Home » Archives by category » Aqoon-kororsi (Page 38)

Maxaad ka taqaan Wabiyada Jubba iyo Shabeele halka ay ka soo bilowdaan iyo meesha ay ka yimaadaan Biyaha Wabiyadaas

Comments Off on Maxaad ka taqaan Wabiyada Jubba iyo Shabeele halka ay ka soo bilowdaan iyo meesha ay ka yimaadaan Biyaha Wabiyadaas

Wabiyada Shabeele iyo Jubba ayaa isku aag ka yimaada, waxa ay wabiyadaan ka soo bilowdaan Deegaanada Ogadenia ee ay degaan Soomaalida Ethiopia. Laakiin biyaha wabiyadaas ayaa ka soo daata Buuraha faraha badan ee aadka u waawayn ee Deegaanka Oramada ee Ethiopia. Ninkii arkaa arkaye Deegaanka Oramada ayaa wuxuu u badan yahay dhul Buuraha Sheekh oo […]

Continue reading …

Shilin Somaliland oo hoos u dhacay, iyo warbixin kooban qaabka dawladuhu lacaga u daabacdaan

Comments Off on Shilin Somaliland oo hoos u dhacay, iyo warbixin kooban qaabka dawladuhu lacaga u daabacdaan

lacagta ayaa waagii hore waxaa lagu jaangoyn jiray Dahabka amaba si toos ah ayaa dahab wax lowgu kala iibsan jiray. Hadda lacagaha aduunka waxaa lagu jaangooyaa nin walba sida uu wax u soosaaro, marka haddii uu dalkaagu wax soo saar leeyahay marka lagaa iibsanayo wixii aad soo saartay ayaad waxaad ku khasbaysaa qolada waxaad soo […]

Continue reading …

Puntland & Jubbaland: Iyagaa Ka Seexday La Xisaabtanka ‘Dowlanda Federaalka’

Comments Off on Puntland & Jubbaland: Iyagaa Ka Seexday La Xisaabtanka ‘Dowlanda Federaalka’

Puntland & Jubbaland: Iyagaa Ka Seexday La Xisaabtanka ‘Dowlanda Federaalka’ Booqashada Madaxwaynaha Dowlada Goboleedka Jubbaland uu ku tagaayo Garoowe, waa mid muujinaysa sida ay lagama maarmaanka u tahay in labada maamul ee Puntland iyo Jubbaland ay siyaasad ahaan iska kaashadaan arimaha ay labada maamul isku mowqifka ka yihiin, isaga midna ka yihiin. Inkastoo uu fiicnaan […]

Continue reading …

OGAYSIIS: Teleconference H.E Somali President Hassan Sheikh Mohamoud ee ku saabsan ‘Hambalyada Iida iyo Hiigsiga 2016’

Comments Off on OGAYSIIS: Teleconference H.E Somali President Hassan Sheikh Mohamoud ee ku saabsan ‘Hambalyada Iida iyo Hiigsiga 2016’

Teleconference ku saabsan Hambalyada Iida iyo Hiigsiga 2016 Thursday: July 16, 2015. Minnesota time: 12:00 PM & Mogadisho time 8:00 PM. By: H.E Somali President Hassan Sheikh Mohamoud Soo wac: 805-399-1200 Access: 607915 Wixiii su’aal ah kusoo dira: suaal2016@gmail.com ama http://www.villasomalia.gov.so/participate/

Continue reading …

Dib u akhri February 24, 1868 waa markii ugu horaysay ee Madaxwayne Maraykan ah Baarlamaanku xukunka ka qaado waana markay bilaabatay in Madaxwaynuhu baqo oo adeege shacab noqdo (Akhri Qormo muhiima)

Comments Off on Dib u akhri February 24, 1868 waa markii ugu horaysay ee Madaxwayne Maraykan ah Baarlamaanku xukunka ka qaado waana markay bilaabatay in Madaxwaynuhu baqo oo adeege shacab noqdo (Akhri Qormo muhiima)

Halkaan kilig garee si aad u aragtid qormadaan oo la daabacay 2013 iyo arrinkii markaa laga hadlayay oo wali meeshii iyo meel kasii liita maraya Nidaamka dimoqraadiyadda ee aduunku intiisa badan ku dhaqmo waxaa laga keenay Dalka maraykanka, hadii ladoonayo in nidaamkan lagu dhaqo soomaaliyana waa in nidaamkaas qaabkay maraykanku usoo mareen taariikhdiisa iyo cilmigiisa […]

Continue reading …

QURBOJOOGTA waa kuwee: Ma Kuwii Soo QAXAY, Ma Kuwii Kasoo Daba QAXAY, Mise Kuwii QARANKA Lacagtiisa Lagu Soo QAADAY?

