Home » Search results for: “maraakiibta aduunka”

Marlabaad Akhri Qormo Aan P/O Ku daabacnay 2014 Goobtaas waxaa ka dhalankara suuq aad u way oo ah (Hub) ama xarun Maraakiibta waawayn ee aduunka ukala gooshaya kuwa maraya marinka Badda Cas (Wixii maraakiib maraysa badda Cas) iyo kuwa maraya Badwaynta intia oo usocda illaa China Illaa Hindiya, Illaa America iyo Africa.

Comments Off on Marlabaad Akhri Qormo Aan P/O Ku daabacnay 2014 Goobtaas waxaa ka dhalankara suuq aad u way oo ah (Hub) ama xarun Maraakiibta waawayn ee aduunka ukala gooshaya kuwa maraya marinka Badda Cas (Wixii maraakiib maraysa badda Cas) iyo kuwa maraya Badwaynta intia oo usocda illaa China Illaa Hindiya, Illaa America iyo Africa.

Maxaad kala socotaa Istaraajiyadda ay Puntland Dekadaheedu yeelan karaan haddii laga faa-iidaysto

Continue reading …

Warbixin Jasiiradda Seychelles Ei Kismaayo Dusheeda Ku Taal Waxay Ku Baraartay Kalluunka Soomaaliya Waxayna Ruqsado Kaluumasyi Siisaa Boqolaal Maraakiibta Kaluunka ee Dalalka Spain, France, Taiwan, Japan, Korea(Fallanqayn kooban iyo Dhalinyaro ku xiran hadda Daawo)

Comments Off on Warbixin Jasiiradda Seychelles Ei Kismaayo Dusheeda Ku Taal Waxay Ku Baraartay Kalluunka Soomaaliya Waxayna Ruqsado Kaluumasyi Siisaa Boqolaal Maraakiibta Kaluunka ee Dalalka Spain, France, Taiwan, Japan, Korea(Fallanqayn kooban iyo Dhalinyaro ku xiran hadda Daawo)

Jasiiradan yar ee Maapka kore ku cad, waxay ku beegantahay Kismaayo waxaana loo faarujiyay ka kalluumaysiga badda Soomaaliya markii uu dhacay dagaalkii sokeeye ee Somalia. Wixii 1990 ka horeeyay dhaqaalaha Seychelles wuxuu ku xirnaa dalxiiska laakiin markii dagaalkii sokeeye ee Somalia dhacay dhaqaalaha Seychelles wuxuu ku xirmay 80% kaluunka tuunaha, waana iska cadahay in ay […]

Continue reading …

marlabaad akhri maqaal aan ku daabacnay P/O 3 sano ka hor. Maxaad kala socotaa Istaraajiyadda ay Puntland Dekadaheedu yeelan karaan haddii laga faa-iidaysto Goobta illaahay uu ka dhigay deegaanka Puntland ayaa ah Goob aad iyo aad u ah Strategic oo haddii laga faa-iidaysan lahaa laga samaynlahaa malaayiin Doolar bill walba. Inta badan Markaaiibta isticmaala Badda […]

Continue reading …

Waa cadahay in illaahay Soomaalida siiyay nimcooyinka illaahay umad siiyo kuwa ugu badan, hadday noqon lahayn dhul iyo dad iyo wax walba. Nimcooyinka illahay ku manaystay Soomaaliya. 1) wabiyada shabeelle iyo Jubba dhererkooda waxay ka badan yihiin 2000 km halkaan ka eeg, waxayna maraan dhul simnan oo waliba carro madow ah, waxaana u dheer roob […]

Continue reading …

Akhri qormooyin arrinkaas la xiriira oo aan horey ugu daabacnay Puntolandobserver Soomaaliya ayaa waxay ku taalaa dhul aad iyo aad Istaraatigi u ah, waxayna daris la tahay dalalka aduunka ugu qanisan ee Khaliijka, waxay kaloo ku taalaa albaabka ay kasoo galaan Maraakiibta iyo Diyaaradaha ka yimaada dalalka Asia ee Europe iyo Caalamka kale u socda. […]

Continue reading …

Dekedda Berbera oo la kordhiyay canshuurtii laga qaadi jiray Konteenarada

Comments Off on Dekedda Berbera oo la kordhiyay canshuurtii laga qaadi jiray Konteenarada

maareeyaha dekadda berbera oo kordhiyay lacagihii canshuuraadka ee laga qaadijiray konteenarada. konteenarka 20 ft ah ama 6 mitir ah ayaa awal laga qaadi jiray hal million iyo 7 boqol oo kun sh soaliland halka hadda laga dhigay 3 million sh Somalilnd. Konteenarka 40 ft ama 13 mitir ah ayaa awal laga qaadi jiray 3 million […]

Continue reading …

Soomaaliya waa dalka dunida ugu qanisan

Comments Off on Soomaaliya waa dalka dunida ugu qanisan

Soomaaliya ayaa waxay ku taallaa goob aad Istaraaji u ah, waayo matalan qofka dhul ku leh Suuqa Bakaaraha, iyo Qof dhul ku leh meel magaalada darafkeeda ah dhulkoodu ma isku qiimuu noqonayaa, sidaa awgeed goobta ay Soomaaliya ku taal waa goob aad Istaraajiyad u ah oo ay maraan maraakiibta iyo Diyaaradaha aduunka isaga goosha. Waxaa […]

Continue reading …

Fadeexad: Shirkadda maafiyadaa ee dhisaysa Dekadda Boosaaso oo xog dheeraada ka soo baxday

Comments Off on Fadeexad: Shirkadda maafiyadaa ee dhisaysa Dekadda Boosaaso oo xog dheeraada ka soo baxday

Iyadoo dhawr casho ka hor ay warbaahinta Puntlandobserver soo daabacday warbixin dhab ah oo kusáabsan ceebta iyo fadeexaddii ka dhalatay xoogaagii xaqul jeebka ahaa ee ay madaxda Puntand ka qaateen shirkad maafiya ah oo nin Falastiiniya leeyahay oo leh waxaan dhisaynaa Dekadda Boosaaso, halka loo diiday in ay maal gashadaan dekadaha Garacad iyo Boosaaso shirkadda […]

Continue reading …

Sawirka maanta staraajiyadda Marinka Bab El Mandeb

Comments Off on Sawirka maanta staraajiyadda Marinka Bab El Mandeb

Hal sawir ayaa ka qiima badan 1000 eray. Sawirka aan maanta ugu talagalnay akhristayaashayada, waa Sawir sharaxaad fiican ka bixinaya sababta ay Soomaaliaya ugu taal goob strategic ah ama muhiim. Waxaa Soomaaliya ka ag dhow laba marin oo muhiim ah, waa marinka Bab el Mandab ee u dahxeeyay Yaman/Cadan iyo Jabuuti, iyo Marinak kale ee […]

Continue reading …

Goobta illaahay uu ka dhigay deegaanka Puntland ayaa ah Goob aad iyo aad u ah Strategic oo haddii laga faa-iidaysan lahaa laga samaynlahaa malaayiin Doolar bill walba. Inta badan Markaaiibta isticmaala Badda Cas iyo kuwa isticmaala Badwaynta Hindiya (Indian Ocean) ayaa haddii Dekad wayn Puntland laga hirgalin lahaa, Dekadaas waxay noqonlahayd goob Maraakiibtu ay Konteenarada […]

Continue reading …