Home » Archives by category » Important News (Page 155)

Madaxwaynaha Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa Bulshada Gaalkacyo la yeeshay kulan lagu lafa guray sidii dib u eegis lowgu samayn lahaa Aminaga magaalada Gaalkacyo. Hadaba voa ayaa ka diyaarisay warbixin kooban hadaladii madaxwayne Gaas uu kulanka ka jeediyay

Continue reading …

Waxaa baryahaan isa soo taraya warbaahin si qaldan wax u sheegaysa waxaaana aan idin la qaybsanaynaa warbixin kooban oo aan horay ugu daabacnay Maxay Tahay Sababta Gobalada Sool, Sanaag Iyo Cayn loo Siiyay 3 Kursi Nugaalna Loo Siiayay 3 Kursi –Halkaan ka akhri Hadaba Aqalka Sare shaxdaan hoose ayaa si officail ah lowgu qaybshay, hadana […]

Continue reading …
Continue reading …

Sida Maapka Aan Google Earth ka cabirnay uu noo xaqijiyay Boosaaso iyo Imaaraadka ayaa isku jiro masaafo dhan 1400 km, halka ay Boosaaso iyo Kismaayo isku jiraan masaafo dhan 1600 km. Hadaba masaafada ay isku jiraan Boosaaso iyo imaaraadka ayaa cadaynaysa in Boosaaso ay jaanisyo badan u leedahay in ay ganacsi iyo isku socod si […]

Continue reading …

Daawo Aqoonyahan Sharaxaya Qaabka Ay Shirkadaha Caalamigaa Ugu Khiyaamaan Heshiisyada Ay Lagalaan Dalalka Soo Koraya , Kuna Booriyay Shacabka In Ay Diidaan Heshiiskii DB World Ee Berbera

Comments Off on Daawo Aqoonyahan Sharaxaya Qaabka Ay Shirkadaha Caalamigaa Ugu Khiyaamaan Heshiisyada Ay Lagalaan Dalalka Soo Koraya , Kuna Booriyay Shacabka In Ay Diidaan Heshiiskii DB World Ee Berbera
Continue reading …

Qaybtaan waxaan ku eegaynaa dabagalka dambiilayaasha Soomaalidu waxay ku maah maahdaa ”qof wayn god laba-jeer lagama wada qaniinno” waxaa looga jeedaa labajeer meel dhibi kaagama wada dhacdo, waad ka dig-toonaanaysaa marka danbe, hadaba waa in cashar laga barto, dhacdadii dhacday. Meelkastoo ah goob la jiifsado, waxaa waajiba in ay yeelato meelo sir ah oo aan […]

Continue reading …

Waa in lakeenno khuburo baadha haraadigii qarxyadii Muqdisho ka dhacay, si wax looga ogooda noocayaday ukala duwanaayeen. Ugu horayan waa in sharci lasameeya dhamayas-tiran oo lagu dabakhaayo xeerka amniga guud, gaar ahaan waa in magaalada Muqdisho si gooniya lowgu abuuraa xafiis hoos-tagaaya hay’adaha amniga. Xafiiskaasoo ah xafiis awood leh, isla markaana ku shaqayanaya date-base network […]

Continue reading …
Continue reading …

Hoos waxaad ka dhegeysataa waraysi Radio Daljir uu ka duubbay Madaxwaynaha Puntland xilligii uu Musharaxa ahaa. Waxaanan qormooyin gaagaaban ka diyaarin doonnaa sababa ay u fulli waayaan ballanqaadyadii madaxwaynaha. Jawaabta si aad usii ogaatid akhri maqaalkan Kuwa Isimada iyo Xildhibaanada iyo Musharaxiinta Laaluushka codka iyo masiirka shacabka masaakiintaa kala iibsanaya sida ay diintu amaanada iyo […]

Continue reading …
Continue reading …