Home » Archives by category » Articles (Page 33)

Somalia Moving Forward: An Alternative Path for Vision 2016 By Kamaal Guutaale

Comments Off on Somalia Moving Forward: An Alternative Path for Vision 2016 By Kamaal Guutaale

Somalia Moving Forward: An Alternative Path for Vision 2016 By Kamal Gutale / Feb 19, 2015 Looking Back During Somalia’s transitional period, successive governments lacked the ability to propose a cohesive plan to advance the country’s political system and with it their own legitimacy. They have therefore invariably ended up in a hasty and chaotic […]

Continue reading …

Maqaalkan waxaan ku daabacnay Puntlandobserver 3 sano ka hor, u jeedadiisu ma ahayn in cid ama beel lagu waxyeeleeyo ee waa bayaanin xaqiiqda asalkaa ee aynan dad badan ogayn ama Toosh ku ifin shaqada asalkaa ee Horgale Cali Khaliif loo igmaday in uu Fusho HALKAAN KILIG GAREE SI AAD U ARAGTID MAQAALKA ASALKIISII IYO XILIGII […]

Continue reading …

Isbarbardhigga Shacabka Jarmalka, shacabka Griigga iyo Shacabka Soomaalida (maqaal kooban)

Comments Off on Isbarbardhigga Shacabka Jarmalka, shacabka Griigga iyo Shacabka Soomaalida (maqaal kooban)

Labada shacab ee Girrgga iyo Jarmalka ayaa waayadan danbe aad la isku barbardhigaa. Sidee bay u fakaraan shacabka Jarmalku. Shacabka Jarmalka ayaa u fakara qaab “Bulsheed” ama qofkastaa waxaa uu si iskiis ah isaga xilqaamaa in uu ka qaybqaato huromarka dalka. Qof kasta oo Jarmal ah isagaa ku faraxsan in uu dhiibbo canshuurta dalka, Qofkasta […]

Continue reading …

Xalka Soomaalidu wuxuu ku jiraa sharciga iyo dastuurka oo lagu dhaqmo (Maqaal kooban)

Comments Off on Xalka Soomaalidu wuxuu ku jiraa sharciga iyo dastuurka oo lagu dhaqmo (Maqaal kooban)

Inkastoo ay aad u fara badanyihiin arrimaha lagu gaarro nabad waarta, laakiin markaad aad ugu fiirsato mushkiladaha ugu waawayn ee Soomaalida haysta waa Soomaalida oo aan ku dhaqmin sharci iyo dastuur. Ama dalka waa in ay koox xoog ku haysataa oo xoog ku maamushaa, amarkana iyaga laga qaato. Ama waa in umaddu sharci iyo dastuur […]

Continue reading …

DHAMMAAN UMMADDA SOMAALIYEED-CIID MUBAARAK WALALAAYAAL

Comments Off on DHAMMAAN UMMADDA SOMAALIYEED-CIID MUBAARAK WALALAAYAAL

Ururka Dhaq-dhaqaaqa Somaaliyeed Nabadda, Midnimadda iyo Cadaaladda codka inta leh damiirka nool, qiiradda dhabta ah(Somaalinimadda) iyo dareenka wadaniyadeed ku hadleeyna waxaanu halkan uga soo gudbineeynaa Hambalyadda Ciidda Barakeeysan (Ciid El-Fidrigga) Guud ahaan Somaalidda meel Dunidda kaga sugan yihiin- Walaalayaal Ciid Mubaarak. Waxaanu Raxmaanka ka tuugeeynaa in uu Illaahay innaga dhigo kuwii laga Aqbalo Soonkii, Salaadii,Sakadii,Quraan […]

Continue reading …

kenya oo ku doodaysa waa in ay isku ekaadaan xariiqda Xuduudda aan Tanzinia iyo Somalia la wadaagno

Comments Off on kenya oo ku doodaysa waa in ay isku ekaadaan xariiqda Xuduudda aan Tanzinia iyo Somalia la wadaagno

Waxaan shaki ku jirin in ay Kenya ku khasaari doonta sheegashada dhul dhanka badda ee Soomaaliya. Sababtaas oo ah aduunkaan xuduudaha waxaa u sameeyay dalalka reer Galbeedka waxaana la dhisay ´hay-ado caalamiya oo illaasha xuduudihii lakala saxiixday. Haddii ay cidwalbaa say rabto yeelayso Soomaaliya ayaa kala soo noqonlahayd Kenya Deegaanada Soomaalidu degto ee Kenya. kenya […]

Continue reading …

Kenya wins seat in UN’s maritime body

Comments Off on Kenya wins seat in UN’s maritime body

Kenya wins seat in UN’s maritime body A worker at the Ngamia 1 oil rig in Turkana County. The election of a Kenyan, Simon Njuguna, to UN body that determines international maritime borders could buoy the country’s chances of mapping-out its maritime borders at a time there is renewed scramble for sea wealth off the […]

Continue reading …

Eng Rashiid Qaasim:Muranka Badda waxaa keenay nin Kenyaati ah (Simon Njuguna) Wuxuu hadda Un-ta uga mid yahay Guddiga go’aanka ka gaaridoona muranka (Sir culus Dhegeyso)

Comments Off on Eng Rashiid Qaasim:Muranka Badda waxaa keenay nin Kenyaati ah (Simon Njuguna) Wuxuu hadda Un-ta uga mid yahay Guddiga go’aanka ka gaaridoona muranka (Sir culus Dhegeyso)

Somali Chennel ayaa sanad kahor waraystay Eng Rashiid Qaasim oo PHD ka haysta Cilmiga Batroolka, Engineerka ayaa sanad ka hor aad u faahfaahiyay Muranka Badda iyo meesha uu ka yimid. Engineerka ayaa sheegay in aytahay wax lala yaabo in nin Keenyaati ah oo la yiraahdo Simon Njuguna oo aad ugu xeel dheer Cilmiga batroolka isla […]

Continue reading …

Shilin Somaliland oo hoos u dhacay, iyo warbixin kooban qaabka dawladuhu lacaga u daabacdaan

Comments Off on Shilin Somaliland oo hoos u dhacay, iyo warbixin kooban qaabka dawladuhu lacaga u daabacdaan

lacagta ayaa waagii hore waxaa lagu jaangoyn jiray Dahabka amaba si toos ah ayaa dahab wax lowgu kala iibsan jiray. Hadda lacagaha aduunka waxaa lagu jaangooyaa nin walba sida uu wax u soosaaro, marka haddii uu dalkaagu wax soo saar leeyahay marka lagaa iibsanayo wixii aad soo saartay ayaad waxaad ku khasbaysaa qolada waxaad soo […]

Continue reading …

Malagaaray xiligii siyaasadda Soomaaliya loga illaalinlahaa kooxaha Sacuudiga laga soo afuufo

Comments Off on Malagaaray xiligii siyaasadda Soomaaliya loga illaalinlahaa kooxaha Sacuudiga laga soo afuufo

Xiliga hadda lagu jirro waa xilli aad u adag, laakiin maanta dunida Muslimka khatarta ugu wayn waxaa ku haya kooxaha Wahaabiyiinta ee Sacuudiga laga soo maalgaliyo. Waxaan maanta arkayay dalka Tunisia oo Darbi ka dhisaya xuduudda u dhaxaysa Tunisiya iyo Libya, tani oo ku tusaysa sida ay Kooxaha Wahaabiyiintu ka dhigeen dalkii aduunka ugu qanisanaa […]

Continue reading …