Home » Archives by category » Wararka (Page 662)
Continue reading …

Nicholas Kay oo u su’aalo ad adag la waydiiyay intii uu Hargaysa Joogay (Daawo)

Comments Off on Nicholas Kay oo u su’aalo ad adag la waydiiyay intii uu Hargaysa Joogay (Daawo)
Continue reading …

Wararka Puntland Tv iyo warar xiisabadan

Comments Off on Wararka Puntland Tv iyo warar xiisabadan
Continue reading …

Faysal Cali Waraabe ayaa aad uga hadlay Jubbaland oo aad moodid in uu xaqiiq jirta uu iska indha saabayo. Halkaan ka akhri buugaagtii ay Ingiriisku ka qoreen 1914 sida ay Beelaha Soomaaliyeed u kala daganaayeen Jubbaland Dad baddan baa iswaydiinaya intii Maxamed Siyaad Barre xukumayay Soomaaliya yuu u hiiliyay, mase is waydiiyay Faysal Goormaa Daarood […]

Continue reading …

Puntland oo Shuruud ku Xirtay Wadahadalka DFS (Dhageyso)

Comments Off on Puntland oo Shuruud ku Xirtay Wadahadalka DFS (Dhageyso)

Maamul Goboleedka Puntland ayaa maanta sheegay inay diyaar u yihiin wadahadallo inayt la furaan dawladda Federaalka ee Soomaaliya balse waxay ku xidheen shuruud ah in beesha caalamku ay Goobjoog ka ahaato wadahadalladaasi iyo heshiisyada la gaadhayo. Puntland waxay mar kale ku cleisay in heshiiskii 30-kii Julay lagu saxiixay Muqdishu ee maamul u samaynta Gobolada Dhexe […]

Continue reading …
Continue reading …

Nicholas Kay oo lakulmay Golaha Guurtida Soomaaliland, iyo Isimada SSC oo laga hadlay dhankay u badanyihiin Maadaama uu Nicholas Kay Puntland-na kula-soo kulmay Golahooda Guurtida (Daawo)

Comments Off on Nicholas Kay oo lakulmay Golaha Guurtida Soomaaliland, iyo Isimada SSC oo laga hadlay dhankay u badanyihiin Maadaama uu Nicholas Kay Puntland-na kula-soo kulmay Golahooda Guurtida (Daawo)
Continue reading …

Masawirkaan talow muxuu Amin Caamir ula jeedaa

Comments Off on Masawirkaan talow muxuu Amin Caamir ula jeedaa

Masawirkan haddaad u fiirsato, Gabra, Xasan, Cabdikariin, iyo Faarax waa isku jaal, kaaga daran, Xasan waxaa loo xiray Koofiyad, Budna waa loo dhiibay, halka Raysalwasaare Cabdiwali aanu wax Dugaal iyo Taageero midna haysan oo uu kaligii is aaminay. Maloo qaadan karaa in Amin Sawirkaas uu micno baddan ula jeeday iyo Xujo in ay dad baddan […]

Continue reading …

Daawo Xasan Culusow markuu Englishka ku hadlayo waa Aftahan (Falanqayn)

Comments Off on Daawo Xasan Culusow markuu Englishka ku hadlayo waa Aftahan (Falanqayn)

Xasan Culusow markaad u fiirsato waxaa kuu soo baxaysa in aanu doqon ahayn laakiin Khaa-in uu yahay Khaa-in kusoo tababartay sida Mashaariicda iyo Jaaliyadaha Mashaariicda lowgu dabarto. laakiin waxaa cad in aanu Xasan meelna kalahayn waxyaalaha muhiimkaa ee lagu hanto kalsooni shacab, sida Wadaniyadda, Dunwanaagga, Daacadnimada, Qadiyadda, Danguud u fakarid. Xasan Waa daniiste, Kooxayste, Khaa-in […]

Continue reading …

Barack Obama oo ka Halday Dilkii Ferguson

Comments Off on Barack Obama oo ka Halday Dilkii Ferguson

Magaaladda Fergusson ee gobolka Missouri ayaa waxaa weli ka jira jahwareer, kadib markii wiil madow ah uu askari cadaan ahi togety 9-kii bishan. Magaaladda ayaa amar degdgeg lagu soo rogay ka dib ay booliiska iyo dad mudaaharaadayey ay isku dhaceen. Dad badan oo ka careysan dilka wiilka ayaa weli u hogaansami la’a amarka boolsiska iyadoo […]

Continue reading …