Home » Search results for: “xaaraan cune”

Abwaanka Soomaalinimada Iyo Daacadnimadu Ku Wayntahay Abwaan Sugaal Cabdi iyo Gabaygii Waano ee Uu Ku Waaniyay Xildhibaan Xaaraan Cune

Comments Off on Abwaanka Soomaalinimada Iyo Daacadnimadu Ku Wayntahay Abwaan Sugaal Cabdi iyo Gabaygii Waano ee Uu Ku Waaniyay Xildhibaan Xaaraan Cune

Halkaan ka eeg gabayadii aan horay uga daabacnay abwaan Sugaal

Continue reading …

Lacagtii Aan Xildhibaan Xaaraan Cune Ku Noqonlahaa Adaan kuu Dhiibay ee Iisoo Celi (Daawo ceebta)

Comments Off on Lacagtii Aan Xildhibaan Xaaraan Cune Ku Noqonlahaa Adaan kuu Dhiibay ee Iisoo Celi (Daawo ceebta)
Continue reading …

Soomaaliya Meelkastaa Laga Burburiyay Dadqalata kaliya Ma Ahan Iyo Xildhibaan Xaaraan Cune ee Waxaa Soo Batay Kuwa Wiilasha Yar yar Fara Xumeeya (Daawo Video Shiikhaan)

Comments Off on Soomaaliya Meelkastaa Laga Burburiyay Dadqalata kaliya Ma Ahan Iyo Xildhibaan Xaaraan Cune ee Waxaa Soo Batay Kuwa Wiilasha Yar yar Fara Xumeeya (Daawo Video Shiikhaan)

Soomaaliya awal waxay ahaan jirtay dalka kaliya ee aan marna laga shakin jirin in wiilyar oo Soomaaliya la fara xumeeyo, ma aynan ahaan jirrin marna wax macquula in uu magaalada ku noolaado oo habeen nabad ku lado axmaq ku dhiiraday in uu fara xumeeyo ilmayar. Awal waxaan khadyaan ka taagnayn kooxahan musuqmaasuqa ee siyaasiyiinta oo […]

Continue reading …

Ducaysane Golaha Wakiilada Puntland Yaan Salaanta Laga Qaadin, Waa Xaaraan Cunayaal (Daawo)

Comments Off on Ducaysane Golaha Wakiilada Puntland Yaan Salaanta Laga Qaadin, Waa Xaaraan Cunayaal (Daawo)

Akhri Qayb kamida qoraallo aan horay uga qornay dhibaatada ay leedahay haddii xildhibaanka la iibsado ama uu xildhibaanku laaluush ku shaqeeyo Agaasimihii hore ee Burcad-badeedda Puntland ducaysane ayaa aad u dhalliilay Golaha wakiilada puntland oo sheegay in ay dhuuntooda oo qura u shaqeeyaan sidaas la ajligeed waa in aan xitaa lala hadal oo lasalaamin meeshii […]

Continue reading …

Maqaalkan hoose kilig garee waa muhim —-> Xildhibaanka ay kaga baxdo 100$ kun in uu Xildhibaan Noqdo, Wuxuu ku Mashquulayaa Sidii uu lacagtii Ka Baxday U cadaysan lahaaa(Maqaal Cadaynaya in haddii aan la iska qaban aynan Soomaaliya Rajo la ahayn) Soomaalida waxaa illaahay ugu gargaari jiray waxay iska illaalin jireen waxwalba oo xaaraan oo dhan […]

Continue reading …

Dagaalkii Khaliijka Oo Cadaado Ka Billowday, Xaaf Oo Shandad Lacaga La Yimid Iyo Xamar oo Hal million$ Laga Soo Diray Si Xaaf Xukunka Looga Tuuro

Comments Off on Dagaalkii Khaliijka Oo Cadaado Ka Billowday, Xaaf Oo Shandad Lacaga La Yimid Iyo Xamar oo Hal million$ Laga Soo Diray Si Xaaf Xukunka Looga Tuuro

Wararka naga soo gaaraya magaalada cadaado oo ah caasimadda kumeelgaarkaa ee Galmudug ayaa waxaa kasocda hardan u dhexeeya khilaafkii khaliijka. Waxaa la sheegayaa in magaalada Muqdisho laga soo qaaday hal million$ oo la doonayo in loo qaybiyo xildhibaanada Galmudug si ay xukunka uga tuuraan Xaaf. Dhanka kalena Madaxwayne Xaaf ayaa Dubai horay uga soo qaatay […]

Continue reading …

Waa warar naxdin badan oo baraha Facebuugga lasoo dhigayo, laakiin aynan warbaahinta p/O wali hellin cadaymo iyo xaqiiqo balse ku daba jira wararkaas xaqiiqdooda, hadana si hordhaca idiinla qaybsanaya wararka facebuugga la isla dhex marayo. Haddiise uu arrinkaan naxdinta leh iyo kuwa kalena ay soomaali maanta meel walba ku haystaan yaa sababteeda leh, sow maha […]

Continue reading …

Meesha Kaliya ee ii Muuqata ee Soomaali laga badbaadin karro waa iyadoo ay Soomaali meel ay jooggaanba ku dadaalaan sidii ay uga hor tagi lahaayeen in xildhiaanka hanaan musuqmaasuqa lagu soo xullo. Haddii ay marba ku guulaystaan kooxaha dhagar qabayaasha ee ku dadaalaya hadda sidii ay u musuqmaasuqi lahaayeen hanaanka xildhibaanada DFS lagu soo xullayo, […]

Continue reading …

Soo duceeya in illaahay meelwalba ku dumiyo xildhibaankii musuqmaasuqa masuuliyadda iyo masiirka umadda masaakiintaa ee badaha ku le’anaysa laaluush iyo bayacmushtar ka sameeya umad dhan masiirkood, illaahay meel walba kugu dumi. Illaahow hoolasha ay ku shiraan ku dumi kuwa Soomaalida badaha ku le’anaya masiirkooda laaluushaya oo lacagaha kala siisanaya Aamiin, Aamiin Akhri maqaalka xildhibaan xaaraan […]

Continue reading …

Xigmad

Comments Off on Xigmad

Xigmad   1.          Naf iyo jaarkaaga xurmee! 2.          Ehel iyo sokeeyaba xaqdhawr! 3.          Xaas iyo ubadba xannaanee! 4.          Dal iyo dadkaaga xafid! 5.          Xigso diinta Furqaan! 6.          Xaaraanta ka fogow! 7.          Xalaal-cune noqo! 8.          Xishoodka ku dadaal! 9.          Naftaada xakamee! 10.      Xan iyo ceeb ka dheerow! 11.      Xaq iyo caddaalad u hiili!   Summadlaawe

Continue reading …
Page 1 of 212