Home » Archives by category » Important News (Page 152)

Dalalka Caalamka ayaa muhiimad dheeraada siiya hanaanka ay u xulanayaan ruuxa ay ku aaminayaan masiirka qarankooda oo ah waxa ugu muhiimsan mustaqbalka qaran habka loo jihayn lahaa. Hadaba anigaygan qoraya qormadaan baa wallaahay waxaan usoo joogay nin Musharax Madaxwayne ahaa oo nin Qurbaha jooga uu u qorayo siyaasaddii uu shacabka usoo bandhigi lahaa Musharaxaas Madaxwayne […]

Continue reading …

Gudoomiye ku xigeenkii hore ee Gobalka Mudug Yacquub Maxamed Cabdalla ayaa muddo 8 casho ah u xirnaa xukuumadda Madaxwayne Gaas kadib markii uu dhaliilay hanaanka uu Madaxwayne Gaas ugu sameeyay isbadalka Gobalka Mudug iyo kala diristii Golaha deegaanka ee Gaalkacyo oo uu Yacquub Gudoomiye ku xigeen ka ahaa. Hadaba waxaa sharaf iyo wax lagu farxo […]

Continue reading …

Codsi Ku Socda Soomaalida Jecel In Sharcigu Shakhsiga Ka Sareeyo.

Comments Off on Codsi Ku Socda Soomaalida Jecel In Sharcigu Shakhsiga Ka Sareeyo.

Codsi Ku Socda Soomaalida Jecel In Sharcigu Shakhsiga Ka Sareeyo. Warbaahinta Puntlandobserver waxay codsi u diraysaa Soomaalida doonaysa in Sharcigu shakhsiga ka sareeyo. Si Soomaali loo mideeyo, waxaa Soomaalida midaynkara nidaam dawladeed oo cadaalad ku dhisan. Si nidaam dawladeed ee cadaalad ku dhisan loo hello, waa in la illaashaa wixii Soomaalida ka dhaxeeyay ee la […]

Continue reading …

Illaahay ha u naxariistee labada Madaxwayne ee Siyaad Barre iyo Cabdirashiid Cali Sharmaake ayaa kala aaminsaa laba fikradood. Siyaad Barre: Wuxuu aaminsanaa in Kaabayaasha Dhaqaalaha la horumariyo, aad buuna siyaad Barre u horumariyay kaabayaasha dhaqaalaha Wuxuu kaloo aaminsaan In Siyaasadda Dalka uu hal ruux maamulo, ee aannu sharcigu shakhsiga ka sarayn. Cabdirashiid Cali Sharmaake ayaa […]

Continue reading …
Continue reading …

Abwaan Cabdulqaadir Siciid Maxamed (Biriir) oo ah nin culus oo waliba qadiyad iyo daacadnimo lagu bartay ayaa ku dhawaaqay in uu u taaganyahay sidii ugu biiri lahaa Baarlamaanka 2016. Warkaas oo dhamaystiran ka daalacao Faaqidaad.com

Continue reading …

Xasan Cabdulle Sanwayne Agaasimaha Cusub ee Wasaaradda Maaliyadda ee Gobalka Mudug, oo horey usoo ahaa kaaliyihii agaasimihii hore wasaaradda Maaliyadda ee Gobalka Mudug oo ay Bishhii May Kooxaha argagisisaa ku dilleen magaalada Gaalkacyo. Xasan Cabdulle Sanwayne oo ay qaraaba hoose ahaayeen Agaasimihii hore Gaadayare alla ha u naxariistee , ayaa loo badinyaa in habka xilkaan […]

Continue reading …

Barnaamijka qiimaha baddan ee Todabaadka iyo Toronto ayaa waxaa uu barnaamij ka diyaariyay shaqooyinka uu qobto xildhibaan Axmed Xuseen oo ka mid ah Baarlamaanka Canada, ahna xildhibaanka kaliya ee kasoo jeeda Qowmiyadda Soomaalida oo xubin ka noqday Baarlamaan dalalka reer galbeedka. Xildhibaanka ayaa ku nuuxnuuxsaday muhiimadda midnimada qowmiyadda Soomaalida,iyo marka ay Soomaalidu midaysanyihiin ay Soomaalidu […]

Continue reading …

Waa warar naxdin badan oo baraha Facebuugga lasoo dhigayo, laakiin aynan warbaahinta p/O wali hellin cadaymo iyo xaqiiqo balse ku daba jira wararkaas xaqiiqdooda, hadana si hordhaca idiinla qaybsanaya wararka facebuugga la isla dhex marayo. Haddiise uu arrinkaan naxdinta leh iyo kuwa kalena ay soomaali maanta meel walba ku haystaan yaa sababteeda leh, sow maha […]

Continue reading …

Faroole oo doonaya in uu Xeerar cusub ku xakameeyo Saxaafadda madaxa banaan iyo Suxufiyiinta oo arinkaas walaac ka muujiyay Xeerkii in muddo ahba warbaahintu sugaysay, wasaaradda warfaafinta ee Puntland-na ay diidday in ay saxaafadda usoo bandhigta ayaa ugu dambayntii warbaahintu waxay heshay Nuqulkii u dambeeyay ee wasaaraddu diyaarisay. Xeerkani oo ka kooban 18 qodob ayaa […]

Continue reading …