Home » Archives by category » Aqoon-kororsi (Page 21)

Murtida Maanta [Thought of the Day] Isudhiganka u dhexeeya aqoondarrida iyo aqoonta aqoondarrida + saboolnimada = jariimada aqoondarrida + hodannimada = musuqmaasuqa aqoondarrida + xorriyadda = fowdada aqoondarrida + saldanadda = jawrka aqoondarrida + diinta = argaggixisada. Halka aqoondarrida ku beddel aqoonta. Daawo aqoontu waxay aqoondarrida ku dhigto. aqoonta + saboolnimada = qanacsanaanta aqoonta + […]

Continue reading …

Murtida Maanta [Thought of the Day]

Comments Off on Murtida Maanta [Thought of the Day]

Murtida Maanta [Thought of the Day] Ninka wax aad u yar haysta maaha sabool, waxaase ah ninka wax badan u buseela. Lucius Annaeus Seneca It is not the man who has too little, but the man who craves for more, who is poor. Tifaftiraha puntlandobserver@gmail.com 17.09.2017

Continue reading …

Murtida Maanta [Thought of the Day]

Comments Off on Murtida Maanta [Thought of the Day]

Murtida Maanta [Thought of the Day] Miigganaantu naftayda ayay runta u sheegtaa. Mukhlisnimaduna dadka kale ayay runta u sheegtaa. Spencer Johnson Integrity is telling myself the truth. And honesty is telling the truth to other people. Tifaftiraha puntlandobserver@gmail.com 16.09.2017

Continue reading …

Murtida Maanta [Thought of the Day] Gudcur gudcur ma kaxeeyn karo; ilays qudha baa taa kari kara. Nacayb nacayb ma kaxeeyn karo; jacayl qudha baa taa kari kara. Martin Luther King, jr. Darkness cannot drive out darkness; only light can do that. Hate cannot drive out hate; only love can do that. Tifaftiraha puntlandobserver@gmail.com 15.09.2017 […]

Continue reading …

Taariikhda Lacagta (Haddii Dawladda Federaalka Lacag Soo Daabacdo Sidee Maamul Gobaleedyada Lowgu Qaybinayaa) By Ibrahin Gablax Qaybta 1aad

Comments Off on Taariikhda Lacagta (Haddii Dawladda Federaalka Lacag Soo Daabacdo Sidee Maamul Gobaleedyada Lowgu Qaybinayaa) By Ibrahin Gablax Qaybta 1aad

2006-dii ayaan ku daabacay webkii Mudugonline, maqaal aan ugu magac daray taariikhda lacagta, hadana maanta waxaan is iri waa muhiim in laga hadlo taariikhda lacagta maadaama haddii DFS ay lacag soo daabacdo aynan dadku ka warhayn sida lacagtaas maamul Gobaleedyada lowgu qaybinayo, haddii aad qoraalka wada akhridid waxaad fahmaysaa hanaanka lacagaha loo daabaco, loona maamulo. […]

Continue reading …

Murtida Maanta [Thought of the Day]

Comments Off on Murtida Maanta [Thought of the Day]

Murtida Maanta [Thought of the Day] Kol uun buu Islaamku dunida hoggaamin doonaa, waayo aqoon iyo xigmad ayaa ku wada idil. Leo Tolstoy Islam will rule the world one day, because in it there is a combination of knowledge and wisdom. Tifaftiraha puntlandobserver@gmail.com 07.09.2017  

Continue reading …

Murtida Maanta [Thought of The Day]

Comments Off on Murtida Maanta [Thought of The Day]

Murtida Maanta [Thought of The Day] Wuxuu doqonku u maleeyaa oo isu haystaa in uu waxgaradyahay, waxgaradkuse wuxuu ogsoonyahay oo isu haystaa in uu doqonyahay. William Shakespeare A fool thinks himself to be wise, but a wise man knows himself to be a fool. Tifaftiraha puntlandobserver@gmail.com 07.09.2017  

Continue reading …

Murtida Maanta [Thought of the Day]

Comments Off on Murtida Maanta [Thought of the Day]

Murtida Maanta [Thought of the Day] Wax ka fudud ma jiro in sharwadaha la cambaareeyo; ma jiro wax ka sii adag in la afgarto. Nothing is easier than to denounce the evildoer; nothing is more difficult than to understand him. Tifaftiraha puntlandobserver@gmail.com 06.09.2017  

Continue reading …

Murtida Maanta [Thought of the Day]

Comments Off on Murtida Maanta [Thought of the Day]

Murtida Maanta [Thought of the Day] Cidda qudha oo beenaale ka sii liidata waa beenaalaha sidoo kale munaafaqa ah. Tennessee Williams The only thing worse than a liar is a liar that’s also a hypocrite. Tifaftiraha puntlandobserver@gmail.com 05.09.2017  

Continue reading …

Farxadda Adduunka

Comments Off on Farxadda Adduunka

Farxadda Adduunka “Caddaalad la’aani waa farxad la’aan” [No justice no happiness]. Ruuxii farxad baadiggoobaya, ha daymoodo waddanka Denmark. Daraasado sannado badan oo is-dabajoog ah la sameeyey, ayaa Denmark noqotay dalka adduunka ugu farxadda badan. Waddammada xubnaha ka ah Qarammada Midoobey [QM] waxay soo jeediyeen sannaddii 2011kii in qiimeeyn lagu sameeyo dhammaan dalalka xubnaha ka ah […]

Continue reading …