Home » Archives by category » Important News (Page 192)

Qormadaan waxaan ku eegaynaa 1)muhiimadda ay saxaafaddu ka qaadato dawlad wanaagga iyo horumar umadeed 2)Maxay Soomaali kaga dayan karaan barnaamijyada uu hal abuurkiisa leeyahay wariyahan mucjisadaa wariye maxamed ilig. 1)muhiimadda ay saxaafaddu ka qaadato dawlad wanaagga iyo horumar umadeed Saxaafaddu waa tiirka ugu muhiimsan marka laga hadlayo 5ta rukun ee ay dawladdu ka koobantahay sida […]

Continue reading …

Burtinle: Prof Geedi: Soomaaliya Dawladkama dhalan inta laga helayo Madax ka cabsanaysa Baarlamaanka iyo Baarlamaan ka cabsanaya Shacabka(Video)

Comments Off on Burtinle: Prof Geedi: Soomaaliya Dawladkama dhalan inta laga helayo Madax ka cabsanaysa Baarlamaanka iyo Baarlamaan ka cabsanaya Shacabka(Video)

Waftigii cuslaa ee ay Hagaaminayeen Salaad Cali Jeele, Cabdiwali Sheekh, Prof Geedi iyo Prof Baadiyow ayaa safar dhulka ah ku maray Gaalkacyo Garoowe, waxayna ku hakadeen Magaalada Burtinle oo si culus lowgu soo dhaweeyay. Waxaa Goobtaas ka hadlay Prof Geedi oo sheegay in ayna Soomaaliya wax dawlad la orankaraa ka dhalanayn inta laga helayo Baarlamaan […]

Continue reading …

Bosaso Airport (Gegida Bosaso): Maxey kala mid noqon doontaa kuwa Xamar, Hargeysa iyo Kismayo? Silic, Bahdil iyo Ehaano mise …. Cusmaan Cumar – cusmaancumar@gmail.com Gegida Cigaal – Hargeysa Waxaan ka soo dhoofay gegida Cigaal ee Hargeysa. Dayaaraddu waa Ethiopian Airlines oo ku socota Addis. Mid yar oo qaadda ilaa 50 qof. Waxaannu nahay ilaa iyo […]

Continue reading …

Shacabka Soomaalida oo uga digaya Madaxda Soomaalida in ay Soomaaliya wax lug ah ku yeelato qulqulada Iran iyo Sacuudiga si ay Doorashada 2016 lacag uga qaataan

Comments Off on Shacabka Soomaalida oo uga digaya Madaxda Soomaalida in ay Soomaaliya wax lug ah ku yeelato qulqulada Iran iyo Sacuudiga si ay Doorashada 2016 lacag uga qaataan

Waxay bulshada Soomaalida noo soo dirayaan fartiimo ku aadan in ay Madaxda Soomaalida wax luga ku yeeshaan Qulquladda Iran iyo Saudi Arabia. Soomaaliya 30 sano ayay Dagaal Sokeeye ku jirtay, Saasoy tahay sacuudi Arabiya waxay si arxan daro ah u tarxiilayeen muhaajiriinta Soomaalidaa ee dalkooda joogay waxayna wax xaquuqa u diideen Soomaali dalka Sacuudi Arabiya […]

Continue reading …

Websaydyada Ali Khaliif maxay ka yiraahdeen Safarkii faysal Cali Waraabe ee Laascaanood:

Comments Off on Websaydyada Ali Khaliif maxay ka yiraahdeen Safarkii faysal Cali Waraabe ee Laascaanood:

Magaalada Laascaanood waxay Qabqablayaasha iyo Maleeshiyaadka Beesha Isaaq Xoog iyo Baad ku haysstaan muddo Sideed Sano ah, waana markii ugu horaysay ee Soomaaliya ay ka dhacday in Beel Soomaaliyeed ay Beelkale oo Soomaaliyeed Magaaladeed Xoog iyo Qori Caaradiis ku haystaan, waa qiso aan wali Gayiga Soomaaliyeed horey uga dhicin. Hadaba Websaydyada Faraha Badan ee u […]

Continue reading …

WARAYSI SADDEX GEESOOD AH OO GOLAHA CODKA SHACABKA 1960 LA YEESHAY SADDEXDA AQOON YAHAN EE ,FAYSAL CABDI ROOBLE,CABDIWAAXID CABDULLAHI ,IYO CABDIRAXMAN SHEEKH MAHAMUD (GABLAX)

Comments Off on WARAYSI SADDEX GEESOOD AH OO GOLAHA CODKA SHACABKA 1960 LA YEESHAY SADDEXDA AQOON YAHAN EE ,FAYSAL CABDI ROOBLE,CABDIWAAXID CABDULLAHI ,IYO CABDIRAXMAN SHEEKH MAHAMUD (GABLAX)

WARAYSI SADDEX GEESOOD AH OO GOLAHA CODKA SHACABKA 1960 LA YEESHAY SADDEXDA AQOON YAHAN EE ,FAYSAL CABDI ROOBLE,CABDIWAAXID CABDULLAHI ,IYO CABDIRAXMAN SHEEKH MAHAMUD (GABLAX)

Continue reading …

Saciid Mire Xaydar iyo Fadumo Duur -Heestii Waa Inoo Aroos Wacan

Comments Off on Saciid Mire Xaydar iyo Fadumo Duur -Heestii Waa Inoo Aroos Wacan
Continue reading …

Markaad eegtid shaxda Degmooyinkii 1969 ayaa waxay isku gayn ka koobanyihiin 49 Degmo oo kala ah. A-Gobolka Hargeysa 5 degmo B -Gobolka Burco 8 Degmo C- Gobolka Majeerteeniya 8 Degmo D- Gobolka Ex Mudug 7 Degmo E- Gobolka Hiiraan: 2 Degmo F-Gobolka Ex-Banaadir: 9 Degmo G- Gobolka Jubada Sare: 6 Degmo H- Gobolka Jubada Hoose […]

Continue reading …

Madaxwayne Gaas: Shacabkaan u shaqaynaa waxaan rabnaa in ay Shacabku qaymeeyaan wasiirkii wax khiyaama iyo kii wanaagsan (Dhegeyso)

Comments Off on Madaxwayne Gaas: Shacabkaan u shaqaynaa waxaan rabnaa in ay Shacabku qaymeeyaan wasiirkii wax khiyaama iyo kii wanaagsan (Dhegeyso)

Madaxwayne Gaas oo ka hadlayay shirka La Xisaabtanka Xukuumadda ayaa yiri waxaan rabnaa in ay shacabka Puntland qaymaynta rasmigaa sameeyaan oo shacabka loo noqdo accountable. Shacabkaa na qaymayn doona ciddii wanaag samaysay waa la arki doonnaa oo shacabkaa sheegi doonna, ciddii wax isdaba marisay shacabkaa sheegi doona ¨ Marka xkuumadda iyo shacabku in ay is […]

Continue reading …

Hadaad si fiican ugu fiirsatid hab dhismeedka ay Degmooyinka u qoondaysay xukuumaddii Siyaad Barre waxaa meesha ka baxaya wax xitaa cadaalad u dhow. Si hadaba calaa aqali wax cadaalad u dhow loo helo waxaa wanaagsan haddii hanaanka degmooyinka wax lagu qaybsanayo in lagu qaybsado Hab dhismeedkii Hanaankii Gobollada & Degmooyinka Soomaaliya (1960-1969) oo wax badan […]

Continue reading …