Home » Archives by category » Important News (Page 154)

Madaxwaynaha Puntland ayaa markii uu xukunka qabtay awoodda isugu geeyay taabagallinta kaabayaasha dhaqaalaha ee Puntland oo runtii qodob muhiima ah, laakiin qodobkaas qodobka ka muhiimsan wuxuu ahaa qodobka cadaaladda bundhigga u ah ee one man one vote ama nin iyo codkii, oo ka billowda, shacabka oo cinwaan loo sameeyo, dabadeed la diinwaan galiyo, dabadeed aqoonsiga […]

Continue reading …

Warbaahinta P/O Sababta ay nowgu furantahay waa in aan ka qaybqaadano sidii shacabka wadada qaldan ee ay haystaan looga duwi lahaa. Waxaaba hadda caqabadda koobaad nagu noqday kuwii bulshada adeegaas isaga ah u hayay oo mushaaraadka ku qaadanayay oo aan doonayn in ay shacabka wadada saxsan u jiheeyaan hadday jihayn kari waayaana ay ugu sheegi […]

Continue reading …
Continue reading …

Kadib markii hab aan sharciga waafaqsanayn lagu xiray idaacadda Radio Daljir waxaa afka qaylo ku shubtay shacabka intiisii muwaadiniinta ahaa isla markaana fahansanaa muhiimadda sharciga oo cidwalba ka sareeya. Haddii hal qodob oo sharciga ka mid ah la jabiyo waxaa si fudud loo jabin karaa qodabada kale, waxaana wanaagsan markasta in aad la jaalnoqotid cidda […]

Continue reading …

Madaxwaynaha Ugandha ayaa Khudbad u jeediyay Wafti uu hogaaminayay madaxwaynaha Israel Binjamin Natenjahu. Khudbadda Musaveni ayaa ahayd khudbad kaftan qarsoon iyo taariikh ka buuxdo, wuxuuna ka hadlay arrimo badan oo ay ka mid yihiin taariikhihii nabiyada iyo kuwii diimaha. Musaeni ayaa yiri Ingiriiiska ayaa yuhuudda ku yiri waxaan idin siinayaa Ugandha ee dega halkaas, laakiin […]

Continue reading …

Heesaha Ciidda

Comments Off on Heesaha Ciidda
Continue reading …

Shacabka Puntland ayaa aad usoo dhaweeyay Madaxwaynaha Puntland markii uu xukunka qabtay iyadoo ay ka filayeen in uu shacabka Puntland u horseedi doonno hanaan maamul wanaag iyo in sharci iyo nidaam lagu dhaqmo, laakiin wali ninkii dhamaa ee Prof ka ahaa ayaa wuxuu hadda wax u magacaabayaa hab beelaysi iyo shaxdii 4.5, iyadoo hadda ayba […]

Continue reading …

Meesha Kaliya ee ii Muuqata ee Soomaali laga badbaadin karro waa iyadoo ay Soomaali meel ay jooggaanba ku dadaalaan sidii ay uga hor tagi lahaayeen in xildhiaanka hanaan musuqmaasuqa lagu soo xullo. Haddii ay marba ku guulaystaan kooxaha dhagar qabayaasha ee ku dadaalaya hadda sidii ay u musuqmaasuqi lahaayeen hanaanka xildhibaanada DFS lagu soo xullayo, […]

Continue reading …

Qaybtaan waa Qaybta Ugu Muhiimsan waxaanan ku eegaynaa Miisaaniyadda Waa in loo jaangooyo miisaaniyad baddan adeegga aminiga, si amniga loo sugo maaha waxayar illaalinta amniga waain loo abuurro ilo dhaqaale, si kor loogu-qaado amaanka, waana in tababar ku fillan lasiiyo cidkastoo haysa arrin amni, agaasimayaasha ama saraakiisha amniga iyo wasaarduba xil adag ay iska saaraan […]

Continue reading …

Wararka aan ka helaynayno deegaanada Jubbooyinka ayaa sheegaya in saraakiil maraykana ay u yeereen Mudane Barre Hiiraale, Kalanka Saraakiisha maraykanka iyo Barre Hiiraale ayaa la sheegayaa in uu ka dhacay saldhig uu Maraykanku ku leeyahay Magaalada Mandheera oo ka mid ah deegaanada Soomaalida Kenya. Warar isa soo taraya ayaa sheegaya in saraakiisha maraykanka ay u […]

Continue reading …