Home » Search results for: “farmaajo daacad”

Raganimo: Madaxwayne Farmaajo Oo Xafiiskiisa Ku Sharaxday Madaxwaynayaashii Soomaaliya Soo maray Ninkii Ugu Daacadsanaa, (Iisheeg Saaxiibkaa Aan Ku Sheegee )

Comments Off on Raganimo: Madaxwayne Farmaajo Oo Xafiiskiisa Ku Sharaxday Madaxwaynayaashii Soomaaliya Soo maray Ninkii Ugu Daacadsanaa, (Iisheeg Saaxiibkaa Aan Ku Sheegee )

Runtii Farmaajo shacabka waa u sheegay Saaxiibkiis ninka uu ka dhigan lahaa. Soomaalidaa ku maahmaahda iisheeg saaxiibkaa aan ku sheego ruuxaad tahay.

Continue reading …

Madaxwayne Farmaajo Waa Daacad, Daawo hadalkii Uu Afgooye Ka Jeediyay.

Comments Off on Madaxwayne Farmaajo Waa Daacad, Daawo hadalkii Uu Afgooye Ka Jeediyay.

Marlabaad Akhri Farmaajo Waa Ninkii Soomaali Ugu Daacadsanaa By Prof Abdinasir Mohamoud Isse (Qaraal Farxad Galinaya Soomaalida)

Continue reading …

Marlabaad akhri qormo aan ku daabacnay P/O waxyar kadib doorashadii Madaxwayne Faraajo. Farmaajo Waa Ninkii Soomaali Ugu Daacadsanaa By Prof Abdinasir Mohamoud Isse (Qaraal Farxad Galinaya Soomaalida) Madaxwaynaha cusub ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo waa nin daacadnimadiisu xad-dhaaftahay, waana ninkii ku habboonaa in lagu aamino masiirka umadda Soomaaliyeed, waxaanan u arkaa doorashadii la doortay raxmad […]

Continue reading …

Madaxwaynaha cusub ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo waa nin daacadnimadiisu xad-dhaaftahay, waana ninkii ku habboonaa in lagu aamino masiirka umadda Soomaaliyeed, waxaanan u arkaa doorashadii la doortay raxmad illaahay Soomaali ugu naxariistay, maadaama ay umadda Soomaaliyeed la’aayeen hogaan daacada oo lagu aammini-karro masiirka qaranka umadda. Xilliga Farmaajo la doortay wuxuu ahaa xilli ay Soomaali khatar […]

Continue reading …

Prof Cabdi Ismaaciil Smatar Oo Jaamacaddii Uu Wax Ka Dhigayay kaga Sheekeeyay In Doorashadii Farmaajo, uu Farmaajo 30 Kun$ Xildhibaan kasta la Siinayay, Xasan Shiikhna 50 Kun$ Siinayay (Fallanqayn)

Comments Off on Prof Cabdi Ismaaciil Smatar Oo Jaamacaddii Uu Wax Ka Dhigayay kaga Sheekeeyay In Doorashadii Farmaajo, uu Farmaajo 30 Kun$ Xildhibaan kasta la Siinayay, Xasan Shiikhna 50 Kun$ Siinayay (Fallanqayn)

Runtii Prof Cabdi Ismaaciil Samatar waa uu ku saxsanyahay in runta laga sheego musuqmaasuqaas isaga ah, waana wanaagsantahay in musuqmaasuqa la sheego oo aan laga aamusin, gaar ahaan wixii danta guud ah. Dalalka horumaray nidaamkooda dawladeed waa ka illaashaan musuqmaasuq, waayo 10 dollar oo nidaamka dawladda lagu musuqmaasuqo wuxuu hoos u dhigaa kalsoonida ay shacabku […]

Continue reading …

Prof Cabdi Ismaaciil Samatar oo aan marwalba ku daabici jirnay Puntlandobserver oo aan oran jirnay nin ka daacadsan Soomaali majiro halkaan ka eeg qoraaladaas Ayaa maanta runta ka sheegay dhibka ka jira Soomaaliya. Prof Cabdi Ismaaciil ayaa sheegay qolada leh Jawaari baan badelaynaa ma soomaali bay u danaynayaan mise waxay rabaan in ay ku madashaan […]

Continue reading …

Soo Dhawayntii Ballaarnayd ee Farmaajo Puntland ee Jacaylka Wadatay Waxay Fartiin U Ahayd Dhammaan Siyaasiyiinta Soomaaliyeed (Fallanqayn kooban)

Comments Off on Soo Dhawayntii Ballaarnayd ee Farmaajo Puntland ee Jacaylka Wadatay Waxay Fartiin U Ahayd Dhammaan Siyaasiyiinta Soomaaliyeed (Fallanqayn kooban)

Soo dhawayntii Puntland lagu soo dhaweeyay Madaxwayne Farmaajo, Waxay ahayd soo dhawayn dareen jacayl wadata oo uunan abid hogaamiye Soomaaliyeed bulshada ka hellin. Waxaa sabab u hayd jacaylkaas iyo xubigaas erayadii wanaagsanaa ee xambarsanaa dareenka wadaniyadeed ee Madaxwayne farmaajo uu goobwalba ka lahaa. Waxay fartiin wanaagsan u tahay siyaasiyiinta Soomaaliyeed oo hadda kala miirmaya, midka […]

Continue reading …

Shakhsiga Puntlandobserver U Dooratay 2017-2018 Waa Farmaajo -Sababta aan U Dooranay (Fallanqayn)

Comments Off on Shakhsiga Puntlandobserver U Dooratay 2017-2018 Waa Farmaajo -Sababta aan U Dooranay (Fallanqayn)

Warbaahinta Puntlandobserver waxaan awoodda ugu ballaaran saarnaa kobcinta maamulwanaagga. Madaxwayne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo Waa Shakhsigii ugu horeeyay ee Madaxwayne Soomaaliya ka noqda oo sanadkii koobbaad ka codsaday Soomaalida in uunan doorashada soo socota isku soo taagayn xukunka ee hadda lagala shaqeeyo sidii aan maamul taabaqaaday ku dhisan lahayn, ugana sii wada shaqayn lahayn maamul taabaqaada […]

Continue reading …

Madaxwayne Farmaajo iyo Raysalwasare Khayreayay soo wajahday caqabaddii ugu baaxadda waynayd, kadib deg-degiddii ay ciidanka Nisa ku degdegeen in ay xasuuqaan askartii waardiyaynaysay Guriga siyaasi Cabdiraxmaan Cabdishakuur. Runtiina sida ugu habboon ee ay arrinkaas uga dabaalankarraan waa iyadoo maxkamad lasoo taaggo dhammaan shakhsiyaadkii ku luglahaam ee qaatay go’aanka in xoog lagu galo guriga siyaasi Cabditaxmaan […]

Continue reading …

P/O waxaan marwalba ku daabacnaa warar xaqiiqda ka tarjumaya, waxaanan marlabaad dib u daabacnaa isla qormadii sanad kadib. Hadda qoraalkaan markaan daabacnay waxaa laga jooggaa sanad ka baddan. Madaxwayne Farmaajo oo aan P/O ku daabacnay marar badan in uu yahay in daacada, ayaan wali bookhan deegaanada Puntland. Farmaajo oo noqday Raysalwasaarihii xukuumaddii Sh Shariif 2008, […]

Continue reading …
Page 1 of 41234