Home » Archives by category » Aqoon-kororsi (Page 15)

Murtida Maanta [Thought of the Day]

Comments Off on Murtida Maanta [Thought of the Day]

Murtida Maanta [Thought of the Day] Wixii uurkaaga ku jira afkaa kaa xada. Maahmaah Soomaaliyeed Whatever is in the heart will come up to the tongue. Persian Proverb   Tifaftiraha puntlandobserver@gmail.com 17.11.2017

Continue reading …

Murtida Maanta [Thought of the Day]

Comments Off on Murtida Maanta [Thought of the Day]

Murtida Maanta [Thought of the Day] Nimaan kuu furi doonnin yaanu kuu rarin! Maahmaah Soomaaliyeed He who is not going to unload your camel should not be the one to load it. Somali Proverb   Tifaftiraha puntlandobserver@gmail.com 16.11.2017

Continue reading …

Murtida Maanta [Thought of the Day]

Comments Off on Murtida Maanta [Thought of the Day]

Murtida Maanta [Thought of the Day] Nolosha wanaagsani waa midda jacayl uu dhiirrigeliyo aqoonna ay hadeeyso. Bertrand Russell The good life is one inspired by love and guided by knowledge.   Tifaftiraha puntlandobserver@gmail.com 15.11.2017

Continue reading …

Buuggayga Ma Akhriyo

Comments Off on Buuggayga Ma Akhriyo

Buuggayga Ma Akhriyo Afo la oran jirey Marwo Filib ayaa odaygeeda, Mudane Filib, ahaa nin wax akhrinta habaar ku qaba. Ooridiisii ayaa jeclaysatay in uu waxna akhristo reerkana uusan illaawin oo wakhtigiisa wax ka siiyo. Kor iyo hoosba way ula hadashay, hayeeshee way ka caalwayday oo is-beddeliwaa. Xaaskii markay aragtay Mudane Filib in wax-akhrintu belwad […]

Continue reading …

Murtida Maanta [Thought of the Day] Ishiisa-laga-arkaa ushiisa lagu tumaa. Maahmaah Soomaaliyeed A coward is beaten with his own stick. Somali Proverb   Tifaftiraha puntlandobserver@gmail.com 14.11.2017

Continue reading …

Murtida Maanta [Thought of the Day] Noloshu waa imtixaanka ugu adag. Dad fara badan ayaa ku dhaca waayo waxay iskuddayaan in dadyow kale qishaan. Waxaa ka dahsoon in qof kasta leeyahay waraaq weyddiimeed u gaar ah. Magaclaawe Life is the most difficult exam. Many people fail because they try to copy others, not realizing that […]

Continue reading …

Nabad iyo Nolol

Comments Off on Nabad iyo Nolol

Nabad iyo Nolol Dhulka awoowayaasheen, Ilaah Jannadii ha ka wada waraabiyee, kama aynnu dhaxlinnin. Eebbe ayaa inoo hibeeyey. Horumarku waa tallaabooyin aadanahu qaado si uu uga faa’iideeysto khayraadka Alle siiyay. Goobtii webiyada ka arradan waxay heli kartaa biyaha dhulka hoostiisa mara iyo midka samada ka soo dhaca (roobka). Dhibaatada deegaanka qofkii ayan ku weynnayn qudhiisa […]

Continue reading …

Murtida Maanta [Thought of The Day] Wax ka halis badan oo aan ka ahayn damiirka mutacasabka ah ma jiro. George Bernard Shaw There is nothing more dangerous than the conscience of a bigot.   Tifaftiraha puntlandobserver@gmail.com 10.11.2017

Continue reading …

Murtida Maanta [Thought of the Day] Dhammaan wax kastoo nolosha ku xidhan saddex siyaalood ayaa fashiliya: Ka ashtakow giddi wax kasta; Ku eedee dhibaatooyinkaaga dadyow kale; Marna mahadnaqe ha noqonnin. Magaclaawe Three ways to fail at everything in life: Complain about everything; Blame others for your problems; Never be grateful. Unknown   Tifaftiraha puntlandobserver@gmail.com 09.11.2017

Continue reading …

Murtida Maanta [Thought of The Day]

Comments Off on Murtida Maanta [Thought of The Day]

Murtida Maanta [Thought of The Day] Aamminnimada iyo saraaxadda halis bay ku badaan. Hayeeshee, aammin iyo saraaxadle ahow. Kent M. Keith Honesty and frankness make you vulnerable. Be honest and frank anyway.   Tifaftiraha puntlandobserver@gmail.com 08.11.2017

Continue reading …