Home » Search results for: “talo farmaajo”

Gabay Digniin iyo Talo Farmaajo: Abwaan Nageeye :Dawladnimadu Dhaxal Ma aha Iyo Damaca Beelaha (Daawo)

Comments Off on Gabay Digniin iyo Talo Farmaajo: Abwaan Nageeye :Dawladnimadu Dhaxal Ma aha Iyo Damaca Beelaha (Daawo)
Continue reading …

-Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya Waxaan ku wargallinaynaa 08-02-2017 taariikhda baal dahaba gashay baa Farmaajo loo dhiibbay, ogow doorashaadii Farmaajo Soomaaliya meel aan laga soo dhawaynin in aynan jirrin, Hargaysa, Boosaaso,Jigjiga, Gaarisa, Muqdisho, Cadaado, Dibadaha meel ay Soomaali joogtaba. -Ma ahayn jacayl gaara oo Farmaajo loo qabo, ee himilada shacabka Soomaaliyeed in uu fulliyo bay […]

Continue reading …

Akhri Qaybo Kamid ah Talooyinkii Durba Farmaajo loosoo jeediyay Intii Aan Raysalwasaaraha La Magacaabin ee Aan PO Ku Daabacnay (Fallanqayn muhim ah)

Comments Off on Akhri Qaybo Kamid ah Talooyinkii Durba Farmaajo loosoo jeediyay Intii Aan Raysalwasaaraha La Magacaabin ee Aan PO Ku Daabacnay (Fallanqayn muhim ah)

Talo: Fadlan Madaxwayne Farmaajo Xulashada Raysalwasaaraha U Magacow Guddi Xul Ah Oo Aad Gudoomiye uga dhigto Prof Cabdi Ismaaciil Samatar Soomaalidu waxay ku maahmaahdaa nin wax ku siiya waad heshaa laakiin nin talo ku siiya ma heshid, waayo inta badan soomaalidu talooyinka saxdaa way kaa xasdayaan laakiin qofka wax kula doonaya wuxuu ku siiyaa talada […]

Continue reading …

Waxaan talo koobban usoo jeedinayaa Madaxwayne Farmaajo si aan u wada guulaysanno oo faraxaddii aan wada faraxnay aynan nooga khasaarrin. Fadlan Madaxwayne Farmaajo u saar Guddi, xulashada Raysalwasaaraha oo Soomaalida tus in aad taladii xulashada Raysalwasaaraha ka qaybgallisay, si markaas haddii xulashadii lagu khasaaro ay markaas eedeedana Soomaali oo dhan wax uga yeelato. Gudigaas waliba […]

Continue reading …

Prof Cabdi Ismaaciil Samatar oo aan marwalba ku daabici jirnay Puntlandobserver oo aan oran jirnay nin ka daacadsan Soomaali majiro halkaan ka eeg qoraaladaas Ayaa maanta runta ka sheegay dhibka ka jira Soomaaliya. Prof Cabdi Ismaaciil ayaa sheegay qolada leh Jawaari baan badelaynaa ma soomaali bay u danaynayaan mise waxay rabaan in ay ku madashaan […]

Continue reading …

Khilaafka Khaliijka: Yaa Qaldan Ma DFS?, Mise Maamul Gobaleedyada (Fallanqayn Kooban iyo Talo)

Comments Off on Khilaafka Khaliijka: Yaa Qaldan Ma DFS?, Mise Maamul Gobaleedyada (Fallanqayn Kooban iyo Talo)

Khilaafka Qatar iyo xulufada Sacuudiga markii uu dhacay, DFS waxaa ay Sacuudiga iyo imaaraadku u ballanqaadeen lacag ballaayiina, balse waxaa lagu xiray in ay DFS xiriirka u jarto dalka qatar. DFS iyo Shacabka Soomaaliyeed badankiisuba waxay qaateen in aan loo kala hiillin dalal walaalo ah oo khilaaf dhex maray ee taa badelkeeda hala dhex dhexaadiyo. […]

Continue reading …

Talo Soo Jeedin Muhiimadda DFS In Ay Dhexdhexaad Ka Noqota Khilaafka Xulafada Sacuudiga VS Qatar

Comments Off on Talo Soo Jeedin Muhiimadda DFS In Ay Dhexdhexaad Ka Noqota Khilaafka Xulafada Sacuudiga VS Qatar

Inkastoo caalamka oo dhan la isku raacay in dalka qatar uu argagixisada maalgaliyo. Haddiise tilaabo laga qaadayo dalalka argagixisada maalgaliya waxay ahayd in dhamaantood tilaabo sharciya sidii looga qaadi lahaa aduunku ka shirro oo war caalamiya oo la isla ogyahay laga soo saaro oo sharciyo caalamiya loo samaysto. Ama waxay ahayd in ay dalalka carabta […]

Continue reading …

Prof Cabdi Ismaaciil Oo Talooyin Culus Kasoo Jeediyay Sidii Dawladda Horey Lowgu Dhaqaajinlahaa (Dhegeyso)

Comments Off on Prof Cabdi Ismaaciil Oo Talooyin Culus Kasoo Jeediyay Sidii Dawladda Horey Lowgu Dhaqaajinlahaa (Dhegeyso)

Prof Cabdi Ismaaciil Samatar ayaa Voa uga warbixiyay gudigii anshaxa ee uu Gudoomiyaha u ahaa xiligii ay doorashadu socotay 1) Prof Cabdi ayaa soo jeediyay in loo baahanyahay illaa 30 million oo ay Soomaali iska uruuriyaan si ciidan qaran loo dhiso. 2) In qurbajoogtu ay nooc walba leeyihiin qaar daacada oo qadiyad iyo adaab leh, […]

Continue reading …

Hambalyo, Bogaadin, Talooyin, iyo Dardaaran Ku Wajahan Madaxweynaha iyo Xildhibaanada JFS Ugu horayn waxaan hambalyo u dirayaa mudane Maxamad Cabdulaahi Farmaajo oo ku guulaystay tartankii kursiga Madaxweynenimada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya (JFS). Ilaahay waxaan kaaga baryaynaa inaad adiga iyo dawladda ad soo dhisidoonto ad si daacad iyo hagar la’aan ah uugu adeegtaan Ummadda Soomaliyeed. Aamiin. Sido […]

Continue reading …

Illaahay-Mahaddi-Soomaalidii oo Maanta Maxkamad Iyo Sharci Ku Kala Baxaysa Oo Aan Cidna Dhagaysanayan Raysalwasaare Iyo Madaxwayne Iyo Wasiir (Maxkamdda Gobalka Banaadir Oo Fasaxday Cabdiraxmaan Cabdishakuur Fallanqayn Kooban)

Comments Off on Illaahay-Mahaddi-Soomaalidii oo Maanta Maxkamad Iyo Sharci Ku Kala Baxaysa Oo Aan Cidna Dhagaysanayan Raysalwasaare Iyo Madaxwayne Iyo Wasiir (Maxkamdda Gobalka Banaadir Oo Fasaxday Cabdiraxmaan Cabdishakuur Fallanqayn Kooban)

Puntlandobserver ayaan ku daabacnay talo soo jeedin 19/12 xilli ay jirtay  caqabad wixii laga yeelilahaa  arrinka cabdiraxmaan Cabdishakuur oo 6 qof oo gurigiisa ku sugnaa ay ciidanka nisa laayeen. Tala-soo jeedinta ayaa ku saabsanaynd in arrinka Maxkamadd qura lagu xaliyo oo laga daayo xeer jajab, qabiil, iyo wax noocaasa Halkaan ka eeg tala soo jeedintaas […]

Continue reading …
Page 1 of 212