Home » Archives by category » Wararka (Page 700)

Wararkii Puntland tv- 6.6

Comments Off on Wararkii Puntland tv- 6.6
Continue reading …

Dr. Dominik Balthasar: Oil in Somalia adding fuel to the Fire (Maqaal:Batroolka Soomaaliya ku jira ooDabkii hore Baasiin ku sii kordhinaya)

Comments Off on Dr. Dominik Balthasar: Oil in Somalia adding fuel to the Fire (Maqaal:Batroolka Soomaaliya ku jira ooDabkii hore Baasiin ku sii kordhinaya)

Oil_in_Somalia_-_Adding_fuel_to_the_flames About the Author Dr. Dominik Balthasar is a development policy fellow with the Heritage Institute. He currently holds a position with the Transatlantic Postdoctoral Fellowship for International Relations and Security, working with Chatham House, the United States Institute of Peace, and the European Union Institute for Security Studies. Dominik’s work focuses on issues pertaining […]

Continue reading …

Wasiirkii hore ee Gaashaandhiga Fiqi oo arrimo badan oo xasaasiya ka hadlay, sida loo qoro ciidamada, arrin la xiriira Barre Hiiraale

Comments Off on Wasiirkii hore ee Gaashaandhiga Fiqi oo arrimo badan oo xasaasiya ka hadlay, sida loo qoro ciidamada, arrin la xiriira Barre Hiiraale
Continue reading …

Musharax Saleebaan Dheere oo u tanaasulay Indhasheel (Video)

Comments Off on Musharax Saleebaan Dheere oo u tanaasulay Indhasheel (Video)
Continue reading …

Maxamed Cismaan Yariisoow Gudoomiyaha Degmada Marka oo waraysi uu siiyay Radio Shabeele kawarbixiyay xaaladda dagaaladda (Dhagayo waxa dhexmaray wariyaha iyo Gudoomiyaha)

Comments Off on Maxamed Cismaan Yariisoow Gudoomiyaha Degmada Marka oo waraysi uu siiyay Radio Shabeele kawarbixiyay xaaladda dagaaladda (Dhagayo waxa dhexmaray wariyaha iyo Gudoomiyaha)

Maxamed Cismaan Yariisoow Gudoomiyaha Degmada Marka oo waraysi uu siiyay Radio Shabeele kawarbixiyay xaaladda dagaaladda (Dhagayo waxa dhexmaray wariyaha iyo Gudoomiyaha) [audio:http://hagenews.com/wp-content/uploads/2014/06/shabeeleel.mp3] Ama moobiilkaaga ka dhagayso

Continue reading …

Raage Nuur Jiis Gudoomiyaha Shalan Bood oo sheegay in uu soo weeraray Gudoomiyaha Marka (Dhagayso daawo mapka Shalan Bood)

Comments Off on Raage Nuur Jiis Gudoomiyaha Shalan Bood oo sheegay in uu soo weeraray Gudoomiyaha Marka (Dhagayso daawo mapka Shalan Bood)

Inkastoo baryahaan ay dagaalo ba-an oo lagu dhamaaday ay Gobalka Shabeeledda hoose kasocdeen ayaad moodaa in hadana ay saxaafadda Soomaalida ay ka gaabsadeen dhibaatadaas. Gudoomiyaha Degmada Shalaanbood ee DFS iyo Gudoomiyaha Degmadda Marka ayaa baryahaan dagaal beelaysan uu dhexmarayay. Gudoomiyaha oo Gabadh yar oo uu dhalay loo dilay dagaaladii aano qabiileedka ee dhexmarayay beelaha deegaankaas […]

Continue reading …

Maxamed Xasan Fiqi Madaxwayne ku xigeenka Koonfur-galbeed oo sheegay dagaaladda Shabeeladda Hoose in ay salka ku hayaan Beeraha Mooska oo la isku haysto (Maqal)

Comments Off on Maxamed Xasan Fiqi Madaxwayne ku xigeenka Koonfur-galbeed oo sheegay dagaaladda Shabeeladda Hoose in ay salka ku hayaan Beeraha Mooska oo la isku haysto (Maqal)

Maxamed Xasan Fiqi Madaxwayne ku xigeenka Koonfur-galbeed oo sheegay dagaaladda Shabeeladda Hoose in ay salka ku hayaan Beeraha Mooska oo la isku haysto Fiqi ayaa ka warbixiyay xaaladda Maamuladda 3-da iyo 6-da Gobal isla markaasna sheegay in ay iyagu saxsanyihiin. Dhanka Kale ayuu sifiican uga sheekaynayaa dhibka meesha uu kataaganyahay oo ah dhulbeereed la isku […]

Continue reading …

Axmed Diiriye oo ku baaqay in dagaalka shabeeladda Hoose kasocda lajoojiyo (maqal)

Comments Off on Axmed Diiriye oo ku baaqay in dagaalka shabeeladda Hoose kasocda lajoojiyo (maqal)

Nabadoon Axmed Diiriye ayaa ku baaqay in la joojiyo dagaaladda kasocda Shabeeladda Hoose. Madaxdii dagaaladda dhulkaas 30-ka sono kawaday waa dhameedeen, hebel dhimay oo hebel dhimay, waxaan leenahay dagaalkaas jojiya allahiin haduu alle yahay. [audio:http://saadaalnews.net/wp-content/uploads/2014/06/Axmed-Diriye-1.mp3] Ama Mobiilkaaga ka dhagayso

Continue reading …

Daawo Puntland oo xustay maalinta Deegaanka aduunka

Comments Off on Daawo Puntland oo xustay maalinta Deegaanka aduunka
Continue reading …

Dhagayso: Hooyo maskiina oo wiilkeedii ay galaafteen aanooyinkii ka dhexeeyay Beelihii kudagaalamay Shabeeladda hoose.

Comments Off on Dhagayso: Hooyo maskiina oo wiilkeedii ay galaafteen aanooyinkii ka dhexeeyay Beelihii kudagaalamay Shabeeladda hoose.

Hooyadan oodhashay wiilkeeda oo layiraahdo Cabdiwahaab ayaa ka sheekaynaysa wiilkeeda oo kasoo kicitimay Marka una socday Buulamareer oo ay markaas maama caasha iyo wiilkeedu ay beer ku leeyihiin. Hoos ka dhagayso [audio:http://markacadey.com/wp-content/uploads/2014/06/maamo-caasho.mp3] Ama Moobaalkaaga ka dhagayso

Continue reading …