Home » Search results for: “shaqada madaxwaynaha”

Bismillah. Madaxwaynuhu waa RoleModelka bulshada, waa meesha ugu wanaagsan ee ah astaanta bulshadu ku dayato, oo bulshadu aakhirka xitaa waxay u hadlayaan sida madaxwaynuhu u hadlo, waana wadnaha ama xubinta ugu wanaagsan ee bulshadaas. Madaxwaynaha leh Astaamaha wanaagsan ee bulsahdiisu uga dayan karto Hadii Bulsho nasiib u hesho Madaxwayne leh astaamo iyo garasho fog, sida […]

Continue reading …

Madaxwaynaha Somaliland Axmed Siilaanyo oo isku shaandheeyay Wasiiradda Xukuumadiisa Qaar Cusubna magacaabay Akhri Magacyadda

Comments Off on Madaxwaynaha Somaliland Axmed Siilaanyo oo isku shaandheeyay Wasiiradda Xukuumadiisa Qaar Cusubna magacaabay Akhri Magacyadda

S/No. Title-ka Magaca 1. Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibedda Maxamed Biixi Yoonis 2. Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Cali Maxamed Warancade 3. Wasiirka Wasaaradda Deegaanka Shugri X. Ismaaciil Baandare 4. Wasiirka Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Khayraadka Badda Cali Jaamac Faarax (Buureed) 5. Wasiirka Wasaaradda Boosaha iyo Isgaadhsiinta Maxamed Jaamac Abgaal 6. Wasiirka Wasaaradda Dib-u-dejinta Axmed Cabdi Kaahin 7. […]

Continue reading …

23 Musharax ayaa soo bandhigay qorshe siyaasadoodkooda ay doonayaan in ay ku hogaamiyaan Soomaaliya. Hadaba maxaa ay Soomaali ka doonaysaa Madaxwayne. 1) Waa Illaaliyaha dastuurka iyo illaaliyaha Guud ee hay’adaha qaran sida Xukuumadda, Garsoorka, Sharcidajinta, Dhaqaalaha, Saxaafadda. 2) Waa Illaaliyaha masiirka umadda, illaaliyaha amaanadda umadda, illaaliyaha dhamaan masiirka umadda Soomaaliyeed. 3) Waa Role Model, ama […]

Continue reading …

Inkastoo 16 Musharax ee illaa hadda jeediyay khudbadahooda ay dhammaantood qorshe siyaasadeed wanaagsan soo bandhigeen hadana Cali Xaaji ayaa kaga qaaday Musharaxiinta kale 3 Arrimood oo Madaxdii hore ay dabeecad u lahaayeen ayuu Cali ballanqaaday in uu isbadel ku samayn doono. 1) Inta badan madaxda Soomaalida ayaa awoodda saara sidii ay doorashada danbe usoo noqon […]

Continue reading …

Faroole waa khabiir culus oo ruug cadaa ah, waxaana uu maanta jeediyay Khudbad Culus oo runtii aad usoo jiidanaysay dadka fahansan siyaasadda Soomaaliya, waliba wuxuu soo bandhigay qorshe cad oo uu waliba khibrad u leeyahay. Majiro musharax la khibrada faroole, laakiin hal cilad buu Faroole leeyahay, taasi oo ah xukun maroorsigii laga dhaxlay siyaasaddii xukuumaddii […]

Continue reading …

Musharax Cabdiraxmaan Cabdushakuur ayaa marar badan soo bandhigay qorshe siyaasadeed oo aad u wanaagsan. Qorshaha siyaasada ee Cabdiraxmaan Cabdishakuur ayaa inta badan lagu soo hadal hadal qaaday in waxa ugu muhiinsan ee kalsoonida shacabka Soomaaliyeed soo celin karaa uu yahay oo kaliya hagaajinta siyaasad wanaagga DFS isla markaasna haddii la wanaajiyo nidaamka siyaasadeed ee DFS […]

Continue reading …

Qormadaan waxaan ku eegaynaa 1) Miraha ay Cadaalad darada iyo sad bursigu dhalaan. 2) Qaabka ugu habboon ee xildhibaanada 2016 iyo Madaxwaynaha iyo Raysalwasaraha loosoo xuli karo 3) Ujeedada laga leeyahay in ay madaxwynaha doortaan 10 kun 4) Aflaam 1) Miraha ay Cadaalad darada iyo sad bursigu dhalaan. Cid walba oo cadaalad darro iyo sad […]

Continue reading …

PUNLAND HOGAAMIYIHII CADAALADA IYO HORMARKA KU SOO DABAALI LAHAA OO U ISTAAGAY DOORASHADA 2019

Comments Off on PUNLAND HOGAAMIYIHII CADAALADA IYO HORMARKA KU SOO DABAALI LAHAA OO U ISTAAGAY DOORASHADA 2019

Professor Abdiraaq Abduullahi Jaamac Janagalle Musharax Punland 2019. Sida aynu kabaranay taariikhda waayaha aduunku soomaray,waxaynu dhaxalay in bulshooyinka aduunka ku kala dhaqan qaaradahiisa  iyo dalalka kala duwani uu mid waliba lee yahay taariikh dhaqan,mid dhaqaale iyo mid siyaasadeedaba. Hadii dhanka kale laga eegana aadamuhu in badan waa isaga mid marka loo eego in yaroo ay […]

Continue reading …

Hadiiba Agaasimihii Madaxtooyada Laga Dhigay Ninkii Bixiyay Laaluushkii Ugu Badnaa ee Xildhibaanada Lagu Kala Iibsanayay 8-dii sano ee lasoo dhaafay, Sidee Musuqmaasuq LooLa Dirirayaa ?? (Qormo Gaaban).

Comments Off on Hadiiba Agaasimihii Madaxtooyada Laga Dhigay Ninkii Bixiyay Laaluushkii Ugu Badnaa ee Xildhibaanada Lagu Kala Iibsanayay 8-dii sano ee lasoo dhaafay, Sidee Musuqmaasuq LooLa Dirirayaa ?? (Qormo Gaaban).

6-dii sano ee lasoo dhaafay ayaan Puntlandobserver waxaan ku daabacaynay maqaalo ku saabsan sidii ay Soomaaliya mar un u helilahayd nidaam siyaasadeed oo sharcigu shakhsiga ka sareeyo. Meesha ugu muhiimsan ee aan isniri waxbaa laga sixi karaa waa sida uu ku imanayo xildhibaanku, waayo haddii si hufan cadaalada oo aan laaluush lahayn xildhibaanka lagu soo […]

Continue reading …

Dagaaladii sokeeye iyo maamul xumadii hogaamiyaashii Soomaalida soo maray ayaa waxaa soomaalidii ay ka qaadeen buufis iyo shaki aan dhammaad iyo dawo lahayn, hase yeeshee shakigaas waa mid Soomaali oo dhan ay ka midaysanyihiin oo qolo kastaa ay isku haystaan in iyagana la dulmay islamarkaana ay iyagu ceeb ka salliim yihiin. Hase yeeshee dareenkaas shakiga […]

Continue reading …