Home » Search results for: “miisaaniyad”

Qiso Cajiiba: Miisaaniyadda Galmudug Oo U Dhiganta Mushaarka 125 Qof Maraykan Ah

Comments Off on Qiso Cajiiba: Miisaaniyadda Galmudug Oo U Dhiganta Mushaarka 125 Qof Maraykan Ah

Sida aan ku helnay warbixin uu diyaariyay Goobjoog-new miisaaniyadda Galmudug 2017 waxay ahayd 7.5 million$ Hadaba mushaarka shaqaalaha maraykanka celcelis ama 50% waxay sanadkii qaataan 60 kun$ halkaan ka eeg, dhanka kalena shaqaalaha guud ee maraykanka sanadkii 2017 waxay ahaayeen 125 million oo ruux, taasi oo ka dhigan 60 million oo shaqaale ah oo Maraykana […]

Continue reading …

Warbixin Miisaaniyadaha Maamulada Soomaaliya Ka Jira oo Dhan 2017, Somaliland 363 million$, DFS 270 million$, Puntland 92 million$, Jubbaland 19 million$, Galmudug 7.5 million$, Koonfurgalbeed 6 million$, Hirshabeele 0

Comments Off on Warbixin Miisaaniyadaha Maamulada Soomaaliya Ka Jira oo Dhan 2017, Somaliland 363 million$, DFS 270 million$, Puntland 92 million$, Jubbaland 19 million$, Galmudug 7.5 million$, Koonfurgalbeed 6 million$, Hirshabeele 0

Miisaaniyadda 2018 Ee Dowladda federaalka ah: Golaha shacabka ayaa meel-mariyay miisaaniyadda dowladda federaalka ah ee 2018-ka taas oo dhan $274,640,191 (labo boqol iyo toddobaadan iyo afar Milyan, lix boqol iyo afartan kun, boqol iyo sagaashan kow dollar). Wadarta miisaaniyadda ee loo qoondeeyay miisaaniyadda joogtada ah iyo tan rasumaalka wa sidan: (B) Kharash-ka joogtada ah: US$ […]

Continue reading …

Warbixn Miisaaniyadda Puntoland 2018

Comments Off on Warbixn Miisaaniyadda Puntoland 2018

Shir aan caadi ahayn oo ay yeesheen Golaha xukuumadda Dawladda Puntland oo uu shir-guddoominayey madaxweynaha puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas waxaa lagu ansixiyay odoroska miisaaniyadda dawladda ee sanadda 2018ka. Ku talagalka odoroska miisaaniyadda 2018ka oo ay soo gudbisay wasaaradda Maaliyadda Puntland ayaa lagu sheegay  92 Milyan oo dollar, waxaana aad uga yartahay miisaaniyada sanadkan 2017ka […]

Continue reading …

Warbixin Miisaaniyadda Somaliland 2017

Comments Off on Warbixin Miisaaniyadda Somaliland 2017

REPUBLIC OF   SOMALILAND                                                                    MINISTRY OF FINANCE                               […]

Continue reading …

Miisaaniyadda DFS Oo Gaaraysa 274 million$ Oo La Ansixiyay

Comments Off on Miisaaniyadda DFS Oo Gaaraysa 274 million$ Oo La Ansixiyay
Continue reading …

Guul: Wasaaradda Maaliyadda DFS Oo Shacabka kala Tashanaysa Miisaaniyadda Dalka Iyo Saxaafadda Oo Live looga Doodayo (Daawo)

Comments Off on Guul: Wasaaradda Maaliyadda DFS Oo Shacabka kala Tashanaysa Miisaaniyadda Dalka Iyo Saxaafadda Oo Live looga Doodayo (Daawo)

Inkastoo aad moodid in aynan cadayn shaqada wasaaradda maaliyadda miisaaniyadda ee DFS, iyo Miisaaniyadaha Maamul Gobaleedyada. DFS ma siyaasad dajiyaha maamul Gobaleedyadaa, miisaaniyadda DFS xagee loo jiheeyay ma muqdisho, mise dhammaan Soomaaliya maamul Gobaleedyadeeda, wali waxaad mooddaa in ay isaga qasantahay isla markaana aanba xitaa tixgallin la siin.   Laakiin waxaa guula in ay shacabkii […]

Continue reading …

Daawo Baarlamaanka Puntland Oo La Horkeenay Xisaab Xirka Miisaaniyadda 2016

Comments Off on Daawo Baarlamaanka Puntland Oo La Horkeenay Xisaab Xirka Miisaaniyadda 2016

Ku simaha Wasiirka Maaliyadda Puntland Cabdilaahi Shiikh Axmed ayaa maanta golaha Barlamanka u gudbiyey xisaab xirka miisaaniyadii 2015 iyo 2016 waxaana xisaab xirkan lagu xusay is dhin ku yimid odoroskii la filayey ee hore ay u ansixiyeen Barlamanku. ku tala-galkii maliyedeed ee dakhligu wuxu ahaa janayo December 2016 $ 70,118,316.00,iyadoo dakhliga soo xaraadoy uu noqday […]

Continue reading …

Wasaaradda maaliyadda DFS ayaa soo bandhigtay miisaanadda 2017, hase yeeshee miisaaniyaddaas ayaa ka kooban mid kasoo xaroota gudaha sida Dekadda Muqdisho iyo Ayraboorka Muqdisho, iyo miisaaniyad ku wajahan odorash mashaariic ay caalamku Soomaaliya ugu deeqaan balse badidooda ka socda maamul Gobaleedyada. Hadaba dfs ayaa soo bandhigtay miisaaniyaddii uu bangiga aduunku ugu talagalay shaqaalaha maamul Gobaleedyada […]

Continue reading …

Trump Oo Miisaaniyadda Ciidamada 54 billion$ ku Kordhiyay (Fallanqayn)

Comments Off on Trump Oo Miisaaniyadda Ciidamada 54 billion$ ku Kordhiyay (Fallanqayn)

Inkastoo ay dad badan horey u sheegeen in lagu jirro xiligii calaamadaha saacadda qiyaamaha ayaa hadana waxaa ay dad badan wal-wal badan ka muujinayaan lacagta faraha badan ee uu Trump halmar ku kordhiyay miisaaniyadda ciidamada maraykanka ee gaaraysa 54 billion$, taasi oo waxyar un kayar miisaaniyadda Ruushka ee 66-da billion ah. Dalka Ruushka waa quwadda […]

Continue reading …

Trump Oo Miisaaniyadda Militariga Kordhiyay 10% Oo Gaarsiiyay 600 billion$ Iyo Sacuudiga Miisaniyad Military Sanadkii 87 billion$ (Daawo)

Comments Off on Trump Oo Miisaaniyadda Militariga Kordhiyay 10% Oo Gaarsiiyay 600 billion$ Iyo Sacuudiga Miisaniyad Military Sanadkii 87 billion$ (Daawo)

Trumpa ayaa miisaaiyadii dawladda maraykanka isku badalay oo miisaaniyaddii lacagaha lagu caawiyo dalalka soo koraya meesha ka saaray, lacagtaasna u wareejiyay dhanka militariga oo kordhiyay boqolkiiba toban. Laakiin warbixinta hoose ayaa ifinaysa sacuudigu yahay wadanka sadexaad ee dunida ugu miisaaniyad ciidan badan. Sacuudiga ayaan samaysan wax huba halka dalka ruushka oo hubka ugu baddan dunida […]

Continue reading …
Page 1 of 10123Next ›Last »