Home » Search results for: “afrax”

Dr Afrax oo Waraysi Siiyay Puntland Tv

Comments Off on Dr Afrax oo Waraysi Siiyay Puntland Tv
Continue reading …

Daawo Hanoolaato Oo Soo Bandhigtay: Qormooyinkii Dr Maxamed Dahir Afrax Dulleynta Soomaalida iyo Digniinta Shisheeyaha

Comments Off on Daawo Hanoolaato Oo Soo Bandhigtay: Qormooyinkii Dr Maxamed Dahir Afrax Dulleynta Soomaalida iyo Digniinta Shisheeyaha
Continue reading …

Jaaliyada Puntland ee dalka Finland oo tacsi tiiraanyo leh udireysa qoyskii uu ka geeriyooday Abukato Maxamed Aweys Afrax

Comments Off on Jaaliyada Puntland ee dalka Finland oo tacsi tiiraanyo leh udireysa qoyskii uu ka geeriyooday Abukato Maxamed Aweys Afrax

Taariiqda Guud ee Abukato Maxamed Aweys Afrax: 1937-2015 Marxuumka oo ku geeriyooday caasimada dalka Finland ee Helsinki taariikhdu markey ahayd 25/9/2015 Dr Abukaato Maxmed Aweys Afrax wuxuu dhashay sanadka 1937 wuxuu ku dhashay Muqdisho , waxuu Dugsi Sare iyo Dhexe kaga soo baxay Qaahira Dalka Masar -Kadib waxuu Wax barashadiisa Jaamacadeed ku qaatay Jaamacada University […]

Continue reading …

Dr Maxamed Daahir Afrax oo loo magacaabay Gudoomiyaha Gudiga dib u eegista Dastuurka

Comments Off on Dr Maxamed Daahir Afrax oo loo magacaabay Gudoomiyaha Gudiga dib u eegista Dastuurka

Golaha wasiiradda Dawladda Fedaraalka Soomaaliya ayaa maanta qalinka ku duugay in loo magacaabao Prof. Maxamed Daahir Afrax Gudoomiyaha Gudiga dib u eegista Dastuurka Soomaaliya. Booskaan ayaa waxaa bishii hore iska casishay Marwo Caasha Geele iyadoo ka cudur daaratay in ay wayday cid hawshaas baaxadda wayn si daacad ah ula wadda. Prof Maxamed Daahir Afrax waa […]

Continue reading …

Dr Maxamed Daahir Afrax Dadaaladii uu u galay kobcinta luuqadda Soomaaliga (waraysiyo iyo Qormooyin)

Comments Off on Dr Maxamed Daahir Afrax Dadaaladii uu u galay kobcinta luuqadda Soomaaliga (waraysiyo iyo Qormooyin)

Maqaalkan kooban ayaan ku soo koobaynaa qayb yar oo ka mid ah dadaaladii uu Dr Maxamed Daahir Afrax uu gallay sidii luuqadda Soomaaliga loo kobcin lahaa. Dadaalada lagu kobcinayo afka Soomaaliga ee uu Dr Afrax waday illaa iyo intii uu caqliyaystay ayaan maqaal lagu soo koobi karin, balse waxaan soo bandhigaynaa qaybo yar yar warbixino […]

Continue reading …

Maxamed Daahir Afrax waraysi: Xaruntii Akadeemiyad-Gobaleedka Afka Soomaaliga oo Muqdisha loo wareejiyay, iyo xuska Maalinta Afka Soomaaliga

Comments Off on Maxamed Daahir Afrax waraysi: Xaruntii Akadeemiyad-Gobaleedka Afka Soomaaliga oo Muqdisha loo wareejiyay, iyo xuska Maalinta Afka Soomaaliga

Gudoomiyaha Akadeemiyadda Afsoomaaliga Maxamed Daahir Afrax BBC uga waramay maalinta Xuska Afka Soomaaliga oo maanta oo kale loo asteeyay, iyo waliba in Xaruntii Akadeemiyadda Afka Soomaaliga loosoo wareejiyay Muqdisha oo awal si ku meel gaara jabuuti uga farnayd. Qoraa Dr Maxamed Daahir Afrax oo in muddo ahba ku hawlannaa kobcinta iyo daryeelidda Afka Soomaaliga. Hadaba […]

Continue reading …
Continue reading …

Gudoomiha Saxafiyiinta Puntland iyo Soomaaliya Burhaan Axmed Daahir Afrax muxuuu kayiri Idaacadihii laxiray Dhagayso

Comments Off on Gudoomiha Saxafiyiinta Puntland iyo Soomaaliya Burhaan Axmed Daahir Afrax muxuuu kayiri Idaacadihii laxiray Dhagayso

Burhaan Axmed Daahir Afrax Gudoomiyaha Ururadda Saxafiyiinta Puntland iyo Soomaaliya ee map iyo Nusoj, ayaa si Geesinima ah u sharaxay muhiimadda Saxaafadda iyo in wadanka ay shacabku leeyihiin, shacabkana uu sharcigu xukumo ee ayna shakhsiyaad amarkooda yeelayn. Waxaad moodaa in ay tani horumar iyo Sumcad u tahay in Burhaan oo hadda kusugan uu si xor […]

Continue reading …

Ka Qaxiddaydii Xamar   “Hal la qalay raqdeedaa Lagu soo qamaamoo Qalalaasihii baa Ninba qurub haleeloo… Qosol wuxu ka joogaa Qubanahaa dambeeyee Wali qaba hamuuntee Buuraha qotada dheer Ka arkaaya qiiqee Qarka soo jafaayee…” Maxamed Ibraahin Warsame “Hadraawi” (1973)   Hordhac Jannaayo 26, 1991, waxaa soo gabageboobay xukunkii qallafsanaa iyo qabyaaladdii militeriyeysneyd ee Sarreeye Gaas […]

Continue reading …

Habowyow, Yaa/Maxaa ku haga? ,Qormada 5aad, Adeeg Qaran, By Cumur Cabdi Barre

Comments Off on Habowyow, Yaa/Maxaa ku haga? ,Qormada 5aad, Adeeg Qaran, By Cumur Cabdi Barre

Habowyow, Yaa/Maxaa ku haga? ,Qormada 5aad, Adeeg Qaran Xirmadii 4aad ee qoraalka maandayow, waxan kaga hadlay: dhaawicii wada gaaray keli iyo wadar; qof, qaran iyo hantidoodiiba. Waxaan kaloo qormadii 4aad, si kooban ugu xusay, in haddii aynan garwaaqsan, in maandayow aynnu ku sugannahay, isla markaasna aynan la iman, karti iyo xeel dheeri aynnu ku dhiran-dhirinno maandayowga […]

Continue reading …
Page 1 of 3123