Home » Entries posted by admin (Page 2)
Entries posted by admin

Putin Oo Buundo 19 km ah Ka Dhisay badda dusheeda Jaziiradda Crimea (Daawo)

Comments Off on Putin Oo Buundo 19 km ah Ka Dhisay badda dusheeda Jaziiradda Crimea (Daawo)

Jaziiradda Crimea oo horay uga tirsanayd Ukrain balse 2016 uu Xoog kula Wareegay Ruushka oo ku doodaya in dadka ku nool Cremia ay Ruush yihiin asal ahaan, ayaa wali waxaa ka taagan muran. Hase yeeshee Putin ayaa badda dushrrda ka dhisay Buundo iyo wado tareen oo Russia iyo Cremia isku xira Dherarka buundadu waa 19 […]

Continue reading …

Sh Abuukar Xasan Macalin Oo Soo Kooban Faa-iidooyinka Iyo Fursadaha Ramadaanka UU Illaahay Siiyay Ruuxuu Ka Faa-iidaysanaya

Comments Off on Sh Abuukar Xasan Macalin Oo Soo Kooban Faa-iidooyinka Iyo Fursadaha Ramadaanka UU Illaahay Siiyay Ruuxuu Ka Faa-iidaysanaya
Continue reading …

Fadliga Soonka Sh Mustafe

Comments Off on Fadliga Soonka Sh Mustafe
Continue reading …

Garaad Cabdullaahi Cali Ciid ayaa sheegay in uunan jirrin dhul Ingiriis Beesha Isaaq siiyay, ee ay Soomaalidu beelo beelo u kala degan yihiin. Garaad Ciid ayaa ku eedeeyay dagaalka Muuse Biixi. Hoos ka dhegeyso.

Continue reading …

BBC Oo Warbixin Ka Diyaarisay Duufaan Laga Baqayo In Ay Soomaaliya Ku Dhufato

Comments Off on BBC Oo Warbixin Ka Diyaarisay Duufaan Laga Baqayo In Ay Soomaaliya Ku Dhufato

Warbixinta laanta afka soomaaliga ee bbc halkaan ka eeg

Continue reading …

Khudbadaha Muuse Biixi Iyo Cabdiwali Gaas

Comments Off on Khudbadaha Muuse Biixi Iyo Cabdiwali Gaas

dunida horumartay, waxaa ka jira waax dhan oo qaabilsan diyaarinta iyo tifitiridda khudbadaha Madaxwaynaha. Madaxwayne marka uu hadlayo wuxuu ku hadlayaa afka dhammaan inta uu madaxda u yahay, waxaana loo xulaa dad khuburo ah oo tifatir ku sameeya khudbadihiisa. -Hadda hadaan soomaali nahay, gaar ahaan jiilka ka wayn 55 sano, waxaa wanaagsan in ay ka […]

Continue reading …

Waxaan marar aad u farabadan ku daabacnay P/O nimcooyinka faraha badan ee Illaahay Soomaali sida goonidaa u siiyay, balse halkii la rabay in ay Soomaali ku shukriyaan ayay waxay sameeyeen dulmi iyo kibir. Eeg nimcooyinka illaahay Soomaali ku manaystay. 1) Illaahay wuxuu siiyay Soomaali, diinta islaamka, oo hadda markii diimaha aduunka ka jira oo dhan […]

Continue reading …

Sh Mustafe: CIBAADOOYINKA FADLIGA BADAN ee Soonka

Comments Off on Sh Mustafe: CIBAADOOYINKA FADLIGA BADAN ee Soonka
Continue reading …

Warbixin Shirkii Dastuurka Somalia Iyo Raysalwasaare Khayre Oo ka hadlay Muhiimadda Awoodaha Oo Dastuurka Lagu kala Qeexo

Comments Off on Warbixin Shirkii Dastuurka Somalia Iyo Raysalwasaare Khayre Oo ka hadlay Muhiimadda Awoodaha Oo Dastuurka Lagu kala Qeexo
Continue reading …

Warbixin Kooban Safarkii Madaxwayne Farmaajo uu Ku Tagey Qadar

Comments Off on Warbixin Kooban Safarkii Madaxwayne Farmaajo uu Ku Tagey Qadar
Continue reading …