Home » Search results for: “rajo air”

Daawo waraysi Mulkiilaha Rajoair oo horey Puntlandobserver ula soo xiriiri jiray oo la waraystay

Comments Off on Daawo waraysi Mulkiilaha Rajoair oo horey Puntlandobserver ula soo xiriiri jiray oo la waraystay

Xiriiraddii uu horey ula soo samaynjiray Gudoomijaha hoos ka eeg Kasoo Qaybgala Teleconference wax iska waydiin:Soo Celinta Qaranimada Umada Soomaaliyeed Waxaa soo qabanqaabiyay Ururka Wadaniga Badbaadinta Qaranka Soomaliyeed. Ogaysiis: Rajo-Air waa Diyaarad cusub oo goor dhow adeegyo cusub ka bilaabi doonta Soomaaliya

Continue reading …

Ogaysiis: Rajo-Air waa Diyaarad cusub oo goor dhow adeegaada ka bilaabi doonta Soomaaliya Rajo Air Fly’s RAJO AIR PDF to Somali Website’s

Continue reading …

Ciladda ugu wayn ee Soomaalu meel walba oo ay joogaan haysata waa dhaqan xumadii uu dhaxal siiyay Marxuum Kaligi Taliye Siyaad Barre. Waxaanad arkaysaa sida qaldan ee ay Soomaalidu u fahmeen shaqada Madaxwaynaha. Aduunka Casrigaa Shacabku meel bay iska saareen Madaxwayne in uu wax walba kaligiis go’aan ka gaaro. Madaxwayne shaqadiisu waa Hogaamiye (Charman) , […]

Continue reading …

Your Excellency Mr President, the co-chair, Your Excellency Mr Prime Minister, Honourable Ministers, Members of Parliament, distinguished representatives from the Puntland, the Interim Jubba Administration, Benadir, Galmadug and civil society. I want to add my welcome to all our partners, Somali and international. I am particularly pleased to see high level representatives from Puntland and the Interim Jubba Administration, and I welcome their commitment to participate in the Copenhagen High-Level Partnership Forum.

Comments Off on Your Excellency Mr President, the co-chair, Your Excellency Mr Prime Minister, Honourable Ministers, Members of Parliament, distinguished representatives from the Puntland, the Interim Jubba Administration, Benadir, Galmadug and civil society. I want to add my welcome to all our partners, Somali and international. I am particularly pleased to see high level representatives from Puntland and the Interim Jubba Administration, and I welcome their commitment to participate in the Copenhagen High-Level Partnership Forum.

Remarks by UN Envoy to Somalia at joint HLPF-SDRF meeting Your Excellency Mr President, the co-chair, Your Excellency Mr Prime Minister, Honourable Ministers, Members of Parliament, distinguished representatives from the Puntland, the Interim Jubba Administration, Benadir, Galmadug and civil society. I want to add my welcome to all our partners, Somali and international. I am […]

Continue reading …

Murtida Maanta [Thought of the Day]

Comments Off on Murtida Maanta [Thought of the Day]

Murtida Maanta [Thought of the Day] Suurtaggal weeye in qofku qiyaastii afartan casho cunto la’aan noolaan karo, biyo la’aan ilaa iyo saddex casho, hawo la’aan ilaa iyo siddeed daqiiqadood, hayeeshee ilbiriqsi qudha weeye intuu rajo la’aan noolaan karo. Summadlaawe Man can live about forty days without food, about three days without water, about eight minutes […]

Continue reading …

Murtida Maanta [Thought of the Day]

Comments Off on Murtida Maanta [Thought of the Day]

Murtida Maanta [Thought of the Day] Suurtaggal weeye in qofku qiyaastii afartan casho cunto la’aan noolaan karo, biyo la’aan ilaa iyo saddex casho, hawo la’aan ilaa iyo siddeed daqiiqadood, hayeeshee ilbiriqsi qudha weeye intuu rajo la’aan noolaan karo. Summadlaawe Man can live about forty days without food, about three days without water, about eight minutes […]

Continue reading …

Habowyow, Yaa/Maxaa Ku Haga? Qormada 6aad

Comments Off on Habowyow, Yaa/Maxaa Ku Haga? Qormada 6aad

Habowyow, Yaa/Maxaa Ku Haga? Qormada 6aad Sidee lagu heli karaa dowlad ay hoggaaminayaan dad leh karti Adeeg Qaran (AQ) daacadna ah? Qormadii 5aad waxan guud ahaan ku faaqiday Maandayow iyo Adeeg Qaran (MIAQ). Waxan si faahfaahsan qormada 5aad ugu falanqeeyey; maqnaantii iyo marnaantii baahsaneyd ee laga mutay Adeeg Qaran. Ku hungowgii lagu hungoobay, hankii dowladnimada […]

Continue reading …

Fahad Yaasiin Xaaji Daahir fahadsom@hotmail.com ama editor@somalitalk.com SomaliTalk.com | Nairobi, Kenya URL: www.SomaliTalk.com/fahad QAYBTA::: Hordhac | 1 | 2 | 3 C/LAAHI YUUSUF IYO TARTANKA MADAXTI- NIMADA . Waa qormadii aan ku qiimeyneynay tartama-yaasha. IDOORO AAN KU DILEE. HORUDHAC: C/Laahi Yuusuf Axmed Shirarkii tirada badnaa ee Soomaalida loo qabtay, shirkan ayaa ah kii ugu dheeraa. […]

Continue reading …

Qormada Cabdiraxman Gablax ” Xal ma laga gaari karaa siyaasadda”?–> Halkaan ka akhri, oo uu Gablax qoray 2013 ayaan xalay akhriyay waxaana runtii ka buuxa dhamaan xigmadaha ay Soomaali maanta u baahantahay in ay dalkoodii wacnaa dib u dhistaan. Hadaba waxaan isniri akhristayaasha P/O marlabaad wixii arragti suubana ha kala baxaan qormadaan strong> Xigasho puntland24 […]

Continue reading …

Halkaan ka daalaco qormooyinkii hore ee Qoraaga caankaa Saxardiid Kilwe Waayadan dambe mareegaha somalida, baraha xiriirka bulshada iyo fadhi ku dirirada daweynuhu ku falanqeeyaan siyaasadaba waxa kusoo badanayay dhaliilo loo jeedinayo madaxweynaha Puntland Dr. C/weli M. A. (Gas), Kaasoo lagu eedaynayo gudoon jilicsan. Hadaba anoon gudagalin faahfaahinta eedaymahaas, isla markaana garsoore ka noqon ka gungaarida […]

Continue reading …
Page 1 of 212