Home » Archives by category » Dawlad-Wanaagga (Page 19)

Madaxa Haya’adda Xuquuqul Insaanka Ee Puntland ‘Kulamadiisii Alexandria Iyo Minneapolis, MN’ – Video & Sawiro

Comments Off on Madaxa Haya’adda Xuquuqul Insaanka Ee Puntland ‘Kulamadiisii Alexandria Iyo Minneapolis, MN’ – Video & Sawiro

Madaxa Haya’adda Xuquuqul Insaanka Ee Puntland ‘Kulamadiisii Alexandria Iyo Minneapolis, MN’ – Daawo Sawiro iyo Video-yaha. Mudane Mohamed Yusuf Ali ayaa waxaa lagu martiqaaday in uu ka qaybgalo bandhiga dhaqanka Soomaalida ee lagu qabtey Magaalada Alexandria, ee gobolka MN. Isagoo la kulmay waxgaradka, macalimiinta Alexandria Community and Technical College iyo Mayor-ada magaaladaas oo ka mida xisbiga […]

Continue reading …

Maxamed Cabdirisaaq Abuubakar (Aqoonyahan) oo waraysi muhim ah kaga hadlay Dawladwanaagga

Comments Off on Maxamed Cabdirisaaq Abuubakar (Aqoonyahan) oo waraysi muhim ah kaga hadlay Dawladwanaagga
Continue reading …

Madaxa Hay’ada Xuquuqul Aadanaha Puntland: H. E. Mohamed Y. Ali Oo Lagu Casumany Alexandria, MN.

Comments Off on Madaxa Hay’ada Xuquuqul Aadanaha Puntland: H. E. Mohamed Y. Ali Oo Lagu Casumany Alexandria, MN.

Madaxa Hay’ada Xuquuqul Aadanaha Puntland: H. E. Mohamed Y. Ali Oo Lagu Casumany Alexandria, MN. Waxaa madaxa Hay’ada Xuququl Aadanaha ee Puntland, Somaliya, lagu casumay in uu ka hadlo bandhig ku saaabsan dhaqanka Soomaalida, oo lagu qaban doono magaalada Alexandria, ee gobolka MN. Bandhigaas oo lagu soo bandhigi doono sawiro ka turjumaaya dhaqanka, deegaanka iyo bacsharada […]

Continue reading …

Daawo: Dood ku saabsan doorka haweenka soomaaliyeed ku leeyihiin hogaanka dalka

Comments Off on Daawo: Dood ku saabsan doorka haweenka soomaaliyeed ku leeyihiin hogaanka dalka

Barnaamijka Fagaaraha oo qabta doodo cilmiyeed ku saabsan arrimaha bulshada iyo siyaasada ayaa barnaamijkii udanbeeyay waxaa lagu falanqeeyay doorka hogaanka haweenka soomaaliyeed iyo sifooyinka laga rabo hogaanka dalka Soomaaliya oo ah mid mudo dheer bur bur iyo kala qeybsanaan kujiray. Doodaan xiisaha badan ayaa waxaa ka qeyb galay haween aqoonyahanno ah oo si hufan ufalaneeyay […]

Continue reading …

Shirkii Golaha Wasiirada Puntland oo arrimo muhim ah looga hadlay sida Dekadda Boosaaso oo la ballaarinayo, hay-ad cusub ladagaalanka Musuqmaasuqa iyo arrimo Muhiim ah (Warbixin)

Comments Off on Shirkii Golaha Wasiirada Puntland oo arrimo muhim ah looga hadlay sida Dekadda Boosaaso oo la ballaarinayo, hay-ad cusub ladagaalanka Musuqmaasuqa iyo arrimo Muhiim ah (Warbixin)

Shirkii Golaha Wasiirada Puntland oo arrimo muhim ah looga hadlay sida Dekadda Boosaaso oo ka ballaarinayo, hay-ad cusub ladagaalanka Musuqmaasuqa iyo arrimo Muhiim ah (Warbixin). Shirka Golaha Xukuumadda Dawladda Puntland oo uu shir gudoominayey Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa waxaa looga hadlay Safarkii Madaxweynaha ee Ethiopia, Xaaladda Nabad gelyada guud ee […]

Continue reading …