Comments Off on QURBOJOOGTA waa kuwee: Ma Kuwii Soo QAXAY, Ma Kuwii Kasoo Daba QAXAY, Mise Kuwii QARANKA Lacagtiisa Lagu Soo QAADAY?

QURBOJOOGTA waa kuwee: Ma Kuwii Soo QAXAY, Ma Kuwii Kasoo Daba QAXAY, Mise Kuwii QARANKA Lacagtiisa Lagu Soo QAADAY? DAGAALKII sokeeye ee ka qarxay daafaha magaalo MADAXDA Soomaaliya, ee MUQDISHO (Xamar) – sida rasmigaana u bilowday taariikhdu markay ahayd 12/30/1990kii, ayey u buuxsami doontaa RUBUC QARNI markii la gaaro BISHA 12aad 30keeda, sanadka 2015ka (12/30/2015). […]

Continue reading …

Xalka Soomaalida wuxuu ku jiraa hadba sida ay Xildhibaanada Baarlamaanka u xushaan (Maqaal)

Comments Off on Xalka Soomaalida wuxuu ku jiraa hadba sida ay Xildhibaanada Baarlamaanka u xushaan (Maqaal)

Hadaad maanta si fiican ugu fiirsatid dhamaan Dhulalka Soomaalidu degto nidaamka Dawladnimo ee ka dhisan Dawlad Gobaleedyada iyo midka DFS dhamaantood waxaa kuu soo baxaya in aaannu nidaam la isku halayn karo ka hirgelin. Markaan si fiican ugu fiirsaday meesha ay ciladdu ka soo burqanayso waxaa ii soo baxday in mushkiladda ugu wayn ay tahay […]

Continue reading …

Nadhaamka Federalism-ka: ‘Amusnaanta Dadka Aaminsan iyo Qaylodhaanta Kuwa Ka Soo Horjeeda’

Comments Off on Nadhaamka Federalism-ka: ‘Amusnaanta Dadka Aaminsan iyo Qaylodhaanta Kuwa Ka Soo Horjeeda’

Nadhaamka Federalism-ka: ‘Amusnaanta Dadka Aaminsan iyo Qaylodhaanta Kuwa Ka Soo Horjeeda’ Soomaalida waxay ku maahmaahdaa “ninkaan runta sheegin, been baa u qarsoon”. Sababta aan taas u iri waxay tahay inta badan waxaad maqashaa dadka ka soo horjeeda nadhaamka Federaalismka oo QAYLINAAYA, difaacaayana sababta ay uga soo horjeedaan. Waxaase is waydiin leh, maxaa aamusiyey dadka aaminsan […]

Continue reading …

Nafaqada laga helo Timirta.. ka faaiidayso timirta iyo nafaqada ku jirta

Comments Off on Nafaqada laga helo Timirta.. ka faaiidayso timirta iyo nafaqada ku jirta
Continue reading …

Warqad Ku Socota Madaxwayne Hassan Sh. Mohamoud: Gudoomi PUNTLAND ‘BILAD-SHARAF-SOOMAALINIMO-DAHABI Ahi’.

Comments Off on Warqad Ku Socota Madaxwayne Hassan Sh. Mohamoud: Gudoomi PUNTLAND ‘BILAD-SHARAF-SOOMAALINIMO-DAHABI Ahi’.

Warqad Ku Socota Madaxwayne Hassan Sh. Mohamoud: Gudoomi PUNTLAND ‘BILAD-SHARAF-SOOMAALINIMO-DAHABI Ahi’. Inkastoo DADWAYNAHA reer PUNTLAND iyo maamulka PUNTLAND kaalmada Islaanimo iyo Hiil-walaaleedka ay u galeen walaalahii ka soo qaxay dalka YEMEN, hadana waxaad u malaysaa in ay dadka inta badan hadal hayaan tacadigii ay maamulka Somaliland u gaysteen maatadii isugu jirtey caruurta iyo haweenka oo […]

Continue reading …