Home » Archives by category » Important News (Page 153)

Waxaa baryahaan danbe aad isku soo taraya dhalinyaradii Soomaalida oo aad u xiisaynaysa in ay dib u hantaan midnimadii umadda Soomaalida heeryadana iska qaadaan, waxa ugu wanaagsan ee facebuugga lagu ay dhalinayaradu ku faanaan waa dhaqanka Soomaalida iyo Calanka Soomaalida. Waana dareen wacay iyo rajo fiican bi-idni-allaah.

Continue reading …

Runtii Musharaxiinta badan oo waliba ragga haldoorkaa waxay kor u qaadayaan rajada doorashada 2016. Haddii ay soo bataan Musharaxiinta sida Dr Cabdiraxmaan Faroole Madaxwaynahii hore ee Puntland oo kale rag khibrad siyaasadeed leh, waxaa ay sare u qaadaysaa qiimaha doorashada inta aan loo gudbin cidda ku guulaysanaysa. Dr Cabdiraxmaan Faroole ayaa khudbad aad u qiima […]

Continue reading …

Gudoomiyihii Degmada Xarfo Cabdifataax kala Gure oo is casilay (dhegeyso waraysi aan horey ula yeelanay Halyayga ay Bulshadu aadka u tabi doonto)

Continue reading …

Kadib markii ay Warbaahinta P/O soo xuuransatay dareenka shacabka Gobalka Mudug ee ku aadan isbadalka maamulka Gobalka Mudug lagu sameeyay, ayaa waxaa noo soo baxday in shacabka Gobalka Mudug ay Soo dhaweeyeen isbadalka uu Madaxwaynuhu ku sameeyay maamulka Gobalka Mudug, kaasi oo badidiisu ahaa mid ka yimid shacabka. Waxaana warar hoose oo nasoo gaaray ay […]

Continue reading …

Puntland oo Caburinta Saxaafadda Kaga Dayanaysa Ethiopia Kenyaiyo Saudi Arabia. Dalalka Kenya Ethiopia iyo Saudi Arabia ayaa waxaa si jajuubba ku haysta kooxo fara ku tiras ah, inkastoo doorashooyin beenaad dalalkaas shacabkooda lagu maaweeliyo, hadana waxaan qofna ka dahsoonayn in ay dalalkaas ay xoog iyo xeeladba ku haystaan kooxo kooban isla markaana shacabka dalalkaas aynan […]

Continue reading …
Continue reading …

Maxay Soomaali ka baran karaan Shaqaaqadii Maraykan ka dhacday.

Comments Off on Maxay Soomaali ka baran karaan Shaqaaqadii Maraykan ka dhacday.

Maxay Soomaali ka baran karaan Shaqaaqadii Maraykan ka dhacday. Maraykanka ayaa waxaa muddo kooban laba magaalo oo kala duman waxaa ay Booliska Maraykanku ku kala dileen laba nin oo Madaw ah oo aan wax danbiya samayn marka laga reebo baaritaanno ay Boolisku wadeen oo ay dilaan qofkii inyar oo amar diido ah sameeya. Dilkii labadaas […]

Continue reading …

Somali Oil study The trouble with undiscovered oil in Somalia Undiscovered oil in Africa can fuel conflict and political instability Jakob Grandjean Bamberger & Kristian Skovsted The trouble with undiscovered oil in Somalia Undiscovered oil in Africa can fuel conflict and political instability Jakob Grandjean Bamberger & Kristian Skovsted Before the sharp decline of commodity […]

Continue reading …

Tarsan : Madaxwayne Dadka 80% Kuma Rabaan, Xaaladdu Noocaaasa Waa La Is Casilaa Oo Dadka Waa Laga Hordhaqaa (Daawo)

Comments Off on Tarsan : Madaxwayne Dadka 80% Kuma Rabaan, Xaaladdu Noocaaasa Waa La Is Casilaa Oo Dadka Waa Laga Hordhaqaa (Daawo)

Gudoomihii Hore ee Gobalka Banaadir Tarsan oo baryahaan aan hadalada uu doonayo in sheego aan la gaban ayaa maanta hadal muhiima sheegay oo uu ku sheegay in ay habboontahay in ruuxa hogaamiyahaa uu soo xuuraansado shacabka oo haddii aynan shacabku rabbin ay habboontahay in ay is casilaan oo umadda ka hor dhaqaaqaan.

Continue reading …

Xulka Heesaha Ciida

Comments Off on Xulka Heesaha Ciida
Continue reading …