Home » Search results for: “qore warsame Axmed”

-Waxaa makhraati madoonta ah maanta manhajkii wahaabiyadda uu soo xirmahayo, waana arrinta ka taagan cadale, oo ilmihii kunoolaa meelaha ay nimankaas wahaabiyadda ka talliyaan ilmihii kasoo cararayaan, in badana tuulooyin kalay u qaxeen ama baadiyahay ku dhuumanahayaan. -Dawladda Soomaaliyeed, Golaha wasiirada, Raysalwasaaraha iyo Madaxwaynaha, labada Gole, iyo qofkastoo Soomaaliya oo damiir leh, in wiilashaas kasoo […]

Continue reading …

Qanacsatada Leh Makiinadaha Lacagta Faalsada Daabacda Waa In Booliska Aduunka (INTERBALL) Lagu Dacweeyo(Qoral Xasaasiya)

Comments Off on Qanacsatada Leh Makiinadaha Lacagta Faalsada Daabacda Waa In Booliska Aduunka (INTERBALL) Lagu Dacweeyo(Qoral Xasaasiya)

Maanta Puntland waxay maraysaa meeshii ugu khatarsanayd xagga dhaqaalaha maamulka iyo aminiga. – Waxaa wadanka ku habsatay abaar gaadma-reebto oo dadkii xoolihi ka dhammaysay. -Baddii oo lagu siidaayay illaa 300 oo markab oo ay wataan  qanacsato iyo maamulka oo iswata, oo baddii la jariiftay wax shacabka u soo noqdaana aynan jirrin. -Lacag faalso ah oo […]

Continue reading …

Sharcigii Batroolka Maxaa Loo Tuuray (Qoral Ku Saabsan Shidaalka Soomaaliya iyo Talooyin Muhiima)

Comments Off on Sharcigii Batroolka Maxaa Loo Tuuray (Qoral Ku Saabsan Shidaalka Soomaaliya iyo Talooyin Muhiima)

Sharcigii shidaalka Soomaaliya halkaan ka eeg intaanad qoraalkan akhrin Aduunka si wax loola qaybsado, marka hore waa in aad leedahay sharci ku saabsan Batroolka iyo macdanta Soomaaliya. -Soomaaliya 1948-dii baa laga billaabay in shidaal laga baarro, waxaana baarray kambanigii la oranjirray Rogers oo Maraykan ahaa. – intii ka danbaysayna waxaa wax ka baarray kambaniyo baddan […]

Continue reading …

Doorashada Puntland Ee 2019

Comments Off on Doorashada Puntland Ee 2019

Maamulka ka arrimiya Puntland 2014-ki markii ay la wareegayeen Puntland waxay ballanqaadeen in ay doorashada soo socota hal qof iyo hal cod hirgallindoonnaan. Maanta oo ay doorashadii ka harsantahay hal sanno iyo shanbillood, aynu milicsanno riwaayadahii naloo jillay iyo kuwa maanta taagan. Muddo markay soo galgalatay waxaa la qabtay guddi doorasho madaxbannaan wax lagu sheegay, […]

Continue reading …

Hadalkii Nuur Baaruud Oo La Rabo In Lagu Khalkhalgaliyo DFS

Comments Off on Hadalkii Nuur Baaruud Oo La Rabo In Lagu Khalkhalgaliyo DFS

Tukaa Layiri Goormaad Wax Garataa, Markaasuu yiri markii laba ruux is dhugtaan. Ayaamahan saxaafadda ayaa waxaa ka socda Progogando iyo iska horkeen iyo isku-dir, iyadoo lagu gabanayo hadalkii Nuur Baaruud. Ayaamahaan waxaa jirray niman siyaasiyiina oo dhahayay xulufada Sacuudiga hala-raaco, iyo maamul-gabaleedyo iyaguna dabada ka riixaya oo hoos ka wada arrinta, iyo wahaabiyaddii oo gude […]

Continue reading …

Waxa la isku hayaa waxaa weeye. Sharcigii batroolka ee la ansixiyay 2008-dii oo la rabo meesha in laga saaro, laguna badelo sharci ay soo samaysatay Somgasoil oo  uu Khayre hormuud ka yahay, golaha wasiiradana ka ansixiyay, baarlamanka in la geeyana laga baqay, shirkii Nairoobi lagu qaban lahaa oo shidaalka iyo macdantana lagu qaybsan lahaana uu […]

Continue reading …

Taariikhda Xad-Badeedk Soomaaliya iyo Kenya Hordhac Waayadan danbe waxaa aad u soo badanaya doodaha la xiriira xad-badeedka Soomaaliya ay la leedahay dalalka dariska la ah. Marar badan waxaa soo if-baxaya in xog badan ay ka maqan tahay siyaasiyiinta iyo aqoonyahanka arrinkan ku mashquulsan. Warqaddan waxaa ku qoran heerarka uu soo maray xad-badeedka Soomaaliya iyo Kenya […]

Continue reading …

BAROORDIIQ

2 Comments

BAROORDIIQ Maxamed Abshir Walde   BAROORDIIQ Anigoo ah Danjire Cabdirashiid Aadan Seed, Safiirka Wareega ee Jamhuuriyadda Fedraaliga Soomaaliya, laga soo billaabo 2005tii, waxaan jeclahay in aan halkan ku soo koobo taarikh-nololeedkii saaxiibkay, marxuum Maxamed Yuusuf Abshir Walde, 5tii Maarso 2016ka Nayroobi, Kiinya, ku geeriyooday. Waxaa Lixdii Maarso isla sannadkan lagu aasay qabuuraha Muslimka ee Nayroobi. Eebbe haw naxariisto, xigtadii […]

Continue reading …
Page 2 of 212