Home » Archives by category » Important News (Page 168)

Aduunka meesha kaliya ay dad walaalo ah isku laayaan waa Soomaali oo qura. Bal daawo 1300 oo million oo hindi ah, wax is laynaya ma aragtaan. Bal Day 1200 oo million china wax is laynaya ma arragtaan. Bal eeg 800 oo million ee European wax is laynaya ma arragtaan 6 million ee Soomaalidaa ee habbeen […]

Continue reading …

Waxaa baryahaan Soo badanaysa taageero xad-dhaafa oo ay reer Muqdisho u muujinayaan Musharax Farmaajo khaasatan baraha Faceboogga, waxaynu wada xasaasunaa in Raysalwasaare Saacid laga xayuubiyay jagadii Raysalwasaaraha kadib markii uu bookhday Puntland, sidoo kalena waxaan xasuusanaa in Raysalwasaare Cabdiwali Sheekh laga qaaday jagadii Raysalwasaarenimo kadib markii uu saas si le’eg bookhday Puntland, laakiin Farmaajo waligiis […]

Continue reading …

Su-aallo Madaxwaynehee ku habboon Soomaaliya?. Su’aalahan ayaa qofkasta la waydiinkaraa ama ruux caadiya ama Musharax Madaxwayne. Sidee bay Soomaalidu u helikaraan Madaxwaynaha ku habboon. Soomaaliya hogaamiyahee u doori lahayd, Hogaamiye Aamina?, Hogaamiye aqoonyahana, Hogaamiye codkar ah, Hogaamiye khibradleh oo horey madax usoo ahaa, Hogaamiye sharciga kaliya ku dhaqma, Hogaamiye kaligi taliye ah?. Sidee Soomaalidu uga […]

Continue reading …

Puntland: to the lighthouse on the tip of the Horn of Africa – James Willcox

Comments Off on Puntland: to the lighthouse on the tip of the Horn of Africa – James Willcox
Continue reading …

Soomaaliya xaaladeedii waxaad mooddaa maalinba maalinta ka danbaysa in ay god kusii dhacayso. Cinwaanka Dawladda kenya oo la shirtay Beesha Mareexaan oo ay waliba ka dhex muuqdaan laba Raysalwasaare Qaran ee Saacid iyo Cabdiwali. Maxay talow samayn lahaayeen Kenya haddii Dawladda Soomaaliya la shiri lahayd Beesha kuukaaya. Dhanka kalena Haddii Madaxwaynaha Soomaaliya uu Kenya tago […]

Continue reading …

Bil xaqiiqiyayan si wanaagsan baa lowgu soo dhaweeyay Puntland bulshada reer koonfur Galbeed, laakiin reer Puntoland iyo Reer Koonfirgalbeed waxaa isku diray. 1) Alshabaab. Alshaab dadka ay adeegsadaan ee dilalka qorshaysan fuliya waxaa u badan beesha raxanwayn, waxayna ahayd in shacabka beesha Raxanwayn ee Puntland ay soo sheegaan ciddii ay uga shakiyaan in ay Alshaabab […]

Continue reading …

Madaxwaynaha Soomaalidu 90% Ay Aadka U ajecelyihihiin Mudane Hogaamiye Axmed Islaan (Sayidka Dhaanto Loo qaaday)

Comments Off on Madaxwaynaha Soomaalidu 90% Ay Aadka U ajecelyihihiin Mudane Hogaamiye Axmed Islaan (Sayidka Dhaanto Loo qaaday)

Madahxwaynaha sida aadkaa looga jecelyahay dhamaan gayiga Soomaalida, ayaa warbaahinta P/O si gooniya hambalyo ugu diraysaa. Waxaanan ogaanay sida ay beelaha laga tirabadanyahay ee Jubbaland hadda u taageersanyihiin Mudane Axmed Madoobe Heestaana ku raaxaysta waa Heesta lagu xusay xukuumadda Axmed Madoobe

Continue reading …

QurboJoogta Oo Dareentey: Fool Xumada Nidhaamka FEDERAALKA Waxaa xalay ka dhacay xaflad lagu soo dhawaynayey Barasaabka Gobolka Jubbada Hoose, kaasoo ah nin uu magacaabey Madaxwaynaha Maamulka Ku Meelgaarka ah ee Jubbaland: Ahmed Mohamed Islaam ‘Madoobe’. Sida caadada ah, xafladaha soo dhawaynta ayaa ah mid aad looga soo qaybgalo. Waxaase dhacday, sida ka muuqatey sawirada la […]

Continue reading …

Barnaamijka Dawlad waa laba qaybood. Qaybta Hore waa cilmibaaris ku salaysan hannaan dawladeed oo wanaaagsan iyo waraysiyo Soomaalida aqoon yahankaa ee dalka iyo dibadaba ku nool. Qaybta labaad waa is waydiin Hogaamiyaha Soomaaliya ku habboon, iyo astaamaha iyo aqoonta lagu xulan karro. Qaybta labaad ayaa u badnaanaysa su’aalo in la iska waydiin doono horta Hogaamiye […]

Continue reading …

Nabadoon Yaasiin Cabdisamad oo kamida dadkii Soomaaliya aan meelna uga bixin khaasatan magaalada Gaalkacyo ayaa hoteelkisiisii uu Gaalkacyo ku lahaa Hoteel Uunlaaye khaasatan booskii uu shaaha subax kasta ku cabi jiray waxaa lagu laayay dhalinyaro uu aad u jeclaa iyo agaasimihii maaliyadda Gobalka Mudug Gaadayare, ninka is qarxiyay ayuu sheegay Yaasiin in uu ahaa nin […]

Continue reading …