Home » Archives by category » Aqoon-kororsi (Page 19)

Ka Qaxiddaydii Xamar   “Hal la qalay raqdeedaa Lagu soo qamaamoo Qalalaasihii baa Ninba qurub haleeloo… Qosol wuxu ka joogaa Qubanahaa dambeeyee Wali qaba hamuuntee Buuraha qotada dheer Ka arkaaya qiiqee Qarka soo jafaayee…” Maxamed Ibraahin Warsame “Hadraawi” (1973)   Hordhac Jannaayo 26, 1991, waxaa soo gabageboobay xukunkii qallafsanaa iyo qabyaaladdii militeriyeysneyd ee Sarreeye Gaas […]

Continue reading …

Murtida Maanta [Thought of the Day]

Comments Off on Murtida Maanta [Thought of the Day]

Murtida Maanta [Thought of the Day] Dharaar walba hadiyaddeeda gaarka ah bay haqabtirtaa. ama “Waa kuu beryaa Wacdarrihiisuu iska leeyahay Waddo weecsan ha moodin.” Marcus Aurelius Each day provides its own gifts.   Tifaftiraha puntlandobserver@gmail.com 06.10.2017

Continue reading …

Murtida Maanta [Thought of the Day] Qaanuunku waa wax caqliggal ah oo caaddifad ka xor ah. Aristotle [384 BC-322 BC] The law is reason free from passion.   Tifaftiraha puntlandobserver@gmail.com 05.10.2017 

Continue reading …

Murtida Maanta [Thought of the Day]

Comments Off on Murtida Maanta [Thought of the Day]

Murtida Maanta [Thought of the Day] Jiritaankaagu ma dhammeeystirna ilaa aad qof uun abaal tartid, kaasoo aadan waligaa marnaba ka dhawrin in uu kaa abaalmariyo. John Bunyan You have not lived until you have done something for someone who can never repay you.   Tifaftiraha puntlandobserver@gmail.com 04.10.2017

Continue reading …

Nabad Weeye Ujeeddadii QM Loo Unkay Nabad La’aani Waa Nolol La’aan [No Peace No Life]   Maqaalku wuxuu ku saabsanyahay taariikhda iyo qaab-dhismeedka ururka Qarammada Midoobey. Waxaa in muddo ah soo jirey dalabyo ah in ururkan dib-u-eegis lagu sameeyo, gaar ahaan hay’addiisa awoodda badan – Golaha Ammaanka. Hadda Madaxweynaha Maraykanka ayaa taageerey in isbeddel Qarammada […]

Continue reading …

Murtida Maanta [Thought of the Day] Halka kuddayasho lagu guulaysanayo, waxaa ka habboon in asalnimo lagu fashilmo. Herman Melville It is better to fail in originality than to succeed in imitation.   Tifaftiraha puntlandobserver@gmail.com 03.10.2017

Continue reading …

Warbaahinta Puntlandobserver ayaa isku howsha in Soomaalida lagu baraajiyo in ay iska daayaan dagaalka iyo fawdada oo nabadda iyo horumarka kawada shaqeeyaan oo waa markaas marka ay dunida kale Soomaali wax la qaybsan karaan. Halkaan ka eeg qaybo ka mida warbixinadii aan ka qornay dagaalada Gaalkacyo   Maanta ardada labada daan ee Gaalkacyo baa banaanbaxay […]

Continue reading …

Murtida Maanta [Thought of The Day] Habka koowaad ee waxgaradnimada hoggaamiye lagu qiimeeyo waa dhugmo-u-yeelashada dadka uu isku hareereeyey. Niccolo Machiavelli The first method for estimating the intelligence of a ruler is to look at the men he has around him.   Tifaftiraha puntlandobserver@gmail.com 02.10.2017

Continue reading …

Murtida Maanta [Thought of the Day]

Comments Off on Murtida Maanta [Thought of the Day]

Murtida Maanta [Thought of the Day] Farxad iyo ilmeeyn ayaa nolosha ka buuxa; adadayg iyo iimaan yeelo. Kareena Kapoor Khan Life is full of happiness and tears; be strong and have faith.   Tifaftiraha puntlandobserver@gmail.com 01.10.2017

Continue reading …

Murtida Maanta [Thought of the Day]

Comments Off on Murtida Maanta [Thought of the Day]

Murtida Maanta [Thought of the Day] Anuun baa noloshayda beddeli kara. Cid kaloo arrintaa ii qaban kartaa ma jirto. Carol Burnett Only I can change my life. No one can do it for me.   Tifaftiraha puntlandobserver@gmail.com 30.09.2017

Continue reading …