Home » Archives by category » Wararka (Page 701)

Vladimir Putin’s interview with Radio Europe 1 and TF1 TV channel

Comments Off on Vladimir Putin’s interview with Radio Europe 1 and TF1 TV channel

In the run-up to his visit to France, Vladimir Putin gave an interview to Radio Europe 1 news programme author and frontman Jean-Pierre Elkabbach and anchor of the evening news on TF1 TV channel Gilles Bouleau. The interview was recorded on June 3 in Sochi. QUESTION (via interpreter): Good afternoon Mr President. Good afternoon, President […]

Continue reading …

Dhagayso Garaad Cabdullaahi Cali Ciid oo kahadlaya Mustaqbalka DFS iyo Puntland

Comments Off on Dhagayso Garaad Cabdullaahi Cali Ciid oo kahadlaya Mustaqbalka DFS iyo Puntland

Afhayeenka Isimadda Puntland Garaad Ciid ayaa barnaamijka Martisoor ee Radio Dajir uga waramay siyaasadda uu ka aaminsanyahay xaaladda ay hada Soomaaliya marayso, khaasatan xaaladda siyaasadeed ee DFS, tan Puntland Hoos ka dhagayso: [audio:http://radiodaljir.com/resources/files/Martisoor_Tallman_Garaad%20ciid%20siyaasadda_Grwe%2027-Feb-2014.mp3] Ama Moobaalkaaga ka dhagayso

Continue reading …

Daawo wararkii Puntland-tv oo dhamaystiran

Comments Off on Daawo wararkii Puntland-tv oo dhamaystiran
Continue reading …

Daawo warbixin dhamaystiran dagaaladii Shabeelada hoose oo usoo cusboonaday iyadoo si hoose la isku laynayo

Comments Off on Daawo warbixin dhamaystiran dagaaladii Shabeelada hoose oo usoo cusboonaday iyadoo si hoose la isku laynayo
Continue reading …

Dhagayso: Beesha Habar-gidir oo iclaamisay dagaal ka dhan ah Beesha Biyamaal

Comments Off on Dhagayso: Beesha Habar-gidir oo iclaamisay dagaal ka dhan ah Beesha Biyamaal

Dagaalkan ay odayaasha beesha Habargadir iclaamiyeen ayaa soo baxay kadib markii ay kulan ay dagaaladda marwalba kasoo cusboonaanaya deegaanadda shabeeladda Hoose. Hoos ka dhagayso: [audio:http://caasimadda.com/wp-content/uploads/2014/06/nabadoon-beesha-habar-gedir-katirsan_2.mp3] Dhanka kalena Webka Beesha Biyamaal ee Marka-Caday ayaa qoraya in Deg Deg: Ciidamada Deegaanka Oo goordhow la Wareegey Deegaanada Shalambood, Gandaawi iyo Buufoow Kilig garee si aad warka oo dhamaystiran […]

Continue reading …

Qunsulo la magacaabay oo Khilaaf xoogan ka dhex dhaliyay Xasan Sheekh & Cabdiweli

Comments Off on Qunsulo la magacaabay oo Khilaaf xoogan ka dhex dhaliyay Xasan Sheekh & Cabdiweli

Qunsulo la magacaabay oo Khilaaf xoogan ka dhex dhaliyay Xasan Sheekh & Cabdiweli khilaaf cusub ayaa soo kala dhex galay madaxweyne Xasan Sheekh iyo Ra’iisul wasaare Cabdiweli Sheekh Axmed. Khilaafkan ayaa salka ku haya Qunsulo uu wasiirka arimaha dibadda Cabdiraxmaan Ducaale Bayle u magacaabay dhowr wadan oo caalamka ah. Ra’iisul wasaaraha ayaa ka biyo diiday […]

Continue reading …

Daawo: Dood Culus oo Xukuumadda Xassan eedo culus loosoo jeedshay

Comments Off on Daawo: Dood Culus oo Xukuumadda Xassan eedo culus loosoo jeedshay
Continue reading …

Video:U.S. Foreign Policy in Somalia

Comments Off on Video:U.S. Foreign Policy in Somalia
Continue reading …

Dhagayso Gudoomayah bakool Tall oo sheegay in dagaaladii Bakool ay kusoo biireen Onlf iyo New-Poliec

Comments Off on Dhagayso Gudoomayah bakool Tall oo sheegay in dagaaladii Bakool ay kusoo biireen Onlf iyo New-Poliec

Gudoomiyaha Gobalka bakool Tall oo VOA u waramayay ayaa sheegay maadaama ay bakool kutaal Xuduuda in dagaaladii awal u dhaxeeyay Amisom Iyo Dawladda oo dhana iyo Shabaab oo dhana ay hada kusoo biireen Ciidamo ONLF oo doonayay in ay dhanka Ethiopia u gudbaan maadaama meeshii ay mari lahaayeen ay Shabaab haystaan ay khasab ku noqotay […]

Continue reading …

Dhagayso: Maraykanka oo safiir Soomaaliya usoo magacaabaya goor dhow, ballanqaadyo waxbarasheedna ku dhawaaqay

Comments Off on Dhagayso: Maraykanka oo safiir Soomaaliya usoo magacaabaya goor dhow, ballanqaadyo waxbarasheedna ku dhawaaqay

Ku-xigeenka xoghayaha arrimaha dibedda Maryakanka ee arrimaha siyaasadda, Wendy Sherman ayaa ku dhawaaqday in Madaxweyne Barack Obama uu markii ugu horreysay muddo 20 sanno ah dhawaan magacaabi doono safiirka Maraykanka ee Soomaaliya. Sherman ayaa hadalkan uga dhawaaqday khudbad ay ka jeedisay machadka nabadda Maraykanka ee magaaladan Washington, waxayna sheegtay in Maraykanku aanu safiir rasmi ah […]

Continue reading …