Home » Archives by category » Important News (Page 151)

1991 waxaa Soomaaliya ka dhacay dagaal sokeeye, waxaana uu dagaalka sokeeye ku salaysnaa Qabyaalad. Dagaalkii sokeeye ee Soomaaliya ka dhacay wuxuu Soomaali ka dhigay in ay Soomaali noqoto dadka aduunka ugu fakhrisan, dadka aan lahayn Baasaboor ay ku safraan, dadka aan lahayn lacag shilin Soomaaliya oo ay Soo daabacdaaan iyo Bangiyo dawladeed, Soomaali waxay noqotay […]

Continue reading …
Continue reading …

Labada dal ee Turkiga iyo Ingiriiska ayaa billihii lasoo dhaafay waxaa soo wajahay siyaasado aynan shacabka dalalkaas filanaynayn oo si kusoo booddo ah u wajahay labada dal. Hadaba waxaan is barbardhigaynaa sida ay u wajaheen labada Hogaamiye ee labada dal arrimihii siyaasadeed ee khatarta ahaa ee dalalkooda soo wajahay iyo mowqifyadii ay gaareen labada Hogaamiye […]

Continue reading …

Shire Yuusuf Axmed(ina yuusuf yeey) oo ku magac dheeraa Shire quube,waxaa uu ahaa gabyaa ka mida foolaadda abwaanada Soomaaliyeed.waxa uu ahaa abwaan gaaso-baxay,gole-ka fuul aad mooddo in gabaygu afka ka saarsaaranyahaygaranuuge kara.Waxa uu tiriyay gabayo noolaa aad uculustahay.Nasiib darro! suugaantiisii badankeedii waa luntay laga hayana goos goos bay ubadanyihiin. Aan dhawr gabay kasoo qaadano suugaantiisii. […]

Continue reading …

Dhulka Soomaalida ayaa Ku Yaal Goob Istraatiji ah Waxaana jira Siyaasado dalal Shisheeye oo dano ka lah, iyo Siyaasado ay kala riixanayaan Siyaasiyiinta Soomaalida, waxaanan qormadan si kooban ugu eegaynaa xaaladda siyaasadeed ee murugsan ee Gobalada Sool , Sanaag-bari iyo Cayn (Buuhoodle) . Siyaasadaha u dhexeeya Siyaasiyiinta Soomaalida Siyaasiyiinta Beesha Isaaq. Siyaasiyiinta Beelaha Isaaq ayaa […]

Continue reading …
Continue reading …

Degmada Dhahar ayaa waxay ku taalaa bartamaha deegaanada beelaha Hartiga waxayna u jirtaa xuduuddii Gumaystayaashii Talyaaniga iyo Ingiriiska 10 kilomitir xuduuddii ay samaysteen ee kala qaybinayay labada Gumayste. Dhahar ayaa waxay u jirtaa Ceerigaabo 270 kilomitir, waana iska cadahay in nin qori baroona wata uunan halkaas xoog ku iman karin, balse in muddo ahba laga […]

Continue reading …

Qormadaan ayaa la daabacay 2011. Qormadaan ayaa hadaad akhriso waxaa kuu cadaanaysa in maamulka Soomaaliland uu sidii boqortooyooyinkii wax gumaysan jiray uu beelaha hartiga Gobalada waqooyi uu isticmaalo nidaamka qaybi oo xukun oo inta badan lagu maareeyo lacago farabadan oo ay gacmo shisheeye ku taageeraan si markaas lowgu guulaysto in Soomaali lakala qaybsho oo la […]

Continue reading …

Dumarka Warsangali Oo Baaq Nabadeed U Diray Somaliland: Isaaqow Innagu Soomaali Baan Nahyay Hadaad Soomaali Diideen, Kuwaad Ka Xorowdeen Baan Nahay

Comments Off on Dumarka Warsangali Oo Baaq Nabadeed U Diray Somaliland: Isaaqow Innagu Soomaali Baan Nahyay Hadaad Soomaali Diideen, Kuwaad Ka Xorowdeen Baan Nahay

Iyadoo la ogyahay in sababta Siyaasiyiinta Beesha Isaaq ay Soomaali Uga go’ayaan ay tahay arrin ay Gacmo shisheeye ku garab siinayaan, balse ujeedada markaad baarto waa iyagoo ay siyaasiyiinta Beesha Isaaq ka cabanayaan Siyaasiyiinta Beesha Daarood. Dumarka warsangali ayaa runta u sheegay siyaasiyiinta Beesha isaaq kadib markii ay siyaasiyiinta Beesha Daarood xitaa hadalkaas runtaa saxaafadda […]

Continue reading …

Waxaa xalay ku sugnaa magaalada Istanbuul mid ka mida Tafatirayaasha P/O. Shacabka Turkiga oo ah shacab dhisan oo fahmi kara muhiimadda mustaqbalkooda ayaa hal mar waxay arkeen in dalkoodii ay ballaayo aan la garanayn la wareegeen, waxayna xalay u midoobeen in ay dalkooda illaashadaan. Nabad galyo iyo nidaam dawlo oo shaqaynaya wax lagu doorsado malaha, […]

Continue reading …