Home » Search results for: “gdp”

IMF oo Sheegatay in Ay Soomaaliya Ku Leedahay Lacag Dayn ah Oo Gaaraysa 5300 oo million oo Doolar (IMF external debt of $5.3 billion, or 93% of its GDP) Lacagtan ayaa ahayd lacag aad u yar oo Soomaaliya la daymiyay wixii ka horeeyay dagaaladii sokeeye, laakiin maadaama intaas uu dulsaar ku socday ayaa waxaa ay […]

Continue reading …

Cilmi baris ka kooban 8 qaybood oo kala ah 8) Dhaqaalaha isla xisaabtanka (Accountability)7) Lacagta Bangiyada iyo Tamarta 6) Resource Quutul daruuriga 5) GDP iyo Miisaaniyadda 4) Hoos kadhis kor u dhis 3) Kala Duwanaashaha Dadka 2) Dawlad wanaag Cilmi Baaristaan uu sanad kahor si iskaa wax u qabso ah uu u diyaariyay Ibrahin Sh […]

Continue reading …

China oo bil gudaheed Khasaaray 3000 oo million$ oo u dhiganta 1500 oo jeer GDP-ga Soomaaliya

Comments Off on China oo bil gudaheed Khasaaray 3000 oo million$ oo u dhiganta 1500 oo jeer GDP-ga Soomaaliya

Wiigaggii tegay Suuqyada Shiinuhu waxay khasaareen lacag ku dhow illaa 3 trillion$. Waxaana aad hoos ugu dhacay kalsoonida shacabkii iibsanjiray saamiyada shirkadaha suuqyada shiinaha, iyadoo ay shacab badan iska billabeen in ay iibshaan saamiyadoodii, waxaana soo dhexgalay Dawladda Shiinaha oo iibsatay saamiyada shirkadaha waawayn taas oo markii danbe dadkii caadiga ahaa ku dhirigalusay in ay […]

Continue reading …

Cilmi Baaris Kooban Macluumaad Maqal ah (Dawlad wanaag, GDP iyo Miisaaniyadda, Bangiyada)

Comments Off on Cilmi Baaris Kooban Macluumaad Maqal ah (Dawlad wanaag, GDP iyo Miisaaniyadda, Bangiyada)
Continue reading …

Top 20 World’s Richest Countries 2013 by GDP (Labaatanka wadan ee aduunka ugu GDP( hanti sanadeed waxsoosaar baddan )

Comments Off on Top 20 World’s Richest Countries 2013 by GDP (Labaatanka wadan ee aduunka ugu GDP( hanti sanadeed waxsoosaar baddan )
Continue reading …

Marlabaad akhri Somalia GDP per capital (maxaad kala socotaa inta ay tahay Hantida GDP ee qofkasta oo Soomaaliya Sanadkii) [daawo aflaam muhimma]

Comments Off on Marlabaad akhri Somalia GDP per capital (maxaad kala socotaa inta ay tahay Hantida GDP ee qofkasta oo Soomaaliya Sanadkii) [daawo aflaam muhimma]

Akhristayaasha Puntlandobserver ayaa naga codsaday Maqaaalkaan oo aan hore u daabacnay Qaybtii hore ee aan kaga hadlay Miisaaniyadda iyo GDP-ga halkaan kilig garee si mawduucaan kuugu fududaado in aad markiiba fahantid Aduunka wadamadda Horumaray oo dhan waxay awoodda saaraan sidii ay kor ugu qaadi lahaayeen GDP-ga wadanka, qaybtii horaan kusoo sharaxnay waxa laga wado GDP. […]

Continue reading …

Somalia GDP per capital (maxaad kala socotaa inta ay tahay Hantida GDP ee qofkasta oo Soomaaliya Sanadkii) [daawo aflaam muhimma]

Comments Off on Somalia GDP per capital (maxaad kala socotaa inta ay tahay Hantida GDP ee qofkasta oo Soomaaliya Sanadkii) [daawo aflaam muhimma]

Qaybtii hore ee aan kaga hadlay Miisaaniyadda iyo GDP-ga halkaan kilig garee si mawduucaan kuugu fududaado in aad markiiba fahantid Aduunka wadamadda Horumaray oo dhan waxay awoodda saaraan sidii ay kor ugu qaadi lahaayeen GDP-ga wadanka, qaybtii horaan kusoo sharaxnay waxa laga wado GDP. Hadaba waa maxay GDP. GDP waxaa English lagu yiraahdaa Gross Domastic […]

Continue reading …

Bismillah. Halkaan ka eeg Qaybtii 1aad ee Maxay wadamadda Horumarka Gaaray ku horumareen waxyaalaha muhiimkaa een kaga hadlayno maqaalkan. 1) waa maxay miisaaniyad 2) Waa maxay GDP 3)Sidee Miisaaniyadda lagu kordhinkaraa. 4) Miisaaniyadda Soomaaliland iyo wasiirka maaliyadda S_land oo sharaxaya 5) Miisaniyadda Puntland iyo wasiirka Maaliyadda P_land oo sharaxay Qaybta labbaad waxaan kaga hadlaynaa laba […]

Continue reading …

Dhaqaalaha Dalxiiska

Comments Off on Dhaqaalaha Dalxiiska

Dhaqaalaha Dalxiiska Dalxiisku wuxuu qowmiyado badan u yahay dakhli qaran oo muhim,  sida Baraasiil, Kiinya, Masar, iyo qaar kale. Inkastoo Kiinya iyo Masar hoos-u-dhacay xagga dhaqaalihii dalxiiska ka soo geli jirey ku yimid, falal argaggixo darteed. Baraasiil waa dalka shanaad ee dunida ugu dhulka weyn. Waxaa ku yaalla webiga ugu biyaha badan adduunka oo lagu […]

Continue reading …

Farxadda Adduunka

Comments Off on Farxadda Adduunka

Farxadda Adduunka “Caddaalad la’aani waa farxad la’aan” [No justice no happiness]. Ruuxii farxad baadiggoobaya, ha daymoodo waddanka Denmark. Daraasado sannado badan oo is-dabajoog ah la sameeyey, ayaa Denmark noqotay dalka adduunka ugu farxadda badan. Waddammada xubnaha ka ah Qarammada Midoobey [QM] waxay soo jeediyeen sannaddii 2011kii in qiimeeyn lagu sameeyo dhammaan dalalka xubnaha ka ah […]

Continue reading …
Page 1 of 41234