Home » Archives by category » Aqoon-kororsi (Page 18)

Murtida Maanta [Thought of The Day]

Comments Off on Murtida Maanta [Thought of The Day]

Murtida Maanta [Thought of The Day] Farshaxanka noolaashuhu wuxuu inta badan shabbahaa legdinta halkuu raqaska ka shabbihi lahaa. MARCUS AURELIUS ANTONINUS The art of living is more like wrestling than dancing.   Tifaftiraha puntlandobserver@gmail.com 16.10.2017

Continue reading …

Habowyow, Yaa/Maxaa ku haga? [Qormada 7aad]

Comments Off on Habowyow, Yaa/Maxaa ku haga? [Qormada 7aad]

Dr Cumar Cabdi Barre   Habowyow, Yaa/Maxaa ku haga? [Qormada 7aad] Qormadii 6aad, guud ahaan, waxaan uga hadlay, sidee loo heli karaa dowlad ay hoggaamiyaan dad leh karti adeeg qaran daacadna ah? Qoraalkaa waxaan kaloo kaga faallooday, muxuu u baahanyahay, qofka raba in uu noqdo adeege qaran, sida idmasho kalsooni dadweyne, fagaare ku tartan, garsoor […]

Continue reading …

Murtida Maanta [Thought of the Day] Ma sameeyn kartid waxyaabo waaweyn haddii ay waxyaabo yaryari ka jeedinayaan. Magaclaawe You cannot do big things if you are distracted by small things. Unknown   Tifaftiraha puntlandobserver@gmail.com 13.10.2017

Continue reading …

Mushaarka ugu Yar ee Shaqaalaha Adduunka oo la Kordhiyey

Comments Off on Mushaarka ugu Yar ee Shaqaalaha Adduunka oo la Kordhiyey

Yaasiin Cabdullaahi Faash Mushaarka ugu Yar ee Shaqaalaha Adduunka oo la Kordhiyey Waxaa kor loo qaaday mushaarrada shaqaalaha hoose ee xoogsatada dunida. Taasi waxay caddeeyn u tahay in siyaasaddii ay dhaqaalihii ka guuleeysatay. Suuq-geeynta siyaasadda iyo suuq-geeynta ganacsiga mararka qaarkood waxay ku kala duwanyihiin ma jirto. Badeecado ay fududdahay garashadooda iyo isticmaaliddooda waxay dhaantaa kuwa […]

Continue reading …

Murtida Maanta [Thought of the Day]

Comments Off on Murtida Maanta [Thought of the Day]

Murtida Maanta [Thought of the Day] You can’t get blood out of a stone. Odhaah Ingiriisi ah Dhagax taabasho iyo tuujin waa isugu mid. Odhaah Soomaali ah   Tifaftiraha puntlandobserver@gmail.com 12.10.2017

Continue reading …

Murtida Maanta [Thought of the Day] Haddaadan xuquuqdaada garannayn, ma jirto wax xuquuq ah oo aad leedahay. Summadlaawe If you don’t know your rights, you don’t have any rights. Anonymous   Tifaftiraha puntlandobserver@gmail.com 11.10.2017

Continue reading …

Murtida Maanta [Thought of the Day] Nacaybku nolosha ayuu curyaamiyaa; jacaylku wuu yasiraa. Nacaybku nolosha ayuu jahawareeriyaa; jacaylku wuu xalladeeyaa. Nacaybku nolosha ayuu gudcuriyaa; jacaylku wuu siraadiyaa. Martin Luther King Hatred paralyzes life; love releases it. Hatred confuses life; love harmonizes it. Hatred darkens life; love illuminates it.   Tifaftiraha puntlandobserver@gmail.com 10.10.2017

Continue reading …

Murtida Maanta [Thought of The Day]

Comments Off on Murtida Maanta [Thought of The Day]

Murtida Maanta [Thought of The Day] Doqonka ha la guryamin. George Herbert If a donkey bray at you, don’t bray at him.   Tifaftiraha puntlandobserver@gmail.com 09.10.2017

Continue reading …

Murtida Maanta [Thought of the Day]

Comments Off on Murtida Maanta [Thought of the Day]

Murtida Maanta [Thought of the Day] Aargoosiga ugu wacan waa iyadoo aan isagoo kale la noqonnin, kaasoo ah midka dhaawaca geeystey. Marcus Aurelius The best revenge is to be unlike him who performed the injury.   Tifaftiraha puntlandobserver@gmail.com 08.10.2017

Continue reading …

Murtida Maanta [Thought of The Day]

Comments Off on Murtida Maanta [Thought of The Day]

Murtida Maanta [Thought of The Day] Kolkuu tiigarku wax dilo, dawacada ayaa ka macaashta. Maahmaah Afqaani When the tiger kills, the jackal profits. Afgan Proverb   Tifaftiraha puntlandobserver@gmail.com 07.10.2017

Continue reading …