Home » Archives by category » Wararka (Page 698)

Axmed Ismaaciil oo kashifay wixii uu Baarlamaanka DFS uu kusoo arkay, Xildhibaan saaxiibkay ah wuxuu igu yiri waxaan baarlamaanka u imid 20$ oo doolar baan kala baxay Xildhibaanimada waxaanan halkaan u imid sidii aan afartaas sano lacag uga samaynlahaa (Dhagayso fashilaada)

Comments Off on Axmed Ismaaciil oo kashifay wixii uu Baarlamaanka DFS uu kusoo arkay, Xildhibaan saaxiibkay ah wuxuu igu yiri waxaan baarlamaanka u imid 20$ oo doolar baan kala baxay Xildhibaanimada waxaanan halkaan u imid sidii aan afartaas sano lacag uga samaynlahaa (Dhagayso fashilaada)

Axmed Ismaaciil oo kashifay wixii uu Baarlamaanka DFS uu kusoo arkay, Xildhibaan saaxiibkay ah wuxuu igu yiri waxaan baarlamaanka u imid in aan 20$ kii kun ee doolar ee aan kala baxay Xildhibaanimada sidii aan afartaas sano uga soo ceshan lahaa lacag kalana uga samaynlahaa (Dhagayso fashilaada). Inkastoo ay shacabka Soomaaliyeed aad uga warhayaan qaabka […]

Continue reading …

Bandhig buugeedkii dalka Jarmlaka iyo xilliga la qabanayo.

Comments Off on Bandhig buugeedkii dalka Jarmlaka iyo xilliga la qabanayo.

Culture and Book Fair_ Flyer Somali Book and Culture Fair _akt

Continue reading …

TAARIIKHDA SOOMAALIYA DHACDO RUN AH OO LAYAAB LEH ABWANAD XALIIMO SOOFE

Comments Off on TAARIIKHDA SOOMAALIYA DHACDO RUN AH OO LAYAAB LEH ABWANAD XALIIMO SOOFE
Continue reading …

waraysi Axmed Ismaac Samatar oo kala hadlaya mar leh qabiil majiro, marna qabiilkii aan ka marnayn (Daawo wariye Xamdi oo su-aalo kulul waydiinaysa)

Comments Off on waraysi Axmed Ismaac Samatar oo kala hadlaya mar leh qabiil majiro, marna qabiilkii aan ka marnayn (Daawo wariye Xamdi oo su-aalo kulul waydiinaysa)
Continue reading …

Daawo Madaxwayne Gaas waraysi Culus oo aad u mihiima

Comments Off on Daawo Madaxwayne Gaas waraysi Culus oo aad u mihiima
Continue reading …

Warbaahinta Soomaalida ayaad moodaa in aynan daacad ka ahayn dagaaladii Gobalka Shabeeladda dhexe baryahaan kasocday ee sida gardaradda iyo Baadaa xooga lowgu qabsaday Deeganadda Beesha Biyamaal. Voa-Somali ayaanba soo hadalqaadin dagaaladaas intaa le,eg Halka BBC ay Waraysatay Ruux kufaraxsan in uu Indhacade Xoog kula wareego deegaanka Beesha Biyamaal ee Marka iyo nawaaaxigeeda. Halkaan ka dhagayso […]

Continue reading …

Dagaaladii maalmahaan kasocday Gobalka Shabeelada Hoose ee u dhaxeeyay Beelaha Biyamaal iyo Habargidir ayaa saaka subixii hore waxaa awood loo sheegtay Beesha Biyamaal. Beesha Habargidir ayaa waxay taakulo ka heshay DFS iyo waliba Beelwaynta Hawiye oo lasheegay in ay sitoose dagaalka uga qaybqaateen. Hoos ka dhagayso warbixinta BBC ee arrinkaas la xiriira [audio:http://www.puntlandobserver.com/wp-content/uploads/2014/06/dagaalka-marka-kasocda.mp3] Ama Moobiilkaaga […]

Continue reading …

cali dhaanto waraysi cajiiba (Daawo)

Comments Off on cali dhaanto waraysi cajiiba (Daawo)
Continue reading …

Daawo:warkaMaamulka Jubbaland ayaa maanta meel fagaare ah ku gubay dawooyin iyo cabitaanno dhacay oo ay ka

Comments Off on Daawo:warkaMaamulka Jubbaland ayaa maanta meel fagaare ah ku gubay dawooyin iyo cabitaanno dhacay oo ay ka
Continue reading …

Warar isa soo taraya ayaa sheegaya in Maleeshiyaadkii Garabka Madaxwayne Xassan Shiikh oo wata dabaabadihii Ciidamadda Dawladda ay xoog kula wareegeen dhamaan deeganadii Beesha Biyamaal. Inkastoo ay wararkalena sheegayaan in Ciidamdii Beesha biyamaal ay xeelad dagaal magaaladda uga baxeen. Dagaaladan ayaa waxa ay kasocdeen maalmahaan oo dhan deeganadda Beesha Biyamaal ee Ceel-wareegow iyo Ceel-jaalle, Buufow, […]

Continue reading …