Home » Search results for: “waceys”

Xaggee Ku Danbeeyeen Boqolaalkii Alshaab Ee Dagaaladii Suuj, Garmaal, Iyo Garacad Lagu Qabtay?, By Waceys Ilfur

Comments Off on Xaggee Ku Danbeeyeen Boqolaalkii Alshaab Ee Dagaaladii Suuj, Garmaal, Iyo Garacad Lagu Qabtay?, By Waceys Ilfur

WARBIXIN XASAASI AH OO KU SOCOTA MADAXDA & MASUULIYIINTA PUNTLAND. Dhamaantiin Reer Puntland meel walba aad joogtaan Dibed & Gudaba waxaan rabaa inaan Masuuliyiinta & Madaxda Puntland weydiiyo su’aal in badan oo naga mida ka guuxaysa. Si gaara Madaxweynaha Puntland & Saraakiisha Puntland ee Amniga,  Golaha Garsoorka, Maxakamada Sare. Waxaanu ognahey in Ciidan Alshabaab ah […]

Continue reading …

Waceys Maxamuud Maxamed Ilfur Oo Ka Hadlaya Alshabaab Galgala Iyo Sirdoonka Somaliland Oo Uu Sheegay In Arrimahaan Ay Shidaalka Lug Ku Leeyihiin Afeef. Warbixnidaan waxay gaar u yihiin dadka soo diyaariyay P/o Kaliya fikradaha kala gadisan waa ku daabacnaa.

Continue reading …

Dhagayso Hooyo Reer Hadaaftimo Ah Oo Arragtay 80 Alshabaab Ah Oo Habeen Hore Saqdhexe Hadaaftimo Ka Gudbay oo Ceerigaabo Loo Gudbiyay kadibna Burco/Beer Loo gudbiyay (Cali Xaraare Oo Waraystay)

Comments Off on Dhagayso Hooyo Reer Hadaaftimo Ah Oo Arragtay 80 Alshabaab Ah Oo Habeen Hore Saqdhexe Hadaaftimo Ka Gudbay oo Ceerigaabo Loo Gudbiyay kadibna Burco/Beer Loo gudbiyay (Cali Xaraare Oo Waraystay)

Sida ku cad waraysiga kore ee ruux haweena oo lasoo xiriirtay  Cali Xaraare waxay sheegtay in ay indhaheeda ku arragtay maleeshiyaad gaaraya 80 oo kooxda alshaab ee ka dagaama buuraha Galgala kana tirsan Alshabaab,. Haweenaydaan ayaa ah dadka degan deegaanka Hadaaftimo ee Gobalka Sanaag maleeshiyaadkan ayay sheegtay in aanay degaankana kala aqoon oo ay waydiiyeen […]

Continue reading …

Xog:Shabaabkii ku jiray Buuraleyda Caalmadow oo ka baxay & Xog laga helay meelasha ay aadeen

Comments Off on Xog:Shabaabkii ku jiray Buuraleyda Caalmadow oo ka baxay & Xog laga helay meelasha ay aadeen

WAR DEG DEG AH OO KUSAABSAN ARGAGIXISADA BUURAHA CALMADOOW EE GALGALA XOG LA LAGA HELEY. AKHRISO: Shabaabkii ku jiray Buuraleyda Caalmadow oo ka baxay & Xog laga helay meelasha ay aadeen. Warar ilaa hadda ku jira xaqiijintii u dambeysay lagana helayo Buuraleyda Caalmadow & Degmooyin kamid ah gobalka Sanaag ayaa sheegaya in la arkay maleeshiyaad […]

Continue reading …

Taabid Cabdi Maxamed oo Loo Magacaabay Gudoomiyaha Gobolka Banaadir

Comments Off on Taabid Cabdi Maxamed oo Loo Magacaabay Gudoomiyaha Gobolka Banaadir

Taabid Cabdi Maxamed Ayaa kasoo jeeda Beesha Hawiye Gaar ahaan Abgaal Waceysle Waxana uu badalay Gudoomiyee hore ee Gobolka Banaadir oo Xilka laga Qaaday,  

