Home » Archives by category » Wararka (Page 661)

qariirada soomaaliya iyo shaxda gobolada iyo degmooyinka Maxaad ka taqaanaa Dalka Somalia

Continue reading …

Kooxda Fanaaniinta Somalida itoobiya ee Qaryan dhoodaan oo bandhig faneed ciyaarta dhaantada ah kusoo Bandhigay Barbara

Comments Off on Kooxda Fanaaniinta Somalida itoobiya ee Qaryan dhoodaan oo bandhig faneed ciyaarta dhaantada ah kusoo Bandhigay Barbara
Continue reading …

Heesta Ka dan baxay Muna Xidigta

Comments Off on Heesta Ka dan baxay Muna Xidigta
Continue reading …

Warka Puntland Tv: Tartanka Shaqada Agaasimayaasha Wasaaradda Dalxiiska oo Markii u horaysay si caddaalada oo saxaafaddu goobjoog ka tahay loo tartansiiyay n(ka daawo daqiiqadda 19:aad)

Comments Off on Warka Puntland Tv: Tartanka Shaqada Agaasimayaasha Wasaaradda Dalxiiska oo Markii u horaysay si caddaalada oo saxaafaddu goobjoog ka tahay loo tartansiiyay n(ka daawo daqiiqadda 19:aad)
Continue reading …

Shabakadda warbaahinta ee Booramenews ayaa marwalba waxay ka faalootaa wixii markaas cusub ee dhaca dhamaan deegaanada afka Soomaaliga looga hadlo, iyagoon markaas cidna caayin, cidkalena buun buunin balse markaas soo bandhiga warbixin inta badan Muuqaal ama maqal wadata. Badanaa dadka la socda ama xiiseeya akhbaaraha la xiriira warbixinada dhacdooyinka Soomaaliya ka dhacay, oo markaas isku […]

Continue reading …

Amisom: We’re Leaving Somalia In 2016

Comments Off on Amisom: We’re Leaving Somalia In 2016

The joint African peace keeping force in Somalia AMISOM, have expressed hope to march out of the war-torn nation in the next two years. The Mission which was pioneered by the Ugandan and Burundian national forces in 2007 says much groundwork has been done for the Somalis to take charge of their nation. Since 1991, […]

Continue reading …

Sidee Xisbiyo caddaalad iyo daacadnimo ku dhisan Puntland iyo Soomaaliya looga hirgallin karaa (Qormooyin arrinkaas ku saabsan kala soco Puntlandobserver)

Comments Off on Sidee Xisbiyo caddaalad iyo daacadnimo ku dhisan Puntland iyo Soomaaliya looga hirgallin karaa (Qormooyin arrinkaas ku saabsan kala soco Puntlandobserver)

Shabakadda Puntlandobserver oo marwalba awoodda saadha dhanka wacyigallinta shacabka ayaa u arragta waqtiga hadda lagu jiro xilli muhiim ah oo haddii aan hada laga faa-iidaysan ay hadhow adkaanayso wixii hadda lasixi waayo in hadhow dib loo saxo ay adkaanayso. Waxaan ognahay Nidaamka Asxaabta baddan ee Soomaaliland laga yagleelay in uu hadda caqabad wayn ku yahay […]

Continue reading …

Minneapolis oo lagu qabanayo Bandhigga buuggaagta Friday 29th- Sunday 31st August, 2014: Lighthouse Academy

Comments Off on Minneapolis oo lagu qabanayo Bandhigga buuggaagta Friday 29th- Sunday 31st August, 2014: Lighthouse Academy

Minneapolis book fair event August 2014 SOMALI BOOK FAIR Bandhigga Buugta Soomaaliyeed Friday 29th- Sunday 31st August, 2014 Time: 12:00 AM-22:00 PM VENUE: Minneapolis Convention Center hosted by AAIC Org. Special workshop & Seminars for the teachers on: Saturday 23rd-Sunday 24th, August , 2014 Venue: Lighthouse Academy Address: 2600 26th Ave. South, Minneapolis, MN 55406 […]

Continue reading …

Maxaa kaaga baxay ficilada iyo hadalada Faysal Cali Waraabe, Cabdiqaybdiid, iyo Xasan Shiikh

Comments Off on Maxaa kaaga baxay ficilada iyo hadalada Faysal Cali Waraabe, Cabdiqaybdiid, iyo Xasan Shiikh

Bilxaqiiqiyan QoWmiyadda Soomaaliyeed waa dad isku mida xigto iyo xigaalo ah, sikastaba ha ahaatee Waxaan shaki ku jirin in ay Soomaalidu Qabaa-illo kala duwan yihiin. Waxaa marwalba Soomaaliya Hogaamiyayaashii soomaray iyo kuwa hadda talada hayaba aan ka marnayn caddaalad darro, waana uu yaryahay Hogaamiye si caddaaladi ku dheehantahay u maamuusay ama shuruucdii ay Soomaalidu wada […]

Continue reading …
Continue reading …