Home » Search results for: “cusmaan dheere”

Doorashadda Maamulka Ximin iyo Xeeb oo lagu dhawaaqay inay dhacay Bisha 6aad 2013 iyo Musharaxa Cusmaan Dheere oo reer Finland ah oo safka hore ah

Comments Off on Doorashadda Maamulka Ximin iyo Xeeb oo lagu dhawaaqay inay dhacay Bisha 6aad 2013 iyo Musharaxa Cusmaan Dheere oo reer Finland ah oo safka hore ah

Doorashada madaxtinnimo ee maamulka Ximan iyo Xeeb ee bartamaha Soomaaliya ayaa la qaban doonaa dabayaaqada bisha June ee sanadkan, mas’uul sare oo ka tirsan maamulka ayaa u sheegay Bar-kulan. Wareysi gaar ah oo ay la yeelatay Bar-kulan, afhayeenka baarlamaanka Ximan iyo Xeeb Maxamed Cumar Xagafey ayaa sheegay in toban musharrax ay soo gudbiyeen araajidooda si […]

Continue reading …

Kadib Qaraxyaddii Gaalkacyo ee dadka baddan lagu laayay ayuu maamulka puntland amray in ay baabuurta Koonfur iyo Waqooyi Puntland uga imanaya ay xuduudaha Puntland ku dajiyaan wixii rara oo ay wadaan. Waxaana arrinkaas jawaab ka bixiyay Wasiirka Dastuurka ee Galmudug oo sheegay in ay cawaaqib xumadeeda leedahay haddii dadka ganacsada isusocdkooda la carqaladeeyo. Dhegeyso

Continue reading …

Wasiirka dastuurka Galmudug horeyna usoo ahaa Musharax jagada madaxwayne ee Ximan iyo Xeeb, ayaa si kulul uga hadlay beelaha Galmudug ku diriraya 2016. Cismaan dheere ayaa sheegay in aduunku maanta hiigsanyo horumar, isla markaana maamulada kale ee Soomaaladu ay hiigsanayaan horumar dal ayna wanaagsan tahay in maanta dhanka horumarka lagu tartamo oo la isaga daydo- […]

Continue reading …

Cismaan dheere oo lasheegay in uu ugu cad cadyahay Musharaxiinta Maamulka Ximan iyo Xeeb oo Doorashadii Madaxwaynaha dib loo dhigay illaa 13.06.2013

Comments Off on Cismaan dheere oo lasheegay in uu ugu cad cadyahay Musharaxiinta Maamulka Ximan iyo Xeeb oo Doorashadii Madaxwaynaha dib loo dhigay illaa 13.06.2013

Waxaa baryahanba socday tartanka Madaxwaynimadda maamulka Ximan iyo Xeeb oo la rajaynayay in uu qaabsoomo maanta oo Isniin ah, hase yeeshee ay guddigga Dorooshooyinka Maamulku ay arimo Farsamo awgood dib ugu dhigeen maalinimadda Khamiista ee 13.06.2013. Musharax Cismaan Maxamed Cali ( cismaandheere) oo kamid ahaa ragii wax ka aas aasay Maamulka Ximan iyo Xeeb isla […]

Continue reading …

Dad baddan un baa heestaan markay Taleefishanada ka daawadeen is leh Saciido Cabdi Muuse waa Fanaanad hadda un isaga soo boodday Fannaan nimada, laakiin maanta waxaan idiin haynaa Warbixin ku saabsan Kooxdii Heegan ee ay SaCiido ka mid ahayd,iyo waliba Riwaayaddii abad ugu caan sanayd Riwaayadaha Soomaalida ee Magaalo Joog Xumo ee ay Saciido Cabdi […]

Continue reading …

Waxaan maanta Akhristow idiin soo gudbinaynaa Buug laga qoray Abtirsiinyaha Beesha Digil iyo Mirifle oo aakhirka galaysa. Mirifle, Maxamed Reewing (Raxweyn), Sifir, Kalmuge, Talmadar, Sheekh Max’ed Digil, Daysan,Cumar, Ciise, Axmed, Fiqi Yoonis, Fiqi Yusuf, Fiqi Muxamed, Fiqi Cumar, F.Yacquub, F.Yaxye, F.Ciis Hadaba abtiriskan ayaa ah mid nabiyadii aykabuuxaan . Halkaan ka eeg warbixinta oo dhamastiran. […]

Continue reading …

Waxaa maanta la shaaciyey Liiskii magacyada Xildhibaanada cusub ee Puntland, kuwaasoo tiradooda dhan tahay 66 Xubnood oo kasoo jeeda dhamaan 7 gobolka ay ka kooban tahay Puntland. Xildhibanadan ayaa ah kuwa dooranaya 8 Jan,2009 Madaxweynaha iyo ku-xigeenkiisa, waxeyna kulankkoda ugu horeeya yeelan doonaan 1 Jan,2008 kaas oo uu shir gudoomin doono ninka ugu da’da weyn. […]

Continue reading …

MUSHARAXA MADAXWEYNAHA MAAMUL GOBOLLEEDKA XIMAN IYO XEEB.

Comments Off on MUSHARAXA MADAXWEYNAHA MAAMUL GOBOLLEEDKA XIMAN IYO XEEB.

Ujeedo: Baaq ku wajahan bulshada Ximan iyo Xeeb: Sida aan dhamaanteen wada ogsoonahay bulshada Ximan iyo Xeeb ee ku dhaqan gobollada dhexe ee Soomaaliya waxay shantii sano ee ugu dambaysay ku caano-mashay nabadgalyo iyo horumar la taaban karo,taasna waxaa sabab u ahaa laba arimood oo kala ah: Maamul bulshadu isku raacsanayd oo jiray hawl muhiim […]

Continue reading …