Home » Search results for: “somoil”

Shabaab, Amisom, DFS, Damjadiid, Un —- Malaha Waa Isku Mid Reer Puntland oo kala garan la Amisom, ALshabaab, DFS, Nisa, Un, Damjadiid , Somaoil qolooyinkaan dhamaantood xiriir hoose oo wada shaqayneed baa ka dhexeeya, hadana waxay weerar kuwada yihiin Puntland oo abaaro baab’iyeen

Continue reading …

Nin xog ogaala ayaa P/O Soo gaarsiiyay in colaadda Gaalkacyo ay qayb ka yihiin Shirkadaha Maafiyadaa ee Batroolka isla markaana ay go’aan sadeen in ay galiyaan dagaal faraha looga gubto Soomaalida Gobalada dhexe, Soomaalida degta inta u dhaxaysa Hiiraan iyo Burtinle. Shirkadahaan ayaa raba in ay dhaccaan Batroolka iyo macdanta Soomaaliya waxayna isticmaalaal Shakhsiyaad Soomaaliya […]

Continue reading …
Continue reading …

Waraysi arrimaha Somoil iyo Khiyaanooyin badan banaanka lowgu soo saaray (Ceebta dhacday Daawo)

Comments Off on Waraysi arrimaha Somoil iyo Khiyaanooyin badan banaanka lowgu soo saaray (Ceebta dhacday Daawo)
Continue reading …

Shirkadda Somoil and Gas oo shirkii London ee maanta ka sheegtay in baaritaankii ay sameeyeen ay Soomaaliya noqonayso Quwad Shidaal oo aduunka kusoo biidhay

Comments Off on Shirkadda Somoil and Gas oo shirkii London ee maanta ka sheegtay in baaritaankii ay sameeyeen ay Soomaaliya noqonayso Quwad Shidaal oo aduunka kusoo biidhay

Shirkii Caalamiga ahaa ee maanta london lagu qabtay ee ay Shirkadaha aduunka ugu waawayn kasoo qayb galeen ee ay Soo Qabanqaabisay Shirkadda Soomaaliya Batroolka ka baadha ee Somalia Oil & Gas, ayaa waxaa ay shirkaddu kusoo bandhigtay baaritaano ay badwaynta India kasameeyeen oo ay ku sheegeen in ay Soomaaliya noqondoonta haddii alle idmo Quwad Shidaal […]

Continue reading …

Dagaalkii Qatar Iyo Imaaraadka Soomaaliya Ku Dhex Maray Iyo Soomaalida Oo Aan La Socon (Qoraal Xasaasiya Xalna ku Dahaaranyahay)

Comments Off on Dagaalkii Qatar Iyo Imaaraadka Soomaaliya Ku Dhex Maray Iyo Soomaalida Oo Aan La Socon (Qoraal Xasaasiya Xalna ku Dahaaranyahay)

Waxaa iska caddaa dagaal u dhexeeya Qatar iyo Imaaraadka oo garab ka helaya Saudi Arabia in uu ka socday Soomaaliya. -Xiligii xukuumaddii Xasan Sh, imaaraadku waxay wateen Dhawr siyaasi . Waxay kaloo Imaaraadku maalgashadeen Dawlad Gobaleedyada, waxaana imaaraadka intaas u dheer in ganacsiga Soomaaliya uu aad ugu xiranyahay Imaaraadka. -Qatar ayaa ciyaartay turub oo awoodda […]

Continue reading …

Cadayn Sida Ay U Qorsheeyeen Shirkadaha Maafiyadaa In Ay Batroolka Soomaaliya U Dhacaan gaar ahaan Kan Puntland, oo Shacabka masaakiintaa ay helayaan 0%, Tuugada-dilaaliint-siyaasiyiinta-Soomaalida 10%, Dalal Badan 20% Shirkadaha Maafiyada 70%

Comments Off on Cadayn Sida Ay U Qorsheeyeen Shirkadaha Maafiyadaa In Ay Batroolka Soomaaliya U Dhacaan gaar ahaan Kan Puntland, oo Shacabka masaakiintaa ay helayaan 0%, Tuugada-dilaaliint-siyaasiyiinta-Soomaalida 10%, Dalal Badan 20% Shirkadaha Maafiyada 70%

Hadaad si fiican caalamka ugu fiirsato waxaa laga qadiyaa in ay wax share ah ay ka hellaan macdanta dalkooda ku kaydsan iyadoo shirkadahaan maafiyadaa ay marka hore ka shaqeeyaan in ay dalka siyaasadiisa la wareegaan oo siyaasiin dalkaas u dhashay keensadaan, isla markaasna abuuraan jawi colaadeed oo gaar ahaan dadka dalka degan lakala qaybinayo. Waxaadna […]

Continue reading …

By By Somaliya, Raysalwasaaraha Cusub Hassan Khayre Ninkii Shirkaddii Maafiyada Africa U Qaabilsanaa ee Untu Ku Sheegtay In Uu Alshabaab Maalgaliyo

Comments Off on By By Somaliya, Raysalwasaaraha Cusub Hassan Khayre Ninkii Shirkaddii Maafiyada Africa U Qaabilsanaa ee Untu Ku Sheegtay In Uu Alshabaab Maalgaliyo

Soomaaliya in bari hore la qabsaday oo laga shaqaystay waan ogayn laakiin qolada qabsatay wax walba waxaa nooga daran sida ay nawgu been guuraaan, waxaana naloo qaatay in ay dalkana qabsadaan jaahwareerinta iyo shaararka faraha badan naga daayaan. Ninka uu farmaajo Raysalwasaaraha ka dhigay waa ninkii dambiilaha ahaa ee un monitoring ay ku eedeeyeen in […]

Continue reading …

Dalka Jabuuti ayaa 7 dal oo dalalka ugu qanisan caalamka ka kireeyay saldhigyo military. Sida ku qoran warbixi ay bbc diyaarisay, Jabuuti sanadkii maraykanka waxay ka qaadaa 63 million$/sanadkiiba oo kiro ah, iyo 70 million$ oo caawimaad ah, waxaana uu Maraykanku ciidankiisa jabuuti ku kharash gareeyaa sanadkii 1400 million$. China ayaa iyana looga kireeyay saldhigga […]

Continue reading …

Hadaad eegtid dhulka Gobalka Mudug iyo baaxadda uu ku fadhiyo waa arrin aan marna caqliga saliimkaa ogalaysiinayn in hal kiilomitir dagaalka intaa baaxaddiisu le’egtahay uu sabab u noqdo iyadoo dhulka Gobalka Mudug uu aad u baaxad waynyahay, daawo maapka hoose markaas ayaa sharixi doonnaa meelaha uu dagaalkaan lugta la gali doono. Hadaba waxaad mooddaa dagaaladaan […]

Continue reading …
Page 1 of 212