Continue reading …

Beesha Wacbuudhan/Galmaax Yoonis Oo U Hanjabtay Xukuumadda Khayre (Akhri Fallanqaynta)

Comments Off on Beesha Wacbuudhan/Galmaax Yoonis Oo U Hanjabtay Xukuumadda Khayre (Akhri Fallanqaynta)

Beesha Galmaax Yoonis oo kamida beelaha Abgaal ayaa sheegay in ay degaan illaa 20 degmo balse aynan wax xil ah ka hellin Golaha wasiirada, isla markaana ku hanjabay in Caasimadda laga wareejiyo Muqdisho Beesh Abgaal ayaa sidan Hoose u kala baxa 1) Harti Abgaal -waxaa kasoo jeeda Prof Geedi oo kasoo jeeda Warsangali, iyo Sh […]

Continue reading …

Beelaha Ay kosoo Jeedaan Wasiiru-dawlayaasha DFS

Comments Off on Beelaha Ay kosoo Jeedaan Wasiiru-dawlayaasha DFS

HAWIYER 1- Cabdulqaadir Macalin Nuur, Madaxtooyada, Hawiye, Abgaal, Waceysle 2- Cabdullaahi Faarax Wehliye, Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo dib u heshiisiinta , Hawiye, Duduble 3- Xildhibaan Xasan Macalin Xuseen, Wasaaradda Amniga Gudaha, Hawiye, Murusade. 4- Xildhibaan Cabdiraxmaan Kulmiye Xirsi, Wasaaradda Gadiidka cirka iyo dhulka , Hawiye, Shiiqaal. 5- Axmed Cabdi Kaariye, Wasaaradda Howlaha guud iyo […]

Continue reading …

Libaaxa Puntland-Gudoomiyaha Gobalka Bari Yuusuf Maxamed Waceys (DHEDO) oo ay shacabka Puntland aad u jecelyihiin ayaa dhaar ku maray in ay sharciga horgayn doonaan ganacsato kalkaalisa dadqalatada shacabka masaakiintaa qalata. Dhedo ayaa sheegay in ay hayaan xogtooda qaar shacabka isaga dhiga dad caadiya balse uu ku dhacay cudurka dadqalnimada. Dhedo ayaa sheegay in ay hayaan […]

Continue reading …

1) Abshir Maxamed Axmed (Abshir Bukhaari) Kursiga Beesha reer Xaaji Saleebaan H/gidir 2) Jen. Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid — Beesha Sacad H/gidir 3) Cabdi Axmed Dhuxulow (Dhegdheer) — Murusade 4) Yuusuf Geelle Ugaas — Beesha Duduble 5) Zamzam Dahir Maxamuud — Beesha C/raxmaan Saleebaan Waceysle 6) Jawaahir Axmed Cilmi — Beesha Cayr H/gidir 7) C/waaxid […]

Continue reading …

Jaaliyada Puntland ee dalka Finland oo tacsi tiiraanyo leh udireysa qoyskii uu ka geeriyooday Abukato Maxamed Aweys Afrax

Comments Off on Jaaliyada Puntland ee dalka Finland oo tacsi tiiraanyo leh udireysa qoyskii uu ka geeriyooday Abukato Maxamed Aweys Afrax

Taariiqda Guud ee Abukato Maxamed Aweys Afrax: 1937-2015 Marxuumka oo ku geeriyooday caasimada dalka Finland ee Helsinki taariikhdu markey ahayd 25/9/2015 Dr Abukaato Maxmed Aweys Afrax wuxuu dhashay sanadka 1937 wuxuu ku dhashay Muqdisho , waxuu Dugsi Sare iyo Dhexe kaga soo baxay Qaahira Dalka Masar -Kadib waxuu Wax barashadiisa Jaamacadeed ku qaatay Jaamacada University […]

Continue reading …
Page 1 of 212