Home » Archives by category » Aqoon-kororsi (Page 22)

Murtida Maanta [Thought of The Day]

Comments Off on Murtida Maanta [Thought of The Day]

Murtida Maanta [Thought of The Day]   Kolka maamuus la waayo, maxay tahay waxa hadhay?   Publilius Syrus   What is left when honour is lost? Tifaftiraha puntlandobserver@gmail.com 29.08.2017

Continue reading …

Murtida Maanta [Thought of the Day]

Comments Off on Murtida Maanta [Thought of the Day]

Murtida Maanta [Thought of the Day] “Wacnaanta dadku waa weynaanta qaanuunka.” M T Cicero [106-43 BC]   “The good of the people is the greatest law.”   Tifaftiraha puntlandobserver@gmail.com 28.08.2017   

Continue reading …

Webiyada iyo Badda [Sheekaxariirooyinka AESOP]

Comments Off on Webiyada iyo Badda [Sheekaxariirooyinka AESOP]

Webiyada iyo Badda [Sheekaxariirooyinka Aesop] Waa waayada ka mid ah ayaa dhammaan Webiyada isu yimaaddeen si ay uga ashtakoodaan falka Baddu sameeyso, kaas oo ah in biyahoodu ay milix u rogto. “Kolkaannu adiga kuu nimaadno,” ayay Baddii ku yidhaahdeen, “waannu macaannahay oo waa nala cabbi karaa: hase ahaatee, goortaannu muddo gaaban kula joogno oo aannu […]

Continue reading …

Wax Kaa Khuseeya Ma Jiro

Comments Off on Wax Kaa Khuseeya Ma Jiro

Wax Kaa Khuseeya Ma Jiro Isagoo hoygiisii ku sii jeeda, waxaa Xoja joojiyey nin ay tuulada wada degganaayeen oo xamaasadaysan oo macmacaan hamuungorgoraale ah. “Xojoow, waxaan goor dhoweyd arkay qof sida saxan weyn oo ballaaran oo macmacaan ay ka dhacayso ka buuxo.” “Wax iga khuseeya ma jiro.” “Qofkiise siday wuxuu saxanka weyn oo ballaaran u […]

Continue reading …

Bakaylayaasha iyo Rahaha

Comments Off on Bakaylayaasha iyo Rahaha

Bakaylayaasha iyo Rahaha Bakaylayaasha, sidaynnu la wada soconno, xayawaan weeye aad u xishood badan. Sharqanta ugu yar oo uu maqlo baa cabsi gelisa, wuxuuna u farandulleeyaa burkuu ku dhuunto kolkuu nafta u yaabo. Waxay maalin maalmaha ka mid ah go’aansadeen in gunnimaday ku jiraan ay geeriyi dhaanto. Hayeeshee, iyagoo wali arrinkii rogrogaya oo ka doodaya […]

Continue reading …

Kumaad Rumeeysanaysaa?

Comments Off on Kumaad Rumeeysanaysaa?

Kumaad Rumeeysanaysaa? Waxaa kadinka deyrka Wadaad Nasruddiin yimid nin ay jaar ahaayeen. Dibedda ayuu ugu soo baxay oo ninkii la kulmay. “Wax miyaad, Shiikhow, ka qabi lahayd,” jaarkii ayaa weyddiiyey, “in aad maanta dameerkaaga i amaahiso? Degmada inagu dhow ayaan alaabo yar ku geeysan lahaa.” Hayeeshee, Wadaadku arrinta sinnaba uguma jajabnayn, gaar ahaan in uu […]

Continue reading …

Siyaasadaha Dhaqaalaha

Comments Off on Siyaasadaha Dhaqaalaha

Siyaasadaha Dhaqaalaha Dunida dhaqaale ma horumari karo, haddii aan lagu dhaqminnin siyaasado sax ah oo horumarka ka miradhaliya. Siyaasadaha dhaqaalaha ee wanaagsan waxay kala yihiin sidan soo socota: In suuqu xoryahay (free market); In canshuuraha badeecadaha soo dega iyo kuwa gudaha la yareeyo; In xukuumaddu aanay faraggellinnin suuqyada kuna ekaato kaalinteeda sharci-u-dejinta dhaqaalaha, ilaalinta iyo […]

Continue reading …

Shirkadaha Waaweyn ee Soomaaliya Dhaqaalaha Soomaaliya waxa saldhig u ah dhoofinta xoolaha, beeraha, iyo xawaaladaha. Xeerarka Soomaalida ee soo-jireenka ah ayaa fududeeyay in ganacsatadu amni helaan, gaar ahaan deegaannada Puntland iyo Somaliland. Nabaddoonnada iyo baarlamaannada gobolladaasi ama deegaannadaasi ayaa gacan ka geeystey, halkii ay ka ahayd in dawladda dhexe sugto amniga ganacsatada iyo muwaadinnada dalka. […]

Continue reading …

Tilmaamaha Hoggaaminta Wanaagsan Dabeecadaha wanaagsan waxaa ka mid ah jacaylka, naxariista, degganaanshaha, daacadnimada, iwm. Dhanka kale dabeecadaha cudurrada faafa ee sunta ah oo kala ah: nacaybka, khaa’innimada, aarsashada, iwm, ayaa ku faafa bulshada. Sidaas darteed hoggaamiyayaasha iyo ciddii daneenaysa in ay noqoto waa in naftooda aqoon wannaagsan u leeyihiin. Dadku hufnaan ma aamminsanyahay? Hoggaamiyayaashuse ballanqaadyadooda […]

Continue reading …

Soomaali Oo Dagaal ka Daashay Iyo Sacuudiga Oo Dagaal Xiisa U Haya (Qormo Gaaban)

Comments Off on Soomaali Oo Dagaal ka Daashay Iyo Sacuudiga Oo Dagaal Xiisa U Haya (Qormo Gaaban)

Madaxwaynaha Soomaaliya Farmaajo ayaa si geesinimo ah u diiday dalab uga yimid madaxda maamul Gobaleedyada oo qaba in Sacuudiga iyo Imaaraatka awgood xiriirka loo jaro dalka ay ka gardaranyihiin ee Qadar. Hadaba Soomaaliya ayaa burburka soo gaaray waxaa u sabab ahaa gulufkii colaadeed ee ay Soomaaliya ku qaaday ethiopia 1977, kaasi oo ahaa dalab uga […]

Continue reading …