Home » Archives by category » Wararka (Page 664)

Cali Khaliif Galaydh oo la Waraystay arrimo Xasaasiyana ka hadlay (Dhageyso)

Comments Off on Cali Khaliif Galaydh oo la Waraystay arrimo Xasaasiyana ka hadlay (Dhageyso)

Barnamijka waxaa Marti ku ah Prof. Cali Khaliif Galeyr oo loo doortay madaxweynaha maamulka Khaatumo. Cali Khaliif wuxuu barnaamijka uga hadlayaa doorashadiisa iyo waxay soo kordhin karto. [audio:http://av.voanews.com/clips/SO/2014/08/16/8a8e781b-ccba-408a-8ed8-7ec56768d45c.mp3] Ama Moobiilkaaga ka dhageyso

Continue reading …

Guul Dangorayo: Golaha Deegaanka Dangorayo oo kala fadhigoodii 6aad la qaybsaday Saxaafadda Soomaaliyeed

Comments Off on Guul Dangorayo: Golaha Deegaanka Dangorayo oo kala fadhigoodii 6aad la qaybsaday Saxaafadda Soomaaliyeed

Waa wax lagu farxo Golaha Deegaanka Degmada Dangorayo in ay Saxaafadda la qaybsadaan heerka uu marayo waxqabadkii iyo horumarkii ay ku talaabsadeen masuuliyiinka xubnaha Golaha deegaanka Degmada Dangorayo ee Gobalka Nugaal

Continue reading …

Murtida Maanta [Thought of the Day]

Comments Off on Murtida Maanta [Thought of the Day]

Murtida Maanta [Thought of the Day] CUNTO-U-NOOLE UUN HA AHAANNIN, CUNNADASE KU NOOLAASHO U QUUDO. EAT TO LIVE, BUT NOT LIVE TO EAT Tifaftiraha puntlandobserver@gmail.com

Continue reading …

Magaalada Kismaayo ayaa siwayn looga soo dhaweeyay Maamulka Khaatumo iyo Madaxdiisa Hoos Codka iyo Sawirada ka eeg

Comments Off on Magaalada Kismaayo ayaa siwayn looga soo dhaweeyay Maamulka Khaatumo iyo Madaxdiisa Hoos Codka iyo Sawirada ka eeg

Magaalada Kismaayo ayaa siwayn looga soo dhaweeyay Maamulka Khaatumo iyo Madaxdiisa Hoos Codka iyo Sawirada ka eeg [audio:http://www.kismaayo24.com/wp-content/uploads/2014/08/codka-kismaayo-sax.mp3] Ama Moobiilkaaga ka dhageyso

Continue reading …

Waxan guuri bahaleeyaba ma gaaray goolkii an rabay (Galaydh). Waxaa si rasmi ah loogu dhawaaqay dowlad gaboleedkii Khaatumo magaalada saaxdheer oo dhacda xuduuda Ethiopia iyo Soomaaliya. In mudo ahba maamulka Khaatumo wuxuu ku jiray tiih badan iyo jaah wareer siyaasadeed kaas oo wajiyo badan leh ama ha ahaato dhanka hogaanka oo dano kala duwan lahaa […]

Continue reading …

Nichalas kay: Maamulka Gobalada dhexe loo samaynayo waa Galmudug iyo Galguduud ee ma quseeyo deegaanada waqooyiga Mudug ee Puntland (Dhageyso iyo Falanqayn)

Comments Off on Nichalas kay: Maamulka Gobalada dhexe loo samaynayo waa Galmudug iyo Galguduud ee ma quseeyo deegaanada waqooyiga Mudug ee Puntland (Dhageyso iyo Falanqayn)

Wikiilka Qaramada Midoobay Soomaaliya u Qaabilsan Nicholas Kay oo kamid ahaa saxiixayaashii Beesha Caalamka ee Goobjoogga ka ahaa markii lasamaynay Maamul Goboleedkii Mudug iyo Galgaduud, ayaa sifudud oo aan dhib lahayn u cadeeyay degmooyinka ay quseeyaan maamulGobaleedkaani kuwaasoo uu sheegay in aynan ku jirin waqooyiga Mudug, taas oo meesha kasaartay shakigii reer Puntland ay ka […]

Continue reading …

Axmad Daaci oo ka sheekaynaya weerarkii maleeshiyadiisa ciidamada Amison kula wareegeen (Dhageyso)

Comments Off on Axmad Daaci oo ka sheekaynaya weerarkii maleeshiyadiisa ciidamada Amison kula wareegeen (Dhageyso)

Axmad Daaci oo ka sheekaynaya weerarkii maleeshiyadiisa ciidada dawladda kala wareegeen (Dhageyso) [audio:http://saadaalnews.net/wp-content/uploads/2014/08/wareysi-axmed-daaci-15-08-2014.mp3] Ama Moobiilkaaga ka dhageyso

Continue reading …

Axmed Daaci oo gurigiisii xoog lagula wareegay warbixnta dhageyso

Comments Off on Axmed Daaci oo gurigiisii xoog lagula wareegay warbixnta dhageyso

Ciidamada dowladda Somalia iyo kuwa Midowga Africa ayaa la wareegey guriga mid ka mid ah hoggaamiyeyaasha hubeysan ee magaalada Muqdisho. Weerar iyo dagaal dhowr saacadood socdey kadib ayay ciidamada AMISOM iyo kuwa dowladda kula wareegeen guriga Axmed Xasan Cadow-Axmed Daaci oo ku yaalla degmada Wadajir. Daud Aweis ayaa khadka telefonka ee magaalada Muqdisho kula xiriirey […]

Continue reading …

Khudbaddii Madaxwayne Cali Khaliif Galaydh Doorashadii kadib (Daawo)

Comments Off on Khudbaddii Madaxwayne Cali Khaliif Galaydh Doorashadii kadib (Daawo)
Continue reading …

Shirkadda Shulman Rogers iyo Cabdicasiis Giyaajo oo lacagtii Shacabka Soomaaliyeed ay ka lunsadeen maalgashi ku bilaabay (SAWIRO)

Comments Off on Shirkadda Shulman Rogers iyo Cabdicasiis Giyaajo oo lacagtii Shacabka Soomaaliyeed ay ka lunsadeen maalgashi ku bilaabay (SAWIRO)

Kadib warbixinta UN monitoring group isbuucaan daabaceen oo ku saabsaneyd Shirkada Shulman Rogers iyo wakiiladeeda Cabdicasiis Xassan Giyaajo iyo Muse Ganjab inay lunsadeen lacag shacabka Soomaaliyeed lahayeen ayaa waxaa soo baxaayo in shirkada Shulman Rogers and wakiilkeeda Cabdicasiis Giyaajo ay maalgashi xoog leh oo lagu qiyaasay lacag dhan 2 milyan dollars oo lacagtii shacabka Soomaaliyeed […]

Continue reading …