Home » Archives by category » Aqoon-kororsi (Page 23)

Sababaha Fashilaadda Ganacsiyada Maxaa Sababa Fashilaadda Ganacsiyada? Mid ka mid ah waxyaabaha sideedaba ay adagtahay in la garto waa weyddiinta ah: Maxaa sababa fashilaadda ganacsiyada? Su’aal weeye maskaxda daalinaysa. Haddii maammulayaasha ganacsiyadu ka warqabi lahaayeen in khalad ay sameeyaan, waxaa laga yaabi lahaa dhibaatada in xal ay u raadin lahaayeen. Badi maammulayaashu, xitaa haddii ay […]

Continue reading …

constituency oo micnaheedu yahay sida soo socota. Tirada Xildhbaanada ee dal ayaa waxaa loo qaybinayaa tirada dadka ee dalka waa marka dalka oo dhan laga hadlayo, markaas ayaa waxaad helaysaa Gobol kasta ama magaalo kasta ama meelkasta oo dad ku nool yahay inta xildhibaan ee kasoo bixi karta. Tusaale sawirka kore waa map constituency Gobol […]

Continue reading …

Goodirkii Xanuunsanaa

Comments Off on Goodirkii Xanuunsanaa

Goodirkii Xanuunsanaa Goodir xanuunsaa ayaa kob gees ah oo dhulkiisii daaqsinta ahaa jiifey. Tiro badan oo saaxiibbadiisa ahaa baa hadba soo booqda oo ka waraysta xaaladdiisa caafimaadka halka ay marayso. Hase ahaatee, kii kol soo booqdaba wuxuu isugu roonaadaa in uu bukaanka ka cuno cuntadii ag tiilley. Sidaas darteed, Goodirkii waa dhintey. Uma dhimannin cudurkii […]

Continue reading …

Cajam, Carab iyo Cuddoon

Comments Off on Cajam, Carab iyo Cuddoon

Cajam, Carab iyo Cuddoon Maalin maalmaha ka mid ah ayaa Cajam iyo Carab lugabaxsi isu raaceen. Waxay arkeen inan gashaanti ah oo jaah iyo joog Eebbe u dhammeeyey oo Cuddoon la yidhaahdo oo aqalkoodii ku sii socota. Carab ayaa yidhi: “Jeclaan lahaayaa in aan u tago oo la soo haasaawo.” Cajam baa isna yidhi: ”Jeclaan […]

Continue reading …

Qurbajooggu waa Cudud Qarsoon

Comments Off on Qurbajooggu waa Cudud Qarsoon

Qurbajooggu waa Cudud Qarsoon Ururradeenna qurbajoogta waxay u jiraani waa qaabkay u beddeli lahaayeen magaalooyinka iyo tuulooyinka naga lumay. [Our exile organizations have been our way of replacing the cities and villages we have lost.] Henning Mankell Awoodda qarsoon ama aan muuqan ee Puntland waa qurbajoogta qarnigii labaatanaad (20th Century) ee tegey intii dhexda lagaga […]

Continue reading …

Dayaxa iyo Hooyadiisa

Comments Off on Dayaxa iyo Hooyadiisa

Dayaxa iyo Hooyadiisa Dayaxa ayaa maalin maalmaha ka mid ah Hooyadiisa ka baryay in ay toob u sameeyso. “Maandhow, sidee arrinkaasi suurtaggal ku yahay?” ayay Hooyo ku warcelidey; “Ma jiro cabbir adiga ku le’eg oo kuu geli kara. Kol Bil Cusub baad tahay; kolna Bil Shan iyo Tobnaad ah baad tahay; inta u dhexeeysana keer […]

Continue reading …

Waraabe ”Habaar in uu i haysto baan ka baqsanahay. Haddaan ahay Waraabe, maxay tahay musiibadani oo Maalig kelidey uun igu salliday?” Dhurwaa ayaa su’aalay, isagoo la warramaya Naftiisa. ”Duurjoogta kale hooggani ilama qabaan. Maxaan taa ku galabsaday oo ku mutaystay?” Waxay ugu jawaabtay: ”Ma jiro, innaba ha yaraatee, waxaad kaga duwan tahay dugaagga kale. Ma […]

Continue reading …

Fadlan isha ku hay warbaahinta Puntlandobserver waxaan awoodda isugu gayn doonnaa insha allaah in Soomaalida laga wacyi galliyo dhammaan wixii qulqulad la xiriira iyo in aan marna lala kala safan  laba dal oo caalamka nagula nool oo ay qulqulad siyaasadeed ka dhex jirto. Marna yaynan Soomaali yeellin wax la xiriira qulqulad iyo dagaal iyo saldhig […]

Continue reading …

Murtida Maanta [Thought of The Day]

Comments Off on Murtida Maanta [Thought of The Day]

Murtida Maanta [Thought of The Day]   Noloshu dhabtii wax sahlan weeye, innaga ayaase ku adkaysanna in aynnu murginno oo adayg ka dhigno.   Confucius   Life is really simple, but we insist on making it complicated.     Tifaftiraha puntlandobserver@gmail.com 15.04.2017

Continue reading …

Roobdoon iyo Xadradda Xerta

Comments Off on Roobdoon iyo Xadradda Xerta

Roobdoon iyo Xadradda Xerta [Sheeko Gaaban]   Tuulada Jawaarey, u dhexeeysa degmooyinka Baardheere iyo Saakow, ayaan muddo laba iyo toban bilood (sannad) ah dhibic roob ah ka di’innin. Waxaa rayidkii goobtaas ku noolaa ku dhacay biyo la’aan, dallaggii beeraha oo ka xumaaday iyo xoolihii oo waayay baad ay daaqaan. Dadkii deegaanka deggannaa, intoodii badnayd, waxay […]

Continue reading …