Home » Search results for: “sweden cumaan”

Maxaa ka hirgallay Qormooyinkii Aan 2015 Ku Daabacnay P/O Ee Maxay Soomaali kaga dayan Karaan Sweden Iyo Cumaan (Nabad Nabad Dhedhexaad)

Comments Off on Maxaa ka hirgallay Qormooyinkii Aan 2015 Ku Daabacnay P/O Ee Maxay Soomaali kaga dayan Karaan Sweden Iyo Cumaan (Nabad Nabad Dhedhexaad)

Waxkasta oo dhanka wanagsan loo dhigo, qolaa dhanka kale ula cararta. Fikirka in Soomaalidu dhexdhexaad ka noqoto siyaasaha aduunka waa fikirka ugu qiimaha badan in aadan cidna colaysan, laakiin waxaad mooddaa in ay hadda soo badanayaan qolooyin aad u colaadinaya Imaaraadka iyo xulufadiisa waana arrin aad iyo aad u qaldan, waayo imaaraadku wuxuuba ahaa dalka […]

Continue reading …

2015 Waxaan p/o Ku Daabacnay qormo muhiima oo aan ugu magac darnay Xadaaradda Sweden Maxay Soomaalidu kaga dayan karaan (Maqaal Kooban) Qormadaan ayaa nuxurkeedu wuxuu ahaa qofkii wanaag sameeya wanaagga waa looga daydaa, ee reer sweden waxay fahmeen nabadda macaankeeda, waxay fahmeen islaax ka shaqaynta iyo wanaag ka shaqaynta macaankeeda. Waxayna iska illaasheen dhaqanka ku […]

Continue reading …

Kenya Oo Dayax Gacmeed Hawada U Dirtay, Intii Soomaali Ku Mashquul Sanayd Caadifad Iyo Xasad (Fallanqayn Kooban)

Comments Off on Kenya Oo Dayax Gacmeed Hawada U Dirtay, Intii Soomaali Ku Mashquul Sanayd Caadifad Iyo Xasad (Fallanqayn Kooban)

Waxaan PUntlandobserver muddo 6 sino ah ku daabacaynay qoraalo farabadan oo la xiriira in ay Soomaali meel iska dhigaan ka shaqaynta xasarad. Halkaan ka eeg Qoraalo kooban oo aan tusaale ugu soo qaadanay dalalka Sweden iyo Cumaan Si umadi ay dadkooda u horumariyaan, waxay u baahanyihiin nidaam dawladeed oo lagu hago aqoon iyo ilbaxnimo gaamurtay […]

Continue reading …

Qoraaladii Aan P/O Ku Daabici Jirnay ee Ku Saabsanaa In Umadaha Caalamka Nagula Nool Oo Dhan Walaaltinimo Iyo Qadarin Iyo Jacayl Loo Muujiyo

Comments Off on Qoraaladii Aan P/O Ku Daabici Jirnay ee Ku Saabsanaa In Umadaha Caalamka Nagula Nool Oo Dhan Walaaltinimo Iyo Qadarin Iyo Jacayl Loo Muujiyo

Bismillah Waxaa illaaheen subxaanu qaadir uu nagu duway oo na tusay in aan marwalba ku daabici jirnay P/O qoraalo ku saabsan in ay Soomaalidu u noqdaan aduunka role model ama in ay qawmiyadda Soomaalidu caalamka ka dhaadhiciyaan in qawmiyadda Soomaalidu ay doonayso in ay walaaltinimo, qadarin iyo jacayl u muujiyaan qawmiyadaha kale ee caalamka nagula […]

Continue reading …

Muxuu Salka Ku Hayaa Dagaalka Xulufada Sacuudiga Iyo Qadar, Doorka Soomaaliya Kaga Aadan Se Muxuu Ku Habboonyahay

Comments Off on Muxuu Salka Ku Hayaa Dagaalka Xulufada Sacuudiga Iyo Qadar, Doorka Soomaaliya Kaga Aadan Se Muxuu Ku Habboonyahay

Inkastoo ay jiraan doodo badan oo kala duwan oo cabiraya waxa uu salka kuhayo dagaalka Sacuudiga iyo Qadar hadana waxaa jirta dood oranaysa wuxuu salka ku hayaa Dhuumo Shidaal, akhri qormo doodaas ka hadlaysa –> Maap Cadaynaya Qulquladda Sacuudiga Iyo Qatar In Ay Salka Ku Hayso Dhuumaha Gaaska Qatar Oo Dhanka Iran Loo Weecinayo (Fallanqayn). […]

Continue reading …

Soomaali Oo Dagaal ka Daashay Iyo Sacuudiga Oo Dagaal Xiisa U Haya (Qormo Gaaban)

Comments Off on Soomaali Oo Dagaal ka Daashay Iyo Sacuudiga Oo Dagaal Xiisa U Haya (Qormo Gaaban)

Madaxwaynaha Soomaaliya Farmaajo ayaa si geesinimo ah u diiday dalab uga yimid madaxda maamul Gobaleedyada oo qaba in Sacuudiga iyo Imaaraatka awgood xiriirka loo jaro dalka ay ka gardaranyihiin ee Qadar. Hadaba Soomaaliya ayaa burburka soo gaaray waxaa u sabab ahaa gulufkii colaadeed ee ay Soomaaliya ku qaaday ethiopia 1977, kaasi oo ahaa dalab uga […]

Continue reading …

Hadda kahor ayaan p/O ku daabici jirnay sidii aan uga xumaanay mar Madaxwaynaha Soomaaliya Xasan Sh uu lakala saftay qulqulad ka dhex aloosantay Iran iyo Sacuudiga. Waana arrin aad u qaldan in aad lakala safatid qulqulad si lama fillaana uga dhex aloosantay laba dal. Waxaana wanaagsan haddiiba aad door ka qaadanaysid in uu noqdaa doorkaagu […]

Continue reading …

Dalka Oman Waa Dalka Kaliya ee Ka Badbaaday Dalalka Carabta Waayo Siyaasaddiisu Waa Dhexdhexaad (Cdayn Iyo Qormo Gaaban) Warbaahinta P/O ayaan marwalba ku baahinnaa in ay Soomaalidu ka dheeraadaan wax allaale oo fawdo iyo qulqulad la xiriira, waxaanan marar badan ku baahinay qormo aan Sweden tusaale ugu soo qaadanay sida dalka sweden uu isaga illaasho […]

Continue reading …

Warbaahinta P/O ayaan marwalba ku baahinnaa in ay Soomaalidu ka dheeraadaan wax allaale oo fawdo iyo qulqulad la xiriira, waxaanan marar badan ku baahinay qormo aan Sweden tusaale ugu soo qaadanay sida dalka sweden uu isaga illaasho waxyaalaha dagaal iyo fawdo ku taxaluqa akhri warbixintaas Dalka Cumaan ayaa fahmay siyaasadda wuxuuna iska illaashaa in uu […]

Continue reading …