayaa ku salaysan hab la yiraahdo electoral college oo micnaheedu ka dhigan yahay doorashada xildhibaanada Aqalka Hoose iyo Aqalka sare (representation in the Senate-upper chamber- and House of Representatives lower chamber) oo ka kooban 538 Xildhibaan kuwaas […]

Continue reading …

Maqaaladii cadaaladda ku saabsanaa ee aan P/O ku daabacnay Hadafka Fog ee P/O. 1) Sidii Soomaali U helilahayd hanaan dawlad oo cadaalad iyo maamul wanaag ku dhisan. Si dawlad cadaalad ku aslaysan loo hello, waa in xildhibaanada marka lasoo xulayo hanaan cadaaladaysan oo xeeraysan lagu soo xulo, waana in musuq maasuq laga fogeeyo hanaanka xildhibaanada […]

Continue reading …

Xalka Doorashada 2016 (maqaal kooban)

Comments Off on Xalka Doorashada 2016 (maqaal kooban)

Waxaa baryahaan Soomaaliya kasocda wadatashi ku salaysan hanaanka Golaha sharci dajinta lagu soo xulayo doorashada 2016. Dhanka kale waxaa socda 4 hanaan doodood oo hadda miiska saaran in laka doorto. Maqaalkan ayaan si kooban ugu talo biirsanayaa sida aan isleeyahay waa u dan dhamaan bulshawaynta Soomaalida, aniga oo markaas qaymaynaya wixii Soomaali soo maray. Waxa […]

Continue reading …

Doorashada 2016 iyo Rabitaanka Beesha Hawiye, Beesha Daarood iyo Beesha Caalamka (Runta maa la isku sheego Maqaal kooban)

Comments Off on Doorashada 2016 iyo Rabitaanka Beesha Hawiye, Beesha Daarood iyo Beesha Caalamka (Runta maa la isku sheego Maqaal kooban)

Runtu waa waxa ugu wanaagsan in marwalba si daacada loo wada hadlo oo hadalka oo cad la isku sheego ee aan miiska hoostiisa lala gallin hadalada. Doorashada 2016 waxaad mooddaa in uu xifaaltan ka dhex taaganyahay 3 da Beellood ee aan kor ku xusnay waa Beesha Hawiye, Beesha Daarood iyo Beesha Caalamka. Afeef Maqaalkan waxaan […]

Continue reading …

Madaxwayne Gaas oo marlabaad ku celiyay in aanu isku soo taageyn Doorashada 2018 ee Puntland iyo Tan 2016 ee DFS (Gaas ayaa noqonaya Madaxwaynihii koobaad ee Qaaradda Madaw hadalkaas oo kale ku dhawaaqa)

Comments Off on Madaxwayne Gaas oo marlabaad ku celiyay in aanu isku soo taageyn Doorashada 2018 ee Puntland iyo Tan 2016 ee DFS (Gaas ayaa noqonaya Madaxwaynihii koobaad ee Qaaradda Madaw hadalkaas oo kale ku dhawaaqa)

Prof Cabdiwali Maxamed Cali Gaas Madaxwaynaha Puntland Illaahay ha daayo, waa Madaxwaynaha kaliya ee illaa hadda Dalalka Africa ku sii dhawaaqay in aannu ka qayb galayn dooroashooyinka DFS EE 2016 iyo tan Puntland EE 2018, isla markaasna uu haddda kasii shaqayn doono nidaam dimoqraadiyadeed oo sax ah IN UU DALKA KA HIRGALO. Hadalkaan Madaxwayne Gaas […]

Continue reading …

BEESHA DHULBAHANTE oo qaati ka taagan XASAN KHEYRE, Maxay tahay Heshiiska Xasan kala dhaxeeya Wasiirka Shidaalka Daa’uud Bisinle Xasan kheyre dhalasha Norway haysta ayaa waxaa uu madax u ahaa norwegian refugee council (NRC) gaar ahaan Xafiiska NRC Nairobi,waxaana hoos imaan jiray Wadamo badan kenya, itoobiya Xasan Kheyre oo ah Madaxa Geeska Afrika ee NRC.ayaa heshiis […]

Continue reading …

Waxaan talo koobban usoo jeedinayaa Madaxwayne Farmaajo si aan u wada guulaysanno oo faraxaddii aan wada faraxnay aynan nooga khasaarrin. Fadlan Madaxwayne Farmaajo u saar Guddi, xulashada Raysalwasaaraha oo Soomaalida tus in aad taladii xulashada Raysalwasaaraha ka qaybgallisay, si markaas haddii xulashadii lagu khasaaro ay markaas eedeedana Soomaali oo dhan wax uga yeelato. Gudigaas waliba […]

Continue reading …

Dr Ahmed Mohamed Warsame: Guddoomiyaha Golaha Qurbojoogta Puntland ee Australia Oo Iclaamiyay In La qabanayo Doorashadii Gudoomiyaha Ururka Kana Digay In Shacabka Lakala Qaybsho

Comments Off on Dr Ahmed Mohamed Warsame: Guddoomiyaha Golaha Qurbojoogta Puntland ee Australia Oo Iclaamiyay In La qabanayo Doorashadii Gudoomiyaha Ururka Kana Digay In Shacabka Lakala Qaybsho

Axmed Warsame “Axmed Dheere” Oo Noqday Aqoonyahankii Abid Si Wanaagsan U Sharaxay Maaraynta Hantida Dadwaynaha (Video) Fayraskii lidka ku ahaa Australian Puntland Diaspora oo soo gaaray Melbourne, Australia Waxaa maalmahan la isla dhexmarayey in Gole kale oo laga dhinac furayo Golaha matala Qurba-joogta reer Puntland (Australian Puntland Diaspora Forum Inc). Dadkan dabada ka riixaya urur […]

Continue reading …

10 Magaalo Oo China Ku Yaal Ayaa Magaalo Kasta Waxaa Ku Nool Celcelsi Dad Ka Badan Soomaalida oo Dhan,Soomaali Illaahay Wuxuu Siiyay 3300km Bad, 2000km Wabi Dhul Aad U Ballaaran (Qormo Gaaban)

Comments Off on 10 Magaalo Oo China Ku Yaal Ayaa Magaalo Kasta Waxaa Ku Nool Celcelsi Dad Ka Badan Soomaalida oo Dhan,Soomaali Illaahay Wuxuu Siiyay 3300km Bad, 2000km Wabi Dhul Aad U Ballaaran (Qormo Gaaban)

Illaahay ayaa Soomaali uga eexday bini aadamka kale ee illaahay caalamka ku abuuray markii Illaahay Soomaali siiyay Dhul aad u ballaaran bad iyo Bari, 3300 km bad ah, 2000km Wabi, markii illaaahy Soomaali ka dhigay hal qowmiyad oo wadaaga diin, arragti, luuqad, jinsi, waxwalba oo bini aadam wadaagi karo, ogow kenya iyo Ethiopia oo Soomaali […]

Continue reading …
Page 1 of 